HEADLINES:

[Topnews:-] Mareykanka oo laga codsaday soo celinta hanti Soomaaliyeed.

0
Sunday July 17, 2016 - 04:20:46 in Articles by Super Admin
  • Visits: 11483
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 6 2
  • Share via Social Media

    [Topnews:-] Mareykanka oo laga codsaday soo celinta hanti Soomaaliyeed.

    Waagacusub.net - Ganacsatada Soomaaliyeed ayaa ka codsaday Dowlada Mareykanka iney soo celiso lacagtii ay ka xanibtay shirkaddii ganacsiga ee Al Barakat.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.net - Ganacsatada Soomaaliyeed ayaa ka codsaday Dowlada Mareykanka iney soo celiso lacagtii ay ka xanibtay shirkaddii ganacsiga ee Al Barakat.
  • Max'ed Xaaji Ibrahim oo ka mid ah gancasatada ayaa la yaab ku sifeeyay  "Dalka u taajirsan adduunka inuu hanti ka heysto dalka adduunka ugu faqiirsan waa mid aan la aamini karin oo laga naxo” ayuu hadalkiisa ku deray.
  • "Mar haddii dembi lagu waayay Shirkadda waa in loo celiyaa hantideeda,," ayuu yiri Ibraahim.
  • Xubno kale oo badan ayaa ka hadlay in lacag Soomaaliyeed  weli lagu heysto dalkaasi Mareykanka. "Qof haddii dembi lagu waayo waxa loo celiya wixii laga qaaday markii xabsiga loo waday," Daa'uud Ibraahim oo ku shaqeysato gaadiidka waa weyn ayaa sheegay sidaasi.
  • "Sharcigu wuxuu yahay qofka iyo hantidiisa lama kala reebo XOOLIHII laga heystay waa loo celiya xataa markii ay dacwaddu taalo dunida saddexaad," ayuu ku daray.
  • Dad badan ayaa tilmaamay in soo celinta hantida Soomaalidu iney kalsoonida labada shacab kordhinayso. Shirkadda Al Barkaat ee u madaxda ka ahaa Mudane Axmad Nuur Cali Jimcaale waxa la xidhay 2001 edeeymo loo soo jeediyay awgeed balse Shirkadda iyo madaxdeedaba waa lagu waayay dembi laakiin malaayiin doolar oo ay leeyihiin shacbiga Soomaaliyeed ayaa weli xaniban, eeddaa  beenowday darteed.
  • "Waa arrin naga yaabisay lacag Soomaaliyeed ayaa dalweynaha Mareykanku heysta, fadlan lacagta sii daaya,".Caasha Idiris oo ah haweenay Muqdisho iyo Dubai ka ganacsato ayaa tidhi;-- Waxay ku dartay "been ayaan moodayay ee mar dhow ayan xaqiiqada ogaaday."
  • Qaar ka mida ganacsatada Soomaaliyeed ee gobollada dalkuna wey ka hadleen lacagta maqan.
  • Tirada lacagta si rasmiya ganacsatadu uma sheegin balse waxay ku tilmaameen hanti aad u farà badan.
  • Somali bussiness community urged US to return CASH
    Business people in the Somali  capital of Mogadishu and other parts of the war torn nation of the country urged the US to give back the Somalis millions of dollars frozen after the 911 attack.
  • The money which was owned by Somali people and was managed by the company of Al Barakaat.
  • After intense investigation the company is  found not guilty. 
  • The head of the company, Mr. Ahmed Nur Jim’ale, was also cleared of any wrong doing. 
  • But money confiscated never returned to the rightful owners.
  • "America is not a poor country to take our money but maybe the system is too slow." Ahmed ibrahim Yakub said.
  • "They are rich and can't assume that we need the money," he added.
  • Anab Abdullahi a textile merchant said that she was surprised that America is holding money which belong to the needy Somalis.
  • "If you tell people that the US  is holding money from poor Somalis no one will believe you," Anab said.
  • "Maybe individuals are keeping the money without the concern of their government," she added.
  • "There is corruption in every part of the world." She also said. 
  • The bussiness community are planning a meeting to issue a public statement in the capital next week.
    Al-Barkaat was a remittance company that  served  Somalis abroad to send money to their family members stranded in the civil war.
  • Mr Jim’ale insisted that he was innocent, a claim which was proven beyond any shadow of doubts by the US and other governments.
    The bussiness community are insisting that the money in the US will help boost commerce in Somalia.
Share on Social Media

