HEADLINES:

Topnews:- Magacyada -Qabiilada iyo Shirkadaha Ganacsato Maalgelin siiya argagixisada Al-Shabaab oo Somali iyo Sudana?

2
Wednesday July 16, 2014 - 17:59:10 in Articles by Super Admin
  • Visits: 12225
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Topnews:- Magacyada -Qabiilada iyo Shirkadaha Ganacsato Maalgelin siiya argagixisada Al-Shabaab oo Somali iyo Sudana?

    Waagacusub.info - Dabagal lix bilood socday oo Warbaahinta Waagacusub sameeysay ayaa lagu ogaaday Ganacsato Somali iyo Sudan iskugu jira oo maalgelin siiya Argagixisada Somalia.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Photo:Geedi Boss Company
Waagacusub.info - Dabagal lix bilood socday oo Warbaahinta Waagacusub sameeysay ayaa lagu ogaaday Ganacsato Somali iyo Sudan iskugu jira oo maalgelin siiya Argagixisada Somalia.

Ganacsatada Maalgelinta dhaqaale siiya Al-Shabaab waxaa safka hore uga jira:-

1-Mohamed Adam oo ah Milkiilaha Shirkad la yiraa Gedi Boss Trading  & Transport LTD-waxay Shirkadaan ka shaqeeysaa Kenya iyo South Sudan sidoo kale waxay alaabo geeysaa DJibouti iyo Uganda.

Milkiilaha Shirkadda Gedi Boss Mr Mohamed Adam wuxuu u dhashay qabiilka Hawiye gaar ahaan Murusade ,wuxuuna leeyahay Dukaaman iibiyo telefoonada oo ku yaal Nairobi.

2-Ali Weheliye oo ah Milkiilaha Shirkadda Himilo General Trading ,wuxuu Ali Weheliye sidoo kale isticmaalaa magaca Haji Ali Jaran.wuxuuna u dhashay qabiilka Hawiye gaar ahaan Murusade.

3-Ali Abshir Hassan oo ah Milkiilaha Shirkad la yiraa Kulmis BM ,wuxuuna u dhashay qabiilka Hawiye gaar ahaan Abgaal.

4-Mahdi Hashi Said oo ah Milkiilaha Shirkad la yiraa Wamo General Trading,wuxuu ninkaan u dhashay Hawiye gaar ahaan beesha Sheekhaal.

5- Ganacsato fadhigoodu yahay Dubai oo lagu kala magacaabo Zakariye Abdirahman Mohamed Geddi,Hassan Wiif,Abdi wiif iyo wiil uu dhalay Abdiwiif.

Ganacsatadaan oo u dhashay Hawiye gaar ahaan Abgaal waxay ku xiran yihiin Yusuf Sheekh Ciise oo loo yaqaan Kobakudukade.

Yusuf Kobakudukade oo u dhashay qabiilka Hawiye gaar ahaan Abgaal Waceeysle wuxuu ka mid yahay Saraakiisha sare ee argagixisada Al-Shabaab.

6-Muse Mohamed Ganjab oo ah Milkiilaha Shirkadda Ganjab Investments holdings oo fadhigeedu yahay South Africa.

Muse Ganjab oo heysta dhalashada Canada wuxuu ka soo jeedaa qabiilka Hawiye gaar ahaan Abgaal Waceysle,wuxuuna Al-Shabaab lacag taageero xoogan iyo qaaraan aruurin u sameeyay 2007 ilaa 2010.

7- Ismail Wardheere oo ah Maamulaha Shirkadda Alkheyraad una dhashay qabiilka Hawiye gaar ahaan Abgaal wuxuu safka hore uga jiraa ganacsatada sida weyn dhaqaalaha u siiya argagixisada Al-Shabaab wuxuuna u qaabilsanaan jiray lacag aruurinta 2006 -2013.

Argagixisada Al-Shabaab ee xasuuqa baahsan ka geystay gudaha Somalia iyo dalalka Geeska Afrika waxaa sidoo kale maalgelin lacageed siiya ganacsato u dhashay dalka Sudan oo lagu magacaabo Dr. Amar Al Sajjad.

Dr Cammaar Al-Sajaad wuxuu leeyahay taariikh dheer oo ku saabsan dhaqdhaqaaqyadii uu ka sameeyay Somalia laakiin hadii aan soo koobno waxay tahay sidaan:-


Dr. Cammaar Al-Sajaad, wuxuu dhashey 1966, wuxuu ku dhashey gobolka Jaziira ee dhaca bartamaha dalka Sudan, 


Waxbarashadiisa: Jaamacadda Khartoum Faculty of Arts ayuu ka baxey bilowgii sagaashamaadkii, ka dib wuxuu Master-kiisii ka qaatey xarunta cilmi-baarista ee Jaamacada Caalamiga ee Afrika cinwaanka buuggiisa uu ku qalin jabiyey wuxuu ahaa " kaalinta ay Suudaan ku leedahey arimaha Siyaasiyadeed iyo Bulsheed ee Soomaaliya, burburkii xukuumaddii dhexe ku dhacdey ka dib", intaas ka dib sanadkii 2011-kii isla Jaamacadda Afrika ayuu ka qaatey Darajada PhD-da oo ku saabsaneyd "Koonfedaariliyada Dawladaha Geeska Afrika".


Dr. Cammaar, wuxuu xubin sare ka ahaa Xarakada Islaamiga ah ee Suudaan, ka dib is-qabqabsigii sanadkii 1998 ka dhex dhacey Madaxweynaha dalka Suudaan Cumar Al-Bashiir iyo Dr. Xasan Al-Turaabi oo ahaa Guddoomiyaha Golaha Shacabka Suudaan, kuna dhamaadey kala qeybsanka xarakada Islaamiga ah ee Suudaan, iyo xabsiga oo la dhigey Dr.Xasan Al-turaabi, dhacdadaas ka dib, Dr. Cammaar wuxuu raacey garabkii Xasan Al-Turaabi oo ay inta badan la duubteen raggii ugu ad-adkaa xagga mabda'a, laakin wuxuu isku ekeysiiyey inuu dhexdhexaad ka yahey khilaafka dilaacey, markaasna wuxuu la shaqeynayey taliska nabadsugidda dalkaas.


Dr. Cammaar, bilowgii sanadkii labada kun wuxuu aasaastey shirkado ganacsi oo saldhig ku lahaa dalka imaaraatka, wuxuu badeecooyinka geyn jirey dalka Suudaan iyo dalalka geeska Afrika, oo ay ka mid aheyd Itoobiya, nooca ganacsigaasi wuxuu  u badnaa mid guud, oo isugu jira raashin iyo qalabka dhismaha, waxaa la aaminsan yahey in ganacsigaas ay laheyd xarakada islaamiga ee Sudan gaar ahaan garabka Dr. Turaabi oo la baxey markii la is khilaafey ka dib Al-mu'tamar Al-shacbii (Popular Congress). Soomaaliya waxaa loo badinaa in kastoo aan war badan laga heyn inta kol ee uu wax keeney in rag islaax ka tirsan ay wakiilo u ahaayeen.


Xiriirka Ka dhexeeya Asaga iyo Soomaalida:

Dr. Cammaar wuxuu isku tilmaamaa "xeel-dheere arimaha Geeska Afrika", wuxuu qaataa naaneysta " Cilmi-baare" inuu yahey, wuxuu inta badan wax ka qoraa arimaha Soomaaliya ee siyaasadda, bulshada …iwm, markii koowaad Soomaaliya wuxuu yimid sanadkii 2003-da, wuxuuna keeney farac ka mid ah Jaamacad ka mid ah kuwa dalka Suudaan ka furan oo la dhihi jirey "Jaamacadda Al-niileyn", oo xarun ka furatey ka soo horjeedka hotelka Amira, ma noqon mashruuc guuleysta, oo jaamacaddii muddo kooban gudaheedba waa fashilantey, wayna ka laalaabatey Soomaaliya. wixii markaas ka bilowdey si joogta ah ayuu Soomaaliya u soo booqan jirey, wuxuuna dhammaan tagi jirey Hargeysa, Boosaaso iyo Muqdisho, asagoo isticmaalaya magaca cilmi baaris iyo inuu qorayo buug Soomaaliya ku saabsan.

Hargeysa, Muqdisho iyo Boosaaso intaba marka uu tago wuxuu marti u noqon jirey hey'ad gargaar oo Sudani ah, oo la yiraahdo Munazzamat Al-Da'wa al-islamia, iyo saaxiibadoo ka mid ah raggii wax ku soo bartey Suudana.

bartamihii sanadihii labada kun wuxuu sidoo ku biirey in uu kula shirkoobo kooxo Soomaali oo Xarakada Islaax, garabka Damjadiidka  ah xawaalad, waxaana laga furey Khartoum, xawaaladdani waxey inta badan u adeegi jirtey dadka ka soo jeeda Suudaan iyo Koofurta Suudaan, Soomaalidu wax yar oo ka tirsanaa kooxdaas maaahane ma aysan isticmaali jirin.


Doorashooyinkii sanadkii 2009, ka dhacayey dalka Jabuuti wuu yimid inteysan dhicin ka hor, asagoo arimaha cilmi baarista ku soo hoos gabanayey, wuxuuna mid mid ula fariisanayey xildhibaanadii iyo siyaasaiyiintii kale ee Jabuuti soo buux dhaafiyey, laakin markii danbe waxaa ka war heley sirdoonka Jabuuti oo muddo 24 saac ah u qabtey inuu dalka uga baxo, wuuna ku baxey waqtigii loo xadadey.


Dr. Cammaar wuxuu leeyahey qormooyin Soomaaliya ku saabsan, oo ku qoran afka carabiga ayna u faafiso mareegta Af-carabiga ee ay leeyihiin kooxda Damjadiid, ayna uga talagaleen siyaasaadkooda ku aadan caalamka carabta in ay ka qaataan wararka Soomaaliya ku saabsan ee la yiraahdo Al-shaahid  http://arabic.alshahid.net

waxey xarunta dhexe ee mareegtaan ku taallaa magaalada London waxaana madax ka ah nin ka mid ah ragga waaweyn ee kooxda Damjadiid oo la yiraahdo Maxamed Al-Amiin Maxamed Al-haadi, waa Reer Baraawe, waana nin wax ku bartey dalka Masar afka carabigana si wanaagsan u yaqaana, wuxuu xubin ka ahaa barlamaankii Jabuuti sanadkii 2009.


Dr. Cammaar waxaa qoraaladiisa ka mid ah mid ah kuwa uu ugu magac darey : 




  1. "Soomaaliyey anigu Midgaan ayaan ahey" 2011 ayuu qorey
  2. "Curashadii Somali Land : Halgamaa C/raxmaan Tuur wuxuu u dhexeeyey Midnimo iyo Goosasho" tan wuxuu qorey markii Siilaanyo loo doortey madaxweynimada SL
  3. "Fariin ku socota Madaxweyne Shiikh Shariif" Tan wuxuu qorey markii Shariif loo doortey madaxweynimada sanadkii 2009. 
Share on Social Media

Somalia Faces Growing Fears of Militarization as Political Crisis Deepens

MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups. Full Article

 

Somalia Faces Human Rights Test Ahead of June 4 Protests

MOGADISHU, Somalia – As Somalia approaches planned demonstrations on June 4, concerns continue to grow over the state of human rights, freedom of expression, and civic space in the country. Full Article

 

Somali Investigative Journalist Dahir Alasow Named Humanitarian of the Year 2026

Prominent Somali investigative journalist and philanthropist Dahir Abdulle Alasow has been honored with the prestigious Humanitarian of the Year 2026 Award, recognizing his growing humanitarian impact through the international charity organization Alasow Foundation. Full Article

 

Turkey's Expanding Influence in Somalia Raises Regional Concerns

MOGADISHU, Somalia — Turkey's growing political, military, and economic influence in Somalia is increasingly drawing attention across the Horn of Africa and Red Sea region as geopolitical competition intensifies between regional and international powers. Full Article

 

Mass Evictions and Political Tensions Push Somalia Deeper Into Crisis

Somalia is facing a deepening humanitarian and political crisis following widespread forced evictions, deadly security operations, and escalating tensions between the federal government and opposition groups. Full Article

 

Somalia Defense Minister Threatens Opposition Leaders Ahead of Planned Protests

MOGADISHU, Somalia — Somalia's Defense Minister Ahmed Moalim Fiqi has sparked outrage after issuing strong threats against opposition leaders planning anti-government demonstrations in Mogadishu, warning that security forces would respond forcefully to any protests challenging the federal government. Full Article

 

ASOJ Warns Against Growing Pressure on Independent Media in Somalia

The Associated Somali Journalists (ASOJ) has expressed concern over what it describes as growing pressure, intimidation, and suppression targeting independent media and freedom of expression in Somalia. Full Article

 

Turkey Takes Diplomatic Lead in Somalia as Western-Backed Talks Stall

MOGADISHU, SOMALIA — Turkey is increasingly emerging as the dominant foreign diplomatic force in Somalia following the failure of political talks previously supported by the United States, the United Kingdom, and international partners, highlighting a major shift in influence inside Somalia's political landscape. Full Article

 

BREAKING: Somali Woman Arrested in Nairobi Amid Allegations of Bribery Involving Kenyan Police

A Somali woman identified as Farhiya Abdi Mudey, also known as "HaafTurki," has reportedly been arrested in Nairobi under controversial circumstances, with emerging claims suggesting that her detention may be linked to alleged bribery involving Kenyan police officers. Full Article

 

BREAKING: TikTok Terror Scandal – @BeerxaaniBoy and @Ongoye77 Accused of Hosting Armed Al-Shabaab Affiliate

Serious allegations have emerged against two Somali TikTok users reportedly based in the United States, identified by their usernames @BeerxaaniBoy (Noor Shilow) and @Ongoye77 (Abukar Ibrahim), after a disturbing livestream featured an armed individual believed to be linked to the militant group Al-Shabaab. Full Article

 

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


IMF Warns Europe: AI Boom Could Reshape Jobs and Strain Power Grids

DUBLIN (Waagacusub.net) — The International Monetary Fund has warned European policymakers that the rapid expansion of artificial intelligence could boost economic productivity while also disrupting labour markets, widening inequality, straining electricity networks and increasing Europe's dependence on foreign technology.

EU Deepens Greenland Ties With €200 Million Strategic Investment

The European Union is dramatically expanding its economic and strategic engagement with Greenland, committing another €200 million as the Arctic island becomes an increasingly important arena of competition over security, critical minerals, infrastructure and geopolitical influence.

EXCLUSIVE: Sharma Boy Under Scrutiny Over U.S. Blackmail Allegations as Past Cases Resurface

MOGADISHU / MINNEAPOLIS — Somali rapper Sharmarke Abdinasir Mohamed, widely known as Sharma Boy, is facing renewed scrutiny following allegations that he used threats, blackmail and sustained pressure to obtain thousands of dollars from a Somali-American woman in the United States.

Somalia Faces Growing Fears of Militarization as Political Crisis Deepens

MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups.

Somali Investigative Journalist Dahir Alasow Named Humanitarian of the Year 2026

Prominent Somali investigative journalist and philanthropist Dahir Abdulle Alasow has been honored with the prestigious Humanitarian of the Year 2026 Award, recognizing his growing humanitarian impact through the international charity organization Alasow Foundation.

24 Arrested After Protest Erupts Into Violence in The Hague

Dutch riot police arrested 24 people on Saturday after a demonstration in The Hague descended into violence, with protesters throwing fireworks and other objects at police officers. Full Article

 

IMF Warns Europe: AI Boom Could Reshape Jobs and Strain Power Grids

DUBLIN (Waagacusub.net) — The International Monetary Fund has warned European policymakers that the rapid expansion of artificial intelligence could boost economic productivity while also disrupting labour markets, widening inequality, straining electricity networks and increasing Europe's dependence on foreign technology. Full Article

 

EU Opens Door for Canada to Become Its First 'Associate Member'

BRUSSELS (Waagacusub.net) — The European Union has opened the door to an unprecedented new relationship with Canada, with European Commission President Ursula von der Leyen proposing that the country become the bloc's first-ever "associate member." The proposal, announced on September 16, could significantly deepen cooperation between Canada and the 27-member European Union in defence, energy, critical minerals, artificial intelligence and digital trade. Full Article

 

EU Moves Toward Landmark Social Media Ban for Children Under 13

BRUSSELS (Waagacusub.net) — The European Union is moving toward one of the world's toughest child-safety regimes for social media, with the European Commission proposing to prohibit children under 13 from holding social media accounts and impose strict safeguards on teenagers. Full Article

 

EU Deepens Greenland Ties With €200 Million Strategic Investment

The European Union is dramatically expanding its economic and strategic engagement with Greenland, committing another €200 million as the Arctic island becomes an increasingly important arena of competition over security, critical minerals, infrastructure and geopolitical influence. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article