Mansabkii siyaaso, dhaqaale ee gobolada Puntland waa lala dhuuntay waxaana cagta loo saaray wado khaldan oo ah dhac boob qaawan,cadaalad daro,nin jeclaysi,eex qabyaalad maryo la’aan ah oo ciribteedu tahay inay gaybiso shacabka degaanka.
Waxaa kalifay hada inaan faaladan bixiyo ayaa ah gadoodka iyo kacdoonka biloowday ee hada kajira gayiga Puntland kadib markuu buux dhaafay waxa aan ugu yeeray WABIGII CADAALAD DARADA PUNTLAND oo hada buux dhaafay kadibna fatahay oo dul sabeeyay shacabkii iyo guud ahaan dagaanadii Puntland . Tusaale yar hadaan soo qadano Waxay dhaheen Xubnaha aqalka sare ee Puntland beesha maxamuud saleebaan lalama tartami karo iyaga keliya ayaa isla tartamaya laakiin beelaha kale ee majeerteen iyagaa isla tartamaya waxaana la tartamaya CARAB SAALAB,DIR iyo Awrtable sida aad liiska ku arki doontaan Beelaha CARAB SAALAB,DIR iyo Awrtable Maxaa xaqoodii loo siin waayey maxaa geliyey la tartamida majeerteen qorshaha ay wadaan jifada arxanka daran ee kursiga puntland isku badbadasha waa maxamud saleebaane waxay meel dhigteen 3dii Xubnoow ee sadbursiga ku heleen waxay deeganada Puntland keeneen dhaqan xun oo aan horay Puntland uga jirin maba xishoodaan, miyaysan jirin wax garad iyo odayaal DADKOODA ah? waajiraan laakiin iyagaaba ku raacsan oo ay laqumantahay arinkani.
1. Cumar cabdirashiid. Vs Aamina Aadan Beesha Cismaan maxamuud
2. Yaasiin Cabdi Seed Vs Seynab Xaashi Ciise Beesha Cumar Maxamuud
3. Cabdiraxmaan Faroole, Cabdi Mahadi Beesha Ciise Maxamuud .
Majeerteenka kale ee aan ahayn maxamuud saleebaan waxaa lala tartansiiyey beelo kale
Mahad Cabdale Cawad, Maxamed Siciid Xirsi Moorgan,Maxamud Cali Siicid
Beelaha Cabdiraxiin Maajeerteen iyo Dir Iyo Carab Maxamud Salax.
Morgan waa beesha Cabdiraxiin maxaa qof Cabdiraxiin u diiday in lala tartansiiyo qof kale oo cabdiraxiin ah sida Cismaan maxamuud oo kale.
Mahad Daahir Sheekh Nuur, Cabdiqadar Faarax Shaaciye, Cabdixakiin Axmed XaashiBeelaha Yuusuf daarood (Awrtable) reer Maxamud Maajeerteen iyo Wabeeneye Maajeerteen
Maxaa diiday Cabdiqadar Faarax Shaaxiye lala tartansiiyo Qof kale oo Reer maxamuud ah Cabdiqadar sidaan wararku ku helayo Madaxweynaha Xanuunsan DR beenaale gaas ayaa Ameerika uga wacay una balan qaaday inuu siinayo beesha reer maxamuud maadaama aysan aqalka hoose xubin ku lahayn garoowe ayuu mudo joogay balantii uu dayaasha Reer Maxamuud iyo Cabdiqadarba wuu uga baxay horaan ugu sheegay in uu gaas yahay DR BEENAALE,Sidoo kale Cabdixakiin Axmed Xaashi maxaa u diiday in qof wabeneeye ah lala tartansiiyo bal adba dadka reer puntland RAALI MAKA NOQON DOONAAN shaxda aqalka sare Baarlamaanka Puntland cadaalad daradan ma aqbali doonaa?
Siyaasad xumida heysato puntland waxaa masuul ka aha DR beenaale Gaas
Cabdiweli Gaas .qalbigiisu wuxuu murtaax yahay markuu arko rag haybtiisa ah oo hareero fadhiya oo dalka wada haysta meel walba.markaasuu waxa uu dareemayaa fiicnaan iyo sareeyn iyo halagu dhahoo ala dayaay jifadiisa waa niman balaayo ah oo khatar ah hadee madadkalaa jiraba!
GUNAANAD
Waalaga ilbaxay hartibaynu isku nahay,daarood baynu isku nahay,soomaali baynu nahay been ah dadkani majeerteen mayaqaanan,oo harti mayaqaanaan,oo daarood mayaqaanan oo soomaali mayaqaanan oo diin mayaqaanaan oo iyagu ismayaqaanaan. waxay yaqaanaan maxaan dhacaa maxaan cunaa maxaan isku diraa.waa noc jira ah daawo malaha waa xanuun baas aad u eega Soomaaliyeey.
