HEADLINES:

[Daawo full Video-Akhriso Sir Culus] oo Dahir Alasow baahiyay

1
Saturday April 23, 2016 - 16:20:45 in Articles by Super Admin
  • Visits: 15797
  • (Rating 2.8/5 Stars) Total Votes: 5
  • 2 8
  • Share via Social Media

    [Daawo full Video-Akhriso Sir Culus] oo Dahir Alasow baahiyay

    Mukhalasiinta Masar jooga ee dadka Soomaaliyeed badda ku shubay ,waxaa ugu weyn .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mukhalasiinta Masar jooga ee dadka Soomaaliyeed badda ku shubay ,waxaa ugu weyn .

1- Mukhalaska qaaday dadka ugu badan ee dhintay waxaa lagu magacaaa Xamse Cabdiraxmaan,wuxuu u dhashay Ciidagale ,wuxuu doomtay quustay saaray  85 qof  oo u dhashay Habaryoonis  iyo Ciidagale,waana ninka la saaxiibkaa Mukhalasiinta Carbeed ee Masaaridda ,waxaa dhamaan dadka la qaaday ay dhigteen Lacagtooda Xawaaladaha Dahabshiil iyo Mustaqbal Express,waxaana lacagta inta badan loo dhiibay nin lagu magacaabo Bashiir Baaruud oo u dhashay isaaq Habar Awal. 

"Wiilashii ka badbaaday doomta qalabintay ayaa xogtaan na siiyay,waxeey sheegeen iney lacagtooda dhigteen Dahabshiil iyo Mustaqbal,uuna ka qaaday Bashiir Baaruud”

2- Mukhalaska 2-aad ee halista badan,dhalinyaradana u diray Visayaasha ay Hargeysa,Garowe iyo Muqdishu uga yimaadeen waa Ku simaha Safiirka Somalia u fadhiya dalka Masar oo u dhashay beesha Tuni laguna magacaabo Ilyaas Sheekh Cumar ?

ilyaas Sheekh Cumar waa ninkii diiday in la Aaso wiil Somalia ,kadibna meeydkiisa gashtay filinti jeer. sida ay horey u sheegtay gabadh la dhalatay wiilkaas oo Talyanigga uga tagtay iney duugato meeydka walaalkeed.

3- Ninka 3-aad ee Mukhalaskaa, haligayna nolosha boqolaalka qof ee Somaliga waxaa lagu magacaabaa Axmed Maxamed Jamac ,waxaa loo yaqaan Axmed Khaliif,wuxuu Jaamacad ka dhameeyay Masar,waana ninka dadka ka soo tahriibiyay Hargeysa.

Ninkaan Axmed Khaliif waa ninkii Xafiiska ugu furnaay Hargeysa,waxeey isku reer hoose yihiin Wasiirka Warfaafinta Somaliland Mr Cadani oo la xaqiijiyay inuu si weyn ugala shaqeeyo hoowlahaan tahriibinta dadka.

Axmed Khaliif Aabahiis wuxuu ahaay Caaqil Muuse Caare,halka walaalkiina Caaqil yahay.

Haddii aad xasuusataan ninkaan u dhashay Isaaq,Garxajis,Habaryoonis,Muse Caare waa ninkii lagu sheegay qunsulka Safaaradda Somalia ee Masar,waa ninkii gabadhii reer Burco lagu yiri,warqad hakuu soo qoro si meeydkaaga laguu siiyo kadibna Odaygii gaboowga ahaay ee reer Burco ugu safray dartiis Hargeysa.

4-Ninka 4-aad ee halista badan waxaa lagu magacaabaa Cabdi Yaasiin Yool,wuxuu u dhashay Isaaq,Habarjeclo,Suula Madoow,wuxuu ninkaan sheegtaa inuu yahay Wariye,wuxuuna dalka Masar uga waramaa Horncable TV.

