HEADLINES:

[Sirculus] Ragga qaraxyadda iyo dilalka Xamar abaabula iyo Xaruntooda ugu weyn ?

1
Wednesday September 14, 2016 - 20:38:35 in Articles by Super Admin
  • Visits: 41657
  • (Rating 3.7/5 Stars) Total Votes: 3
  • 5 0
  • Share via Social Media

    [Sirculus] Ragga qaraxyadda iyo dilalka Xamar abaabula iyo Xaruntooda ugu weyn ?

    Waagacusub.net - Maxaad ka taqaan halku dhiga ay sameeysteen ganacsatadda u dhalatay beesha Isaaq ee la yiraa "Hawiye ma rabno laakiin lacagtoodaan rabnaa"?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.net - Maxaad ka taqaan halku dhiga ay sameeysteen ganacsatadda u dhalatay beesha Isaaq ee la yiraa "Hawiye ma rabno laakiin lacagtoodaan rabnaa"?

"Dilalka iyo qaraxyadda Muqdisho kooxda abaabusha waa Silsilad dheer oo isku xiran , waxeeyna iskuugu jiraan Rag Dowladda u shaqeeya oo Wasiiro,Xildhibaano  iyo siyaasiyiin ah, Ganacsato u dhashay beesha Isaaq  iyo rag Al-Shabaab ka tirsan ,wuxuu ujeedkeedu yahay in Muqdisho burburto,oo Somaliland aqoonsi hesho” ayuu yiri Sarkaal ka tirsan Saraakiisha Amaanka gobolka Banaadir mudo dheerna dabagal ku waday kooxdaan.

"Xarunta ugu weyn ee ragga qaraxyadda wada waxaa la yiraa Guest House oo ku taal Tareebiyaano Xamar,waxaa halkaas ku shira maalin walba gudigga kooxda u badan beesha Isaaq ” ayuu yiri Khaliif Cadale oo horey uga tirsanaay Saraakiisha sare ee Al-Shabaab.

Baaris Waagacusub sameeysay ayey ku ogaatay in kooxaha qaraxyadda iyo dilalka ka wado Muqdisho uu madax u yahay nin u dhashay beesha Isaaq gaar ahaan Habarjeclo laguna magacaabo Maxamed Cismaan Cali Abokor.

Halku dhigga ganacsatadda ka tirsan kooxdaan wuxuu yahay "Hawiye ma rabno laakiin lacagtoodaan rabnaa”?

Shirkaddii Isgaarsiinta Telecom waxaa ka shaqeeyn jiray qiyaastii laba kun oo qof una dhashay beesha Hawiye laakiin markii ay la wareegeen qoladda Isaaq ee SOMTEL dhamaan waa laga eryay shaqadda shaqaalahii beesha Hawiye u dhashay .

"Intaan la ruqseeyn shaqaalaha waxaa qofkasta oo Hawiye ah loo geeyay qof Isaaqa oo Hargeysa laga kaxeeyay kadibna waxaa lagu dhihi jiray u tababar qofkaan shaqadda aad heeysid.tusaale Maamulka ,Maaliyadda, Farsamadda laakiin marka qofka la baro shaqadda waxaa laba bil kadib la ruqseeyn jiray qofkii u dhashay beesha Hawiye ee SOMTEL joogay” ayuu yiri Sarkaal ka tirsanaan jiray Maamulka sare ee Telecom Somalia.

"Qofka Hawiye ee soo shaqeeynayay mudada dheer waa la ruqseeynayaa iyadoo aan la siin wax xaquuqa”  ayuu yiri hoowlwadeen sare oo ka tirsanaan jiray Maamulka Somtel balse markii dambe xabsi loo taxaabay una dhashay beesha Hawiye.

Dhibaatadda Somtel iyo kooxda degan Guest House ka wadaan Koofurta Somalia.

"Dagaalka ka socda Shabeeladda hoose waxa si toosa u abaabula una maalgeliya Shirkadda Isgaarsiinta Somtel ,waxaana arrintaas u xilsaaran nin la yiraa Maxamed Cismaan Cali Abokar , waana ninka ugu sareeya Maamulka Somtel ee Koofurta Somalia” ayuu yiri Xasan Afrax oo ka tirsan Saraakiisha Al-Shabaab ee ka soo horjeestay siyaasadda Amiirkooda Axmed Diiriye.

