HEADLINES:

[Topnews:-] Faras Cadaha Real Oo Mar Kale Bad-baadiyay Boqortooyada , Waqtiga Geerida Ayuu Goolka Bar-bar Dhaca U Dhaliyay.

0
Saturday December 03, 2016 - 22:02:46 in Articles by Super Admin
  • Visits: 11440
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 3
  • 2 0
  • Share via Social Media

    [Topnews:-] Faras Cadaha Real Oo Mar Kale Bad-baadiyay Boqortooyada , Waqtiga Geerida Ayuu Goolka Bar-bar Dhaca U Dhaliyay.

    Kooxaha Barcelona iyo Real Madrid ayaa ku kulmay Camp Nou kulan xiiso badnaa oo ka tirsanaa La Liga, waana kulanka caalamka looga yaqaan El Clasico, labada kooxood ayaa dhibcaha ku qaybsaday halkaas, iyadoo faraska ee Real Madrid Sergio Ramos uu mark

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxaha Barcelona iyo Real Madrid ayaa ku kulmay Camp Nou kulan xiiso badnaa oo ka tirsanaa La Liga, waana kulanka caalamka looga yaqaan El Clasico, labada kooxood ayaa dhibcaha ku qaybsaday halkaas, iyadoo faraska ee Real Madrid Sergio Ramos uu markale bad-baadiyey kooxdiisa.
Barcelona (4-3-3): Ter Stegen; Sergi Roberto, Pique, Mascherano, Alba; Rakitic, Busquets, Andre Gomes; Messi, Suarez, Neymar.

Kaydka: Denis, Arda, Iniesta, Cillessen, Alcacer, Digne, Umtiti.

Real Madrid(4-3-3): Navas; Carvajal, Varane, Ramos, Marcelo; Kovacic, Modric, Isco; Vazquez, Benzema, Ronaldo.

Kaydka: Pepe, Nacho, James, Casilla, Casemiro, M. Diaz, Asensio

Labada Kooxood ayaan fursado badan isku helin qeybta hore ee ciyaarta, iyagoona ciyaarayey kubaddo daafac ku dhisin.

Biloowga ciyaarta Neymar ayaa kubad fiican banaanka soo dhigay, laakiin kubaddii oo uu shuut qabadsiiyey Sergio Roberto ayaa ku dhacda daafaca Real, iyadoo Barce ku dooday inay ahady rigoore.

Real ayaa markooda helay fursad fiican, iyadoo Ronaldo kubad uu kala soo galay dhanka midig uu kasoo gamay tishootaha dhexdiisa.

Qaybta hore ee ciyaarta ayaana ahayd mid caajis badan lahayd, waxaana lugu kala nastay barbaro 0:0 ah.

Markii la isku laabtay qaybta dambe ee ciyaarta, Bracelona yaaa qaadatay qaybteeda, waxayna lasoo baxday qaab ciyaareed wayn iyadoona hawadana ka qarisay kooxda martida hayd ee Real Madrid.

suarez1suarez2suarez3

Barcelona ayaa goolkeeda kowaad heshay biloowga qaybta hore, waxaana madaxa ugu dhaliyey weeraryahanka reer Uruguey ee Luis Suarez, waxayna Catalan markii ugu horaysay hogaanka ciyaarta u qabatay kulankaan.

Daqiiqadii 67-aad ee ciyaarta ayeey u muuqatay in Barce heshay goolkeeda labaad ee ciyaarta, ka dib markii Iniesta baas cajiib ah oo uu siiyey Neymar inta uu difaaca ka farsamaystay hawada ku xulay.

Daqiiqad kale ka dib Barce ayaa ku sigatay inay dhaliso goolkeeda labaad ee ciyaarta ka dib markii Neymar fursad kale ka qasaariyey.

