Nabadoon Tarabi oo u dhashay beesha Waceeysle gaar ahaan Macalin dhiblaawe, Aybakar gaab, Aybakar gaab Macalin , Maxamed Aybakar Gaab .oo da’diisa lagu qiyaasay 90 sano jir ayaa lagu dilay Xaafadda Suuq Bacaad ee Magaaladda Muqdisho ,halkaas oo ay degan yihiin beesha uu ka dhashay xoogeeda.
Nabadoonka ayaa la dilay xilli uu ka soo baxay Masjid ku yaal Suuq bacaad maalin kadib markii uu hanjabaad kala kulmay Caddow Cali Gees iyo Cali Abshir sida ay eheladda Nabadoonka u xaqiijiyeen Waagacusub.
Nabadoon Muxumud Tarabi wuxuu ka mid ahaay Nabadoonaddii soo dhisay Galmudug,wuxuu lahaay Laba Xaas , reerka koowaad waxeey degan tahay Xarardheere , Reerka labaadna waxeey degan tahay Muqdisho gaar ahaan Warshadda dayactirka Isgaarsiinta oo kor ka xigta Jidka Warshadaha Muqdisho.
Amiirka Al-Shabaab ee gobolka Banaadir Mr Cali Jabal ayaa iska fogeeyay dilka Nabadoon Tarabi ,wuxuuna yiri "Annagga hadaan dileeyno kuma sugneen suuq bacaad,wuxuuna deganaay Jidka Warshadaha i iyo degaan aan ku xoog badanahay boqolkiiba boqol oo ah Xarardheere, haddii aan nahay Mujaahidiinta Al-Shabaab ma dilno odayaasha ilaa aan digniin siino laakiin Nabadoon Tarabi allaha u naxariistee wax dimbiya nagama gelin”
"Nabadoon Tarabi wuxuu dacwad ka qoray Ergo uu qortay Caddow Cali Gees kuwaas oo been abuur ahaay ,uuna Caddow ku dulqoray Marooyin Waceeysle iyagoo la yaqaan ineysan dadkaas aheyn Marooyin iyo Aybakar Gaab midna” ayuu yiri Sarkaal ka tirsan hay’adda Sirdoonka NISA una dhashay beesha Waceeysle Abgaal.
Caddow Cali Gees oo ah ganacsade lacag badan heysta wuxuu doonayaa inuu mar labaad isu sharaxo kuna guuleeysto Xildhibaanka beesha Aybakar Gaab iyo Marooyinka laakiin Boqor Cabdullahi Geedi Shadoor ayaa gudbiyay liiska rasmiga ah ee ergadda Marooyinka. HALKAAN KA AKHRIYA LIISKA SAXDA AH EE MAROOYINKA.
"Nabadoon Muxumud Tarabi wuxuu warqad dacwadda u qoray guddigga doorashooyinka dadban iyo kuwa tooska ,isagoo u sheegay in dadkaas liiska lagu qoray laga been abuuray oo aysan aheyn beesha Marooyin iyo Aybakar Gaab sidaas darteedna aysan xaq u laheyn iney soo doortaan Xildhibaan metelaya Marooyin ama Aybakar Gaab” ayuu yiri Nabadoon u dhashay beesha Waceeysle oo codsaday inaan magaciisa la xusin.
Intaan la dilin Nabadoonka maalin ka hor waxaa gurigiisa ugu yeeray Ganacsade Caddow Cali Gees iyo Cali Abshir Xasan oo Nabadoonka la qabiil hoose ah ,una dhashay Maxamed Aybakar Gaab.
Labada Nin ayaa handaday Nabadoonka ,iyagoo ku yiri "Haddii aadan ka bixin waxa aad ku jirtid waad u dhimaneysaa”
Nabadoon Tarabi maalin kadib waa la dilay, Meeydkiisa waa la qaaday ,waxaana la geeyay Xarunta Nabadsugidda .
"Dilka Nabadoonka waxaa la qorsheeyay in su-aalo laga weeydiiyo Caddow Cali Gees iyo Cali Abshir Xasan laakiin maalmo kadib kiiskii waa la joojiyay oo waxaa dhacday in laaluush la siiyay Saraakiisha kiiska baaristiisa ku guda jiray” ayuu yiri Sarkaal ka tirsan Hay'adda NISA.
Taliyahii hore ee Nabadsugidda Somalia Cabdiraxman Tuuryare oo xilka Xildhibaanimadda kula tartamayay Caddow Cali Gees ayaa lagu qasbay inuu uga tanaasulo kadib markii uu cadaadis ku saaray Xasan Garguurte.