Sarkaalka Al-Shabaabka wuxuu tibaaxay in Maxamed Cismaan Cali Abokor iyo kooxdaan hadda ku hoowlan tahay sidii loo dili lahaay saraakiil u dhashay beesha Habargidir oo ay isku hayaan qadiyadda Shabeeladda hoose,waxaana ka mida saraakiisha Jeneral Goobaale, Jeneral Yusuf Indhacadde iyo Liibaan Madaxweyne.

"Ninkaan oo u dhashay beesha Isaaq gaar ahaan Habar jeclo wuxuu ka tirsan yahay Saraakiisha Nabadsugidda Somaliland,horeyna wuxuu uga tirsanaan jiray Saraakiishii Nabadsugidii Siyaad Barre” ayuu yiri Sarkaal ka mida Taliyeyaashii soo maray Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Somalia.

"Maxamed Cismaan Cali Abokor oo aad isu qariyo wuxuu booskiisa geeyay nin u dhashay beesha Sheekhaal oo la yiraa Adan Dheere,isagana wuxuu hoowlaha ka wadaa daaha gadaashiisa” ayuu yiri nin ka tirsan gudigga ganacsatadda gobolka Banaadir ,kaas oo codsaday inaan magaciisa la xigan xaalad amaan darteed.

"Ninkaan la yiraa Maxamed Cismaan Cali waxaa dhinaca Dowladda Somalia kala shaqeeya Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Axmed Cali Dahir ,sidoo kalena dhinaca Al-Shabaab waxaa kala shaqeeya Suldaan Aalla Maxamed oo ah madaxa guud ee Zakaawaatka Al-Shabaab” sidaasi waxaa ku xog waramay sarkaal sare oo ka tirsan Amniyaat-ka Al-Shabaab.

Sikastaba ha ahaatee , Qaraxyadda iyo dilalka Muqdisho waa sii socon doonaan sidoo kalena dagaalka Habargidir iyo Biyomaal ma istaagi doono inta beelweynta Habargidir aysan ku baraarugsaneeyn halku dhiga ay sameeystaan kuwa aqoonsigga u raadinaya Somaliland sidoo kalena ganacsiga balaaran ka wato Xamar kuwaas oo halku dhigoodu yahay "Hawiye ma rabno laakiin lacagtoodaan rabnaa”?

Fiiro gaara: Waxaan dhawaan soo gudbin doonaa liiska kooxda qaraxyadda iyo dilalka ka soo jaangooysa Guest House Muqdisho.


Share on Social Media

Hamarweyne DC Arrested After Audio Criticising Corruption In Govt Goes Viral

Hamarweyne DC Arrested After Audio Criticising Corruption In Govt Goes Viral Full Article

 

Cadaalada Madaxweyne Farmaajo? Dilkii Siraaji iyo Xukunka toogashadda Askari Caydiid

Ugu horeyn Alle ha u naxariisto Siraaji. Waxanan halkan ku cadeynayaa in aan ka xumaaday dhacdadaa lagu waayey wiilka da'da yaraa ee mustaqbalka fiican lahaa. Full Article

 

MUDANE MADAXWEYNE SOOMAALIYA XAGEE U SOCOTAA?! Maqaal uu qoray Xildhibaan caana

Waxaan halkaan idinkugu soo gudbinayaa maqaal aan ugu talo galay inaan ku iftiimiyo qayb kamid ah qaladaadka joogtada ah ee qaar kamid ah Madaxda Qaranku ka galayaan Dalkii iyo Dadkii ay mas'uuliyada uhayeen. Si loo saxo, Dowladuna aysan dhumin kalsoonidii Shacabka Soomaaliyeed u muujiyeen Doorashadii Madaxweynaha, Magacaabistii Ra'iisul Wasaaraha iyo Dhismihii Xukuumada. Kalsoonidaas oo hadii aan la'dabo qaban ay suurtogal tahay in ay noqoto LA MOOD NOQONSE WEYDAY! Full Article