Iniesta ayaa bixiyey baas caqibo leh isagoo doonayey in Messi kubadaas uu ku faataxaysto, laakiin weeraryahanka Argentina ayaa kubadii birta hoos mariyey.

ramos ramos1

Ka dib markii fursadihii oo dhan Barce ku qubaystay ayeey Real daqiiqadii ugu dambaysay heshay goolkeeda barbaraha, Sergio Ramos ayaana markale noqday geesiga Los Blancos isagoona madaxa ku dhaliyey goolka barbarah taas oo keentay in dhibcaha lugu qaybsadi Camn Nou.

Ugu dambayn ciyaarta ayaa kusoo dhamaatay barbaro 1:1 ah iyadoo labada kooxood sidaas min dhibic ugu kala qaateen Camp Nou, waxayna la micno tahay in Real Madrid weli lix dhibcood oo nadiif ah ka sarayso dhigeeda Barcelona hogaanka horyaalka Spain.

Xigasho: kooxda.com

Share on Social Media

Somalia: US Troops killed 10 civilians -Real Genocide

Waagacusub.net - A Somalia official says a raid by foreign and Somali forces on a farm has killed 10 civilians, including a child. Full Article

 

[Topnews:-] Magacyadda Maxaabiista Ethiopia ku wareejisay Kheyre oo si sharciya u dhameeystay Xabsiyadii lagu xukumay ?

Dawladda Itoobiya ayaa ku wareejinaysa Raiisul Wasaare Xasan Cali Khayre Maxaabiis Soomaali ah oo tiradoodu gaarayso 120 Maxbuus, kuwaas oo ku xirnaa Xabsiyo ku yaala Dalkeeda, loona haystay Dambiyo ay ka mid yihiin Aragixisanimo. Full Article

 

[Topnews:-] Liiska qabiiladda iyo magacyadda Gudoomiyeyaasha cusub ee degmooyinka gobolka Banaadir

Waagacusub.net - Liiskii ugu yaabka badnaay ee ay ka soo dhexmuuqdeen gabdho Saaxiibo la ah Wasiiradda iyo Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa soo baxay. Full Article

 

[Topnews:-] Dowladda Somalia oo ku guuldareeysatay Mashruucii Mareykanka ee Malaayiinta dollar kadib markii Puntland diiday ?

DAWLADDA FARMAAJO OO KAMID NOQOTAY MAAMUL GOBOLEEDYADA. SHAQADA XILDHIBAANADA IYO SENATORS -KANA MEEL UGA DHACDAY! Waagacusub.net - Shirkii Qeybsiga Kaluunka Tunada Badweynta Hindiya oo u dhaxeeyey wasiiradda Kaluumeysiga Maamul Goboleedyada iyo dowladda Dhexe oo Guuldarro ku soo dhamaaday! Full Article

 

Topnews:- Ra'isulwasaare Kheyre oo ku ceeboobay Magacaabista Nin lacag badan ka dhacay Musharaxiintii guuldareeystay ?

Ra'isulwasaare Xasan Kheyre ayey magac xumo weyn ka soo gaartay nin ka tirsan Urur diimeedka Al Itixaad kaas oo lagu magacaabo Saciid Xuseen Ciid. Full Article

 

[Topnews:-] Wasiiru Dowlaha Madaxtooyadda Somalia oo fadeexadaha Farmaajo iyo qiyaanooyinkiisa kashifay

Wasiiru dowlaha Madaxtooyadda Somalia Xildhibaan Mahad Salaad oo si geesinimo leh u garbaashay Farmaajo iyo fadeexadda hareeyay ,isagoo sheegay in Xildhibaanaduna sugayaan dhamaantood Wasiiro oo aysan kaba hadli karin xadgudubyadda sii kordhaya. Full Article

 

[Topnews:-] Magacyadda Somalidii Sacuudiga duqeeyay oo reer Somaliland iyo reer Khaatumo u badan

Waagacusub.net - Dadkii Sucuudigu Marin biyoodka Baabal-mandabka Ku duqeeyey waxay