Yuusuf Cumar [email protected]
Puntland president sacks officials after deadly attack on presidential guard Full Article
Waagacusub.net - Dowladda Federaalka Somalia ayaa qorsheysay in 2,000 (Laba kun) qofood oo u dhashay beelo cayiman lagu kordhiyo shaqaalaha Dowladda Federaalka iyo maamulka Gobolka Banaadir. Full Article
Ugu horeyn Alle ha u naxariisto Siraaji. Waxanan halkan ku cadeynayaa in aan ka xumaaday dhacdadaa lagu waayey wiilka da'da yaraa ee mustaqbalka fiican lahaa. Full Article
DAWLADDA FARMAAJO OO KAMID NOQOTAY MAAMUL GOBOLEEDYADA. SHAQADA XILDHIBAANADA IYO SENATORS -KANA MEEL UGA DHACDAY! Waagacusub.net - Shirkii Qeybsiga Kaluunka Tunada Badweynta Hindiya oo u dhaxeeyey wasiiradda Kaluumeysiga Maamul Goboleedyada iyo dowladda Dhexe oo Guuldarro ku soo dhamaaday! Full Article
DAWLADDA FARMAAJO OO KAMID NOQOTAY MAAMUL GOBOLEEDYADA. SHAQADA XILDHIBAANADA IYO SENATORS -KANA MEEL UGA DHACDAY! Full Article
Waagacusub.net - Kalafadhigii baarlamaanka Galmudug ayaa guul ku dhamaaday kadib markii Xildhibaanadda u codeeyeen in doorashadda Madaxweynaha Galmudug la qabto 10 April 2017. Full Article
hordhac Full Article
Shirkadda Soma Oil and Gas ee fadhigeedu yahay dalka UK, ayaa u dhaqaaqday inay durba iska fogeyso Xasan Cali Kheyre, saacado kadib markii loo magacaabay ra'iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya. Full Article
Waagacusub.net - Rajadii laga qabay in Somalia cagaheeda isku taagto mar kale ayaa saakay god dheer ku dhacday kadib markii Madaxweyne Farmaajo uu Ra'isulwasaarahiisa u magacaabay shaqsigii ugu tuuganimadda badnaay oo abaabulay heshiiskii Kenya loogu saxiixay badda Somalia. Full Article
Regional deputy president ignored self promoted corrupt Ethiopian officer, Gabre. Full Article
Somalia's government on Sunday accused Ethiopia of smuggling arms into the country for the fourth time this year, further alleging its involvement in supporting regional officials, subject to court warrants and actively pursued, in efforts to destabilize the nation.
Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud and Jubaland leader Ahmed Madobe, previously allies in the nation's political landscape, now find themselves on the brink of war after a divisive National Consultative Council meeting revealed profound rifts, prompting both sides to mobilize for a possible showdown.
President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government.
Waagacusub.net -Auditor General Mohamed Ali alias Afgoi has exposed missing millions of dollars from key departments within the Federal Government of Somalia [FGS], in what could raise questions about government expenditures. In his report, Afgoi said 25 entities and three embassies have been audited. Unsupported expenditure amounts to $9M; contracts worth $31M not registered with auditor general's office, the existence of unauthorized bank accounts outside the Treasury Single Account.
Waagacusub.net - IBS Bank Somalia, which is believed to have the largest amount of money, Al-Qaeda Finance Secretary Fazul Abdallah from Comoros has started issuing Visa Card Payments for the first time. Al-Shabaab's finance secretary confirmed that Mohamed Ali Warsame had $ 157 million in cash, according to Khalif Ereg, who was later bribed with $ 2 million.
Waagacusub.net- Somalia's army and Jubaland forces are teetering on the edge of conflict, as the military buildup intensifies daily and tensions show no signs of de-escalating, Caasimada Online news website reported on Monday. Full Article
Somalia's government on Sunday accused Ethiopia of smuggling arms into the country for the fourth time this year, further alleging its involvement in supporting regional officials, subject to court warrants and actively pursued, in efforts to destabilize the nation. Full Article
Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud and Jubaland leader Ahmed Madobe, previously allies in the nation's political landscape, now find themselves on the brink of war after a divisive National Consultative Council meeting revealed profound rifts, prompting both sides to mobilize for a possible showdown. Full Article
Galmudug State is not just the geographic heart of Somalia but the quintessential soul of the Somali nation. Within Galmudug, all the major Somali clan lineages- the Hawiye, Dir, Darood and Madhibaan are represented. No other Somali region or state is home to such diverse and influential clans with such extensive historical significance in Somalia as found in the Galmudug territory. Economically, Galmudug in 2024 is set to be the first location for the offshore oil and gas that the Somali Federal Government in partnership with the Houston-based American company, Coastline Exploration have commenced work on off the Hobyo coast since 2021. Full Article
Waagacusub.net - Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday mourned the death of Namibia President Hage G. Geingob and sent condolences to the government of the African country. Full Article
Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article
Former Intel official stripped from NISA membership Full Article
PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article
Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article
Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article
[Topnews] Wabigii Cadaalad daradda Puntland oo fatahay
Akhriso Beelaha ay ka soo jeedaan Xubnaha u tartamaya Aqalka Sare ee Puntland Yagleelidii hore ee lagu dhisay PUNTLAND bacdamaa ay ku jaan go' need laguna saleeyay dano dad gaara marka la eego danta guud ee shacabka degaanadaan, ayaan ka fahma