 

Topnews:- Madaxweyne Farmaajo oo beentii ugu weeyneed sheegay iyo Wariye caana oo ceebeeyay

Xalay waxaan si toos ah u daawanayey khudbad Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu u jeedinayey Soomaalida ku dhaqan Nairobi. Full Article

 

[Daawo] Wasiirka Arrimaha dibadda UK oo Xamaali ka noqday Airport-ka Xamar

Daawo Wasiirka Arrimaha dibadda UK oo Xamaali ka noqday Airport-ka Xamar Full Article

 

[Topnews:-] Fashilka Farmaajo? Al-Shabaab oo faafiyay Magacyadda dadkeey dileen intii Farmaajo Madaxweyne ka noqday Somalia

Waagacusub.net - Warbixin lagu faafiyey baraha Al shabaab ku leeyihiin Internetka ayaa lagu sheegay magacyada la dilay iyo goobaha kale ee la weeraryay inkastoo aysan si rasmi ah u sheegan dilalka qaar in ay masuuliyada iyaga leeyihiin Full Article

 

[Daawo] Fadeexadda Duqa Muqdisho oo tuuganimo weyn ku kacay

Daawo Fadeexadda Duqa Muqdisho oo tuuganimo weyn ku kacay Full Article

 

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Somalia:War to Defeat Al Shabab Militarily

President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government.

Somalia:$17 million external support has not been channeled through the country's single treasury account

Waagacusub.net -Auditor General Mohamed Ali alias Afgoi has exposed missing millions of dollars from key departments within the Federal Government of Somalia [FGS], in what could raise questions about government expenditures. In his report, Afgoi said 25 entities and three embassies have been audited. Unsupported expenditure amounts to $9M; contracts worth $31M not registered with auditor general's office, the existence of unauthorized bank accounts outside the Treasury Single Account.

Al-qaida Share ,IBS bank Somalia launches Visa Card Payment

Waagacusub.net - IBS Bank Somalia, which is believed to have the largest amount of money, Al-Qaeda Finance Secretary Fazul Abdallah from Comoros has started issuing Visa Card Payments for the first time. Al-Shabaab's finance secretary confirmed that Mohamed Ali Warsame had $ 157 million in cash, according to Khalif Ereg, who was later bribed with $ 2 million.

UGANDA: New Cabinet Members and Ministers of State

I hereby inform the country that By virtue of the Authority given to the President of Uganda by Articles: 108(2), 108A(1), 113(1) and 114(1) of the 1995 Constitution of the Republic of Uganda, I hereby appoint H.E. the Vice President, Rt. Hon. Prime Minister, Honourable Cabinet Ministers and other Ministers as indicated below:

Journalists barred from covering Somali leaders' meeting

The Associated Somali Journalists is deeply concerned that journalists were today barred from covering the meeting of the leaders of the Federal Government of Somalia and Federal Member States (FMSs) as well as the Governor and Mayor of Mogadishu.

Somalia's leader mourns death of Namibia president

Waagacusub.net - Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday mourned the death of Namibia President Hage G. Geingob and sent condolences to the government of the African country. Full Article

 

Somalia's ex-president warns of risk of 'political crisis' over plans to overhaul constitution

Waagacusub.net - Somalia's former President Mohamed Abdullahi Farmajo on Monday warned of the risk of political crisis over plans by the incumbent President Hassan Sheikh Mohamud to overhaul the constitution. Full Article

 

Egyptian President says will protect Somalia against anz threat

Waagacusub.net - Egyptian President Abdel Fattah el-Sissi said his country will protect Somalia against any threat in what can be described as an indirect response to recent Ethiopia's move to access the seaport of Somaliland. Full Article

 

Egypt Condemns Suicide Bomber Attack in Somalia

Egypt on Tuesday condemned a suicide bomber attack in Somalia that killed at least 20 soldiers. The attack took place at a training camp in the Somali capital, Mogadishu, on Monday. The al-Shabab terrorist group claimed responsibility. Full Article

 

Somalia:War to Defeat Al Shabab Militarily

President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article