Ninkaan Habarjeclo,waa ninka badda gelshay gabadh ay dhashay hooyadii ooyneeysay ee reer Burco oo iyaduna ah ,Habarjeclo Suula Madoow ? Wariyahaan Aabahiis waa Caaqil beesha Suula madoow ee Habarjeclo.

5- Ninka 5-aad oo ay wada shaqeeystaan Cabdi Yaasiin Yool waxaa lagu magacaabaa Cabdi Fitaax Cabiid Ismaaciil Ankar, wuxuu u dhashay Isaaq gaar ahaan beesha Arab,Samane. Wiilkaan Aabahiis waa ganacsade caana oo reer Hargeysa ah,waxaa dhalay Ismaaciil Ankar waana ganacsadaha geeya Caanaha loo yaqaan Ankar.

Cabdi Yaasiin Yool iyo Cabdi Fitaax Ankar waxeey badda geliyeen ,oo lacag ka qaateen 75 qof oo lagu qaaday 5 bus,waxaa baskiiba saarnaay 15 qof ? dhamaana dadkaas waxaa ka badbaaday 8 wiil.

Cabdi Fitaax Ankar wuxu ku xiran yahay nin dadka ka soo tahriibiya Sudan oo lagu magacaabo Ilkacase.

6- Ninka 6-aad ee haligay dhalinyaradii Soomaaliyeed waxaa lagu magacaabaa Maxamed Taqal,wuxuu u dhashay Ogaadeen,Reer Cabdulle,waana nin caan ka ahaay Sudan oo Mukhalasnimada ku shaqeeysan jiray mudo dheer.

Ninkaan Ogaadeen ee Maxamed Taqal wuxuu dadkii baxay ku lahaay 17 qof oo dhamaantood Ogaadeen u dhashay.

Ninkaan waxaa dhinaca lacag aruurinta u qaabilsan nin lagu magacaabo Cabdiraxmaan Amerika,waxaana lacagta loo dhigay Xawaaladda Amal Express,waxaana lacagtaas loo dhiibay oo weli haayo nin u dhashay beesha Majeerteen oo lagu magacaabo Maxamed Taraawiil.

7- Ninka 7-aad ee haligay dadkii ugu badnaay waxaa lagu magacaabaa Cabdi Xakiin Diiriye Nabadoon,wuxuu u dhashay Majeerteen,waxaa  dhinaca kale laga xiray dad badan oo u lacag ka qaatay kuwaas oo dhan 78 qof ,wuxuuna doonayaa inuu ka baxsado Masar oo wuxuu sugayaa Doom uu laftiisa ku tahriibo.

Ninkaan dadkii uu Doomtii qalabintay saaray waxeey lacagtooda u dhigeen Xawaaladda Amal,waxaana u haayo Maxamed Tarawil oo isagana Majeerteen ah.

Dhalinyaradda tahriibka ku dhamaaday waxeey u badan yihiin dhalinyaro Somalia looga soo kaxeeyo iney arday yihiin,waxaana Visayaasha u xareeya Safaaradda Somalia.

Xarunta Xamar waxaa jooga nin lagu magacaabo Cabdi Qani ,waxaana Masar Visayaasha ka xareeya Ilyaas Sheekh Cumar iyo Axmed Bashiir,waxaana qofkiiba laga qaatay 4500$.

Xarunta Hargeysa ee dhalinyarta laga soo tahriibsha waxaa ka madaxa nin lagu magacaabo Cabdiraxmaan Cali oo ah Axmed Khaliif seedigiis.

Dadka doomta la qalibantay waxaa badankood laga qaaday lacag dhan laba kun oo dollar,laba kun iyo shan boqol ,ilaa seddex kun oo dollar.