DEG DEG DHAGEYSO: XILDHIBAANO LAGU XIRAY BAYDHABO IYO XIISAD AAD U KACSAN OO LAGA DAREEMAYO?

Ciidamo ka tirsan kuwa Nabad Sugida Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo ku Xayirey Xildhibaano ka mid ah Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed kuwaasi oo ka Tagay Magaalada Muqdisho. Full Article

 

[Topnews:-] Magacyadda Maxaabiista Ethiopia ku wareejisay Kheyre oo si sharciya u dhameeystay Xabsiyadii lagu xukumay ?

Dawladda Itoobiya ayaa ku wareejinaysa Raiisul Wasaare Xasan Cali Khayre Maxaabiis Soomaali ah oo tiradoodu gaarayso 120 Maxbuus, kuwaas oo ku xirnaa Xabsiyo ku yaala Dalkeeda, loona haystay Dambiyo ay ka mid yihiin Aragixisanimo. Full Article

 

[Topnews:-] Liiska qabiiladda iyo magacyadda Gudoomiyeyaasha cusub ee degmooyinka gobolka Banaadir

Waagacusub.net - Liiskii ugu yaabka badnaay ee ay ka soo dhexmuuqdeen gabdho Saaxiibo la ah Wasiiradda iyo Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa soo baxay. Full Article

 

[Topnews:-] Dowladda Somalia oo ku guuldareeysatay Mashruucii Mareykanka ee Malaayiinta dollar kadib markii Puntland diiday ?

DAWLADDA FARMAAJO OO KAMID NOQOTAY MAAMUL GOBOLEEDYADA. SHAQADA XILDHIBAANADA IYO SENATORS -KANA MEEL UGA DHACDAY! Waagacusub.net - Shirkii Qeybsiga Kaluunka Tunada Badweynta Hindiya oo u dhaxeeyey wasiiradda Kaluumeysiga Maamul Goboleedyada iyo dowladda Dhexe oo Guuldarro ku soo dhamaaday! Full Article

 

Topnews:- Dowladda Somalia oo ku guuldareeysatay Mashruucii Mareykanka ee Malaayiinta dollar kadib markii Puntland diiday ?

DAWLADDA FARMAAJO OO KAMID NOQOTAY MAAMUL GOBOLEEDYADA. SHAQADA XILDHIBAANADA IYO SENATORS -KANA MEEL UGA DHACDAY! Full Article

 

[Daawo] fadeexadda dhalinyaraddii Mareykanka uu ka masaafuriyay Duqa cusub ee Muqdisho oo afka furtay

Daawo fadeexadda dhalinyaraddii Mareykanka uu ka masaafuriyay Duqa cusub ee Muqdisho oo afka furtay Full Article

 

[Topnews:-] Wasiiru Dowlaha Madaxtooyadda Somalia oo fadeexadaha Farmaajo iyo qiyaanooyinkiisa kashifay

Wasiiru dowlaha Madaxtooyadda Somalia Xildhibaan Mahad Salaad oo si geesinimo leh u garbaashay Farmaajo iyo fadeexadda hareeyay ,isagoo sheegay in Xildhibaanaduna sugayaan dhamaantood Wasiiro oo aysan kaba hadli karin xadgudubyadda sii kordhaya. Full Article

 

