MARIIXAAN
4 kursi Baarlamaan + 1 xubin aqalka sare = 5
1 Kursi haweenka u gaar ah oo ay ku tartamaan waa in looga qoondeeyaa aqalka hoose sidoo kale kuraasta kale ee aqalka hoose Haweenku waa u tartami karaan.
MURURSADE
7 kursi Baarlamaan + 1 xubin aqalka sare = 8
2 Kursi haweenka u gaar ah oo ay ku tartamaan waa in looga qoondeeyaa aqalka hoose sidoo kalana kuraasta kale ee aqalka hoose Haweenka waa u tartami karaan.
DIR(Faqi Muhumed & Qubeys)
2 kursi Baarlamaan + 1 xubin aqalka sare = 3
1 Kursi haweenka u gaar ah oo ay ku tartamayaan waa in looga qoondeeyaa aqalka hoose sidoo kale haweenka waa u tartami karaan kuraasta kale ee aqalka hoose.
HABARGIDIR - CAYR
3 kursi Baarlamaan + 1 xubin aqalka sare = 4
1 Kursi haween ah wuxuu ka yimid aqalka sare sidoo kale haweenku waa u tartami karaan kuraasta aqalka hoose.
HABARGIDIR-SACAD
3 kursi Baarlamaan + 1 xubin aqalka sare = 4
1 Kursi haweenka u gaar ah oo ay ku tartamayaan waa in looga qoondeeyaa aqalka hoose sidoo kale haweenku waa u tartami karaan kuraasta kale ee aqalka hoose.
HABARGIDIR-SALEEMAAN
3 kursi Baarlamaan + 1 xubin aqalka sare= 4
1 Kursi haween u gaar ah oo ay ku tartamayaan waa in looga qoondeeyaa aqalka hoose sidoo kale kuraasta kale ee aqalka hoose haweenku waa u tartami karaan.
HABARGIDIR-SARUUR
3 kursi Baarlamaan + 1 xubin aqalka sare = 4
1 Kursi haweenka u gaar ah oo ay ku tartamayaan waa in looga qoondeeyaa aqalka hpose sidoo kale kuraasta kale ee aqalka hoose Haweenku waa u tartami karaan.
HABARGIDIR-DUDUBLE
4 kursi Baarlamaan + 1 xubin aqalka sare = 5
1 Kursi haween ah u gaar ah oo ay ku tartamayaan waa in looga qoondeeyaa aqalka Hoose, sidoo kale kuraasta kale ee aqalka hoose haweenku waa u tartami karaan.
ABGAAL-WACEYSLE
3 kursi Baarlamaan + 1 xubin aqalka sare.
1 Kursi haween ah wuxuu ka yimid aqalka sare balse kuraasta aqalka hoose Haweenku waa u tartami karaan.
SHEEKHAAL
2 kursi Baarlamaan + 0 aqalka sare = 2
Kursi haweenka u gaar ah kuma qasbana beeshaani balse haweenku waa u tartami karaan kuraasta aqalka hoose.
MADHIBAAN
1 kursi Baarlamaan,
Beeshaani kuma qasbana kursi haweenka u gaar ah balse Haweenku waa u tartami karaan kursiga aqalka hoose.
TUMAAL.
1 kursi Baarlamaan,
Beeshaani kuma qasbana kursi haweenka u gaar ah balse Haweenku waa u tartami karaan kursiga aqalka hoose.