Caddow Cali Gees oo u dhashay beesha Macalin dhiblaawe, Aybakar Gaab Jufadda Cali Aybakar Gaab waa nin awood badan oo la tuhunsan yahay inuu ku lug lahaay weerarkii Diyaaradda Daallo, weerarkii lagu dhaawacay maareeyahii Garoonka Muqdisho Mr Cali Madoobe iyo dilkii loo geeystay Saraakiishii Saadaasha Hawadda Somalia.
Caddow Cali Gees oo ah Xildhibaan aan weligii ka qeybgelin kulamadda Baarlamaanka wuxuu leeyahay Shirkad lagu magacaabo Alpha Logistics ,wuxuuna heeystaa dhalashadda Mareykanka.
Caddow Cali Gaas wuxuu ku qaatay Baasaboorka Mareykanka magaca Naag la ilma adeera Ganacsade Cabdiraxman Jawaanle oo u dhashay beesha Majeerteen laakiin baaris Waagacusub sameeysay waxeey ku ogaatay inuusan Caddow Cali Gees marnaba guursan haweeneeydaas lagu magacaabo Safiyo Baseey oo degan hadda Emirate-ka Carabta.
Safiya Baseey waxaa qaba soddon sano ka badan nin lagu magacaabo Cabduqadir Nuuri oo ay shan Caruura u leedahay . iyadoo shanta Caruurta gabadha ugu yar tahay labaatan sano jir.
Kiiskaan wuxuu ka dhigan yahay inuu Caddow Cali Gees ku qaatay Baasaboorka Mareykanka hab been abuura iyo aroos aan jirin.iyadoo haddii Dowladda Mareykanka ogaatana lagala laaban doono dhalashadda sida uu dhigayo sharcigga Mareykanka.
Sikastaba ha ahaatee, Caddow Cali Gees oo aan la xiriirnay ayaa diiday inuu ka jawaabo eedeeymaha loo soo jeediyay oo dhan,wuxuuna markasta xaq u leeyahay inuu Waagacusub la hadlo si uu uga jawaabo kiiskaan lagu eedeeyay.
Xildhibaan Cabdi weli Maxamed Qanyare ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay Wadaadada ku fadwoonaya Xildhibaanada iyo Siyaasinta mucaaradka, isagoo oo tilmaamay in hadaan Siyaasada laga heshiin oo madaxda aqligooda soo noqon aay imaan karto Hurumar la,aan Amni xumo,laalush iyo is qabqabsi joogta taaso lagu maareyn karin siduu hadalka u dhigay wadaadada la soo kireestay ee beenta fadwooda. Full Article
Ciidamo ka tirsan kuwa Nabad Sugida Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo ku Xayirey Xildhibaano ka mid ah Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed kuwaasi oo ka Tagay Magaalada Muqdisho. Full Article
Waxaa qoray Cali Hassan (Cali Mareexaan), Wasiirka Howlaha Guud ee Somaliland. Full Article
Provide Adequate Housing for Homeless Refugees ? Police used violence and water cannons to evict a group of squatters, predominantly refugees, in Rome on August 24, 2017, Human Rights Watch said today. The Italian authorities should conduct a serious and transparent investigation into the use of force by police. Hundreds of people who had been living in the building on the Piazza Indipendenza urgently need alternative accommodation. Full Article
Mudaneyaal ka kala tirsan Baarlamanka Fedaraalka Somalia Iyo Maamulka Galmudug Kuna heyb ah ra'isal wasaare Xasan Cali Khayre ayaa Magaalada Muqdisho ka bilaabay Olole logu mucaaradayo Xukumadiisa. Full Article
Waagacusub.net - Xildhibaan Mustafe Dhuxuloow oo ka mida seddexda qof ee daaha gadaashiisa ka maamula Xafiiska Ra'isulwasaare Xasan Kheyre ayaa safar degdega ugu baxay dalka Emirate-ka Carabta kadib markii sida la xaqiijiyay uu ku guuleeystay fashilinta Xukumadda Ra'isulwasaare Kheyre. Full Article
DALKAAN LAGUMA MAAMULI KARO WAREEGTO IYO WARSAXAAFADEED! Full Article
Ugu horeyn Alle ha u naxariisto Siraaji. Waxanan halkan ku cadeynayaa in aan ka xumaaday dhacdadaa lagu waayey wiilka da'da yaraa ee mustaqbalka fiican lahaa. Full Article
Saraakiil ka tirsan Sirdoonka Somalia ee NISA Iyo Amniyaat-ka Al-Shabaab ayaa si wadajira ugu xog waramay in Xildhibaan Abtidoon Yare abaabulay dilkii lagu khaarijiyay Nabadoonka beesha Reer Faarax Rooble, Saleebaan Habargidir Shire Jimcale Aakhiro oo 13 April 2017 lagu dilay Xaafadda Labadhagax ee Degmadda Wardhiigleey Muqdisho. Full Article
Waxaan halkaan idinkugu soo gudbinayaa maqaal aan ugu talo galay inaan ku iftiimiyo qayb kamid ah qaladaadka joogtada ah ee qaar kamid ah Madaxda Qaranku ka galayaan Dalkii iyo Dadkii ay mas'uuliyada uhayeen. Si loo saxo, Dowladuna aysan dhumin kalsoonidii Shacabka Soomaaliyeed u muujiyeen Doorashadii Madaxweynaha, Magacaabistii Ra'iisul Wasaaraha iyo Dhismihii Xukuumada. Kalsoonidaas oo hadii aan la'dabo qaban ay suurtogal tahay in ay noqoto LA MOOD NOQONSE WEYDAY! Full Article
Somalia's government on Sunday accused Ethiopia of smuggling arms into the country for the fourth time this year, further alleging its involvement in supporting regional officials, subject to court warrants and actively pursued, in efforts to destabilize the nation.
Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud and Jubaland leader Ahmed Madobe, previously allies in the nation's political landscape, now find themselves on the brink of war after a divisive National Consultative Council meeting revealed profound rifts, prompting both sides to mobilize for a possible showdown.
In July 2009, Mahad Ibrahim Hamarow kidnapped French officers Denis Allex and another officer who escaped from the Sahafi Hotel in Mogadishu and then joined Al Shabaab. In the same year, he fled to Kenya, this was confirmed by Hizbul Islam Spokesman Mr Aydarus. - In 2010, Mahad Hamarow went to South Africa for migration, that's how we found out in the investigation, we were also told by Mohamed Isse and his brother Somaney who lives in Johannesburg South Africa.
President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government.
Waagacusub.net -Auditor General Mohamed Ali alias Afgoi has exposed missing millions of dollars from key departments within the Federal Government of Somalia [FGS], in what could raise questions about government expenditures. In his report, Afgoi said 25 entities and three embassies have been audited. Unsupported expenditure amounts to $9M; contracts worth $31M not registered with auditor general's office, the existence of unauthorized bank accounts outside the Treasury Single Account.
Waagacusub.net- Somalia's army and Jubaland forces are teetering on the edge of conflict, as the military buildup intensifies daily and tensions show no signs of de-escalating, Caasimada Online news website reported on Monday. Full Article
Somalia's government on Sunday accused Ethiopia of smuggling arms into the country for the fourth time this year, further alleging its involvement in supporting regional officials, subject to court warrants and actively pursued, in efforts to destabilize the nation. Full Article
Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud and Jubaland leader Ahmed Madobe, previously allies in the nation's political landscape, now find themselves on the brink of war after a divisive National Consultative Council meeting revealed profound rifts, prompting both sides to mobilize for a possible showdown. Full Article
In July 2009, Mahad Ibrahim Hamarow kidnapped French officers Denis Allex and another officer who escaped from the Sahafi Hotel in Mogadishu and then joined Al Shabaab. In the same year, he fled to Kenya, this was confirmed by Hizbul Islam Spokesman Mr Aydarus. - In 2010, Mahad Hamarow went to South Africa for migration, that's how we found out in the investigation, we were also told by Mohamed Isse and his brother Somaney who lives in Johannesburg South Africa. Full Article
Galmudug State is not just the geographic heart of Somalia but the quintessential soul of the Somali nation. Within Galmudug, all the major Somali clan lineages- the Hawiye, Dir, Darood and Madhibaan are represented. No other Somali region or state is home to such diverse and influential clans with such extensive historical significance in Somalia as found in the Galmudug territory. Economically, Galmudug in 2024 is set to be the first location for the offshore oil and gas that the Somali Federal Government in partnership with the Houston-based American company, Coastline Exploration have commenced work on off the Hobyo coast since 2021. Full Article
Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article
Former Intel official stripped from NISA membership Full Article
PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article
Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article
Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article
[SirCulus] Dilkii Nabadoon Tarabi oo galay Xildhibaan Caddow Gees iyo Ganacsade Cali Abshir
Qaar ka mida Saraakiisha Nabadsugidda iyo Sirdoonka Somalia oo codsaday inaan magacooda la shaacin xaalad amaan darteed ayaa ku xog waramay in dilkii Nabadoon Muxumud Tarabi ay maleegeen Xildhibaan Caddow Cali Gees iyo Ganacsade la saaxiiba oo lagu