[Topnews:-] Magacyadda Somalidii Sacuudiga duqeeyay oo reer Somaliland iyo reer Khaatumo u badan

Waagacusub.net - Dadkii Sucuudigu Marin biyoodka Baabal-mandabka Ku duqeeyey waxay u badnaayeen kuwo u dhashay Burco iyo laascanod ,Hargeysa dhawr qof ayaa kaga jira. Full Article

 

[Topnews:-] Fashilka Farmaajo? Al-Shabaab oo faafiyay Magacyadda dadkeey dileen intii Farmaajo Madaxweyne ka noqday Somalia

Waagacusub.net - Warbixin lagu faafiyey baraha Al shabaab ku leeyihiin Internetka ayaa lagu sheegay magacyada la dilay iyo goobaha kale ee la weeraryay inkastoo aysan si rasmi ah u sheegan dilalka qaar in ay masuuliyada iyaga leeyihiin Full Article

 

[Daawo] Fanaanadda Yurub Geenyo oo soo qaaday hees qisa dhaba laga sameeyay

Daawo Fanaanadda Yurub Geenyo oo soo qaaday hees qisa dhaba laga sameeyay . Full Article

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Somalia:War to Defeat Al Shabab Militarily

President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government.

Somalia:$17 million external support has not been channeled through the country's single treasury account

Waagacusub.net -Auditor General Mohamed Ali alias Afgoi has exposed missing millions of dollars from key departments within the Federal Government of Somalia [FGS], in what could raise questions about government expenditures. In his report, Afgoi said 25 entities and three embassies have been audited. Unsupported expenditure amounts to $9M; contracts worth $31M not registered with auditor general's office, the existence of unauthorized bank accounts outside the Treasury Single Account.

Al-qaida Share ,IBS bank Somalia launches Visa Card Payment

Waagacusub.net - IBS Bank Somalia, which is believed to have the largest amount of money, Al-Qaeda Finance Secretary Fazul Abdallah from Comoros has started issuing Visa Card Payments for the first time. Al-Shabaab's finance secretary confirmed that Mohamed Ali Warsame had $ 157 million in cash, according to Khalif Ereg, who was later bribed with $ 2 million.

UGANDA: New Cabinet Members and Ministers of State

I hereby inform the country that By virtue of the Authority given to the President of Uganda by Articles: 108(2), 108A(1), 113(1) and 114(1) of the 1995 Constitution of the Republic of Uganda, I hereby appoint H.E. the Vice President, Rt. Hon. Prime Minister, Honourable Cabinet Ministers and other Ministers as indicated below:

Journalists barred from covering Somali leaders' meeting

The Associated Somali Journalists is deeply concerned that journalists were today barred from covering the meeting of the leaders of the Federal Government of Somalia and Federal Member States (FMSs) as well as the Governor and Mayor of Mogadishu.

Somalia's leader mourns death of Namibia president

Waagacusub.net - Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday mourned the death of Namibia President Hage G. Geingob and sent condolences to the government of the African country. Full Article

 

Somalia's ex-president warns of risk of 'political crisis' over plans to overhaul constitution

Waagacusub.net - Somalia's former President Mohamed Abdullahi Farmajo on Monday warned of the risk of political crisis over plans by the incumbent President Hassan Sheikh Mohamud to overhaul the constitution. Full Article

 

Egyptian President says will protect Somalia against anz threat

Waagacusub.net - Egyptian President Abdel Fattah el-Sissi said his country will protect Somalia against any threat in what can be described as an indirect response to recent Ethiopia's move to access the seaport of Somaliland. Full Article

 

Egypt Condemns Suicide Bomber Attack in Somalia

Egypt on Tuesday condemned a suicide bomber attack in Somalia that killed at least 20 soldiers. The attack took place at a training camp in the Somali capital, Mogadishu, on Monday. The al-Shabab terrorist group claimed responsibility. Full Article

 

Somalia:War to Defeat Al Shabab Militarily

President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article