Dawladda Itoobiya ayaa ku wareejinaysa Raiisul Wasaare Xasan Cali Khayre Maxaabiis Soomaali ah oo tiradoodu gaarayso 120 Maxbuus, kuwaas oo ku xirnaa Xabsiyo ku yaala Dalkeeda, loona haystay Dambiyo ay ka mid yihiin Aragixisanimo. Full Article
Muqdisho, 31 May 2017 - Ra'iisul Wasaaraha XFS Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kulan la qaatey qaar kamid ah Haweenka Soomaaliyeed, wuxuuna kala hadley qaabkii la iskaga kaashan lahaa shaqada dalka ka socto haweenkuna ay qayb tooda uga qaadan lahaayeen howsha Qaran.waxaana kulankan soo qaban qabiyey Wasaarada Haweenka iyo Xaquuqul Insaanka ee Soomaaliya. Full Article
Waagacusub.net - Liiskii ugu yaabka badnaay ee ay ka soo dhexmuuqdeen gabdho Saaxiibo la ah Wasiiradda iyo Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa soo baxay. Full Article
DAWLADDA FARMAAJO OO KAMID NOQOTAY MAAMUL GOBOLEEDYADA. SHAQADA XILDHIBAANADA IYO SENATORS -KANA MEEL UGA DHACDAY! Waagacusub.net - Shirkii Qeybsiga Kaluunka Tunada Badweynta Hindiya oo u dhaxeeyey wasiiradda Kaluumeysiga Maamul Goboleedyada iyo dowladda Dhexe oo Guuldarro ku soo dhamaaday! Full Article
Urur diimeedkii Maalgeliyay Madaxweyne Farmaajo xilligii doorashadiisa ayaa markii ugu horeeysay banaanka u soo baxay. Urur diimeedkaan oo Somalia looga yaqaan Tagfiir ayaa 40 sano ka shaqeeynaayey sideey lacag badan u tacban lahaayeen iyagoo la wareegay guud ahaan goobaha Waxbarashadda dalka. Agaasime ku xigeenka Madaxtooyadda Somalia Cabdirisaq Shoole ayaa ka mida Urur diimeedkaan oo qorshahoodu yahay iney taladda kala wareegaan Farmaajo. Full Article
Waagacusub.net - Kalafadhigii baarlamaanka Galmudug ayaa guul ku dhamaaday kadib markii Xildhibaanadda u codeeyeen in doorashadda Madaxweynaha Galmudug la qabto 10 April 2017. Full Article
Wasiiru dowlaha Madaxtooyadda Somalia Xildhibaan Mahad Salaad oo si geesinimo leh u garbaashay Farmaajo iyo fadeexadda hareeyay ,isagoo sheegay in Xildhibaanaduna sugayaan dhamaantood Wasiiro oo aysan kaba hadli karin xadgudubyadda sii kordhaya. Full Article
Waagacusub.net - Dadkii Sucuudigu Marin biyoodka Baabal-mandabka Ku duqeeyey waxay u badnaayeen kuwo u dhashay Burco iyo laascanod ,Hargeysa dhawr qof ayaa kaga jira. Full Article
HORDHAC Full Article
Waagacusub.net - Warbixin lagu faafiyey baraha Al shabaab ku leeyihiin Internetka ayaa lagu sheegay magacyada la dilay iyo goobaha kale ee la weeraryay inkastoo aysan si rasmi ah u sheegan dilalka qaar in ay masuuliyada iyaga leeyihiin Full Article
President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government.
Waagacusub.net -Auditor General Mohamed Ali alias Afgoi has exposed missing millions of dollars from key departments within the Federal Government of Somalia [FGS], in what could raise questions about government expenditures. In his report, Afgoi said 25 entities and three embassies have been audited. Unsupported expenditure amounts to $9M; contracts worth $31M not registered with auditor general's office, the existence of unauthorized bank accounts outside the Treasury Single Account.
Waagacusub.net - IBS Bank Somalia, which is believed to have the largest amount of money, Al-Qaeda Finance Secretary Fazul Abdallah from Comoros has started issuing Visa Card Payments for the first time. Al-Shabaab's finance secretary confirmed that Mohamed Ali Warsame had $ 157 million in cash, according to Khalif Ereg, who was later bribed with $ 2 million.
I hereby inform the country that By virtue of the Authority given to the President of Uganda by Articles: 108(2), 108A(1), 113(1) and 114(1) of the 1995 Constitution of the Republic of Uganda, I hereby appoint H.E. the Vice President, Rt. Hon. Prime Minister, Honourable Cabinet Ministers and other Ministers as indicated below:
The Associated Somali Journalists is deeply concerned that journalists were today barred from covering the meeting of the leaders of the Federal Government of Somalia and Federal Member States (FMSs) as well as the Governor and Mayor of Mogadishu.
Waagacusub.net - Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday mourned the death of Namibia President Hage G. Geingob and sent condolences to the government of the African country. Full Article
Waagacusub.net - Somalia's former President Mohamed Abdullahi Farmajo on Monday warned of the risk of political crisis over plans by the incumbent President Hassan Sheikh Mohamud to overhaul the constitution. Full Article
Waagacusub.net - Egyptian President Abdel Fattah el-Sissi said his country will protect Somalia against any threat in what can be described as an indirect response to recent Ethiopia's move to access the seaport of Somaliland. Full Article
Egypt on Tuesday condemned a suicide bomber attack in Somalia that killed at least 20 soldiers. The attack took place at a training camp in the Somali capital, Mogadishu, on Monday. The al-Shabab terrorist group claimed responsibility. Full Article
President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government. Full Article
Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article
Former Intel official stripped from NISA membership Full Article
PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article
Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article
Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article
[Topnews:-] Qoondada Haweenka Galmudug ee aqalka hoose oo la shaaciyay
Iyada oo la tixraacayo heshiisyada horey u gaareen Madasha hogaanka Qaranka ee qoondada Haweenka 30% waxaan halkaan kusoo gudbinaynaa Xubnaha Aqalka Sare oo 8-da ka kooban iyo aqalka hoose ee Baarlamaanka oo ka kooban 36-da xubnood beelaha kuraasta h