Share on Social Media

Alasow Foundation Provides Emergency Food Assistance to 100 Vulnerable Families in Mogadishu

Mogadishu — The Alasow Foundation has delivered emergency food aid to 100 vulnerable families in the Somali capital, strengthening ongoing efforts to support low-income households struggling with rising living costs. Full Article

 

Alasow Foundation Officially Registered in the Netherlands and the United States

Breda, Netherlands / Wilmington, Delaware – November 2025 The Alasow Foundation, a global humanitarian organization, has been officially registered as a legal nonprofit entity in both the Kingdom of the Netherlands and the State of Delaware, United States of America. This dual registration marks a major milestone in the Foundation's mission to expand its international humanitarian and development programs — focusing on clean water wells, education, orphan care, medical assistance, and emergency relief across Somalia and the Horn of Africa. Full Article

 

Dahir Alasow Congratulates Jacob Frey on Re-Election as Mayor of Minneapolis

The Founder and Editor-in-Chief of Waagacusub Media , Dahir Abdulle Alasow, has extended heartfelt congratulations to Jacob Frey following his re-election as the Mayor of Minneapolis. Full Article

 

Alasow Medical Center provides a complete support system for patients traveling from Somalia to India for medical treatment

Alasow Medical Center – Overview Alasow Medical Center is a specialized medical facilitation organization that supports Somali patients seeking treatment in India. The center operates under the vision of improving access to quality healthcare for Somali citizens through professional guidance, affordable assistance, and compassionate care. Full Article

 

Villa Somalia and Jubaland now teeter on the edge of full-blown war

Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud and Jubaland leader Ahmed Madobe, previously allies in the nation's political landscape, now find themselves on the brink of war after a divisive National Consultative Council meeting revealed profound rifts, prompting both sides to mobilize for a possible showdown. Full Article

 

It secretly and unlawfully recruited about 7,500 young Somalis sent to Eritrea

Western Intelligence Agencies Oppose the Democratization of Somalia Intelligence Services (NISA) History documents the strong character of the Somali people associated with messy democratic rule that cherishes individual liberty, freedom of expression and opinion, Justice, and private entrepreneurship rather than with autocratic rule. British explorer, Sir Richard Burton wrote in 1856, "the Somalis are fierce race of republicans, constantly changing political loyalties – the Somalis lived in what amounted to a state of chronic, political schizophrenia, verging on of anarchy. Every freeborn man holds equal to his ruler and allows no loyalties or prerogatives to abridge his birthright of liberty." However, Somalis are docile to discipline and obedience if social mediation applied fairly. The appropriate model of government for Somalia is the democratic rule. Full Article

 

Journalist Alasow "Somalische Minister houdt Amsterdamse rechter vals bewijs Voor"

Volgens de rechter zou de minister hebben aangetoond dat afpersingspraktijken van Somalische journalisten een bekend probleem zijn en stelde de bewindsman daarmee een ernstige misstand aan de kaak. Dat is een kwestie van algemeen belang en de minister moet daarover in de openbaarheid kunnen treden, overwoog de rechter. Full Article

 

[Daawo Video CCTV] Fadeexadii doorashadii Gudoonka Wakiiladda Somaliland oo la helay

Daawo Video CCTV Fadeexadii doorashadii Gudoonka Wakiiladda Somaliland oo la helay Full Article

 

[Daawo] fadeexadda dhalinyaraddii Mareykanka uu ka masaafuriyay Duqa cusub ee Muqdisho oo afka furtay

Daawo fadeexadda dhalinyaraddii Mareykanka uu ka masaafuriyay Duqa cusub ee Muqdisho oo afka furtay Full Article

 

[Daawo] Wasiirka Arrimaha dibadda UK oo Xamaali ka noqday Airport-ka Xamar

Daawo Wasiirka Arrimaha dibadda UK oo Xamaali ka noqday Airport-ka Xamar Full Article

 

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Somalia Condemns Israeli Foreign Minister's Visit to Hargeisa as Violation of Sovereignty

The Federal Republic of Somalia has issued a strong diplomatic condemnation following an unauthorized visit by Israel's Minister of Foreign Affairs to Hargeisa, declaring the move a grave violation of Somalia's sovereignty, territorial integrity, and political unity.

President Donald Trump Revokes Deportation Protections for Somalis in Minnesota, Sparking Tension and Fear

Washington – U.S. President Donald Trump has announced the immediate cancellation of deportation protections for Somali nationals living in the state of Minnesota, sending shockwaves through one of the largest Somali diaspora communities in the world. In a strongly worded post shared online, President Trump stated: "Somali gangs are terrorizing the people of that great State, and BILLIONS of Dollars are missing. Send them back to where they came from. It's OVER!" The message has triggered widespread fear among Somali immigrants and families in Minnesota, many of whom have lived in the United States for decades and built stable communities.

Netherlands Secure World Cup 2026 Spot in Style – Koeman Warns: "Victory Is Only the Beginning"

By Dahir Abdulle Alasow – Investigative Sports Journalist Amsterdam – 18 November 2025 =The Dutch national football team is celebrating a historic achievement after officially qualifying for the FIFA World Cup 2026 with a dominant 4–0 victory over Lithuania in Amsterdam on Monday night.

Ethiopia Strengthens Gulf Ties: Somali-Region Diplomat Jamal Bakar Named Ambassador to UAE

Addis Ababa, Ethiopia – In a move highlighting Ethiopia's growing focus on Gulf partnerships, Prime Minister Abiy Ahmed has appointed Ambassador Jamal Bakar, a senior diplomat from the Somali Regional State, as the country's new Ambassador to the United Arab Emirates (UAE).

Union for National Dignity: Inside Somalia's New Political Power Bloc Ahead of 2026 Elections

By Dahir Alasow – Investigative Journalist, Waagacusub Media Mogadishu | Waagacusub.net | November 2025 A new political alliance is taking shape in Somalia as nine influential political figures — drawn from different parties, civic movements, and government backgrounds — have united under one banner known as the Union for National Dignity (Midowga Haybad Qaran). The coalition, announced through a joint press statement in Mogadishu, aims to create a unified political front capable of "restoring national cohesion, governance integrity, and public confidence in Somalia's democracy."

Qatar Hosts Somali Presidential Envoy as Mogadishu Cuts Cooperation With UAE

Somalia's political reorientation in the Gulf region is becoming increasingly visible, as Qatar's Ministry of Foreign Affairs confirmed a high-level meeting in Doha with Somali officials — just days after the Somali government announced it had terminated key security and cooperation agreements with the United Arab Emirates (UAE). Full Article

 

Somalia's Break with the UAE Signals a New Gulf Power Equation — and a High-Risk Reset

By Dahir Alasow | Waagacusub.net — Opinion / Analysis Mogadishu — The Federal Government of Somalia's decision to annul all cooperation agreements with the United Arab Emirates (UAE)—including security and defence-related arrangements—represents one of the most consequential foreign-policy turns Somalia has taken in years. Full Article

 

Somalia Condemns Israeli Foreign Minister's Visit to Hargeisa as Violation of Sovereignty

The Federal Republic of Somalia has issued a strong diplomatic condemnation following an unauthorized visit by Israel's Minister of Foreign Affairs to Hargeisa, declaring the move a grave violation of Somalia's sovereignty, territorial integrity, and political unity. Full Article

 

Libya's Army Chief and Senior Officers Die in Plane Crash After Departing Ankara, Turkey

ANKARA, Turkey — Libya's Chief of Staff, General Mohammed Ali Ahmed Al-Haddad, along with four senior military officials, was killed Tuesday night when the private jet carrying them crashed shortly after taking off from Ankara's Esenboğa Airport in Turkey, Libyan and Turkish authorities confirmed. Reuters +1 Full Article

 

Online Blackmail Escalates Within Somali Diaspora, Prompting Calls for Independent Digital Protection

Across Europe, North America, and other regions, Somali communities living in the diaspora are increasingly confronting a serious and troubling challenge: the widespread use of online blackmail and digital abuse targeting women and children on social media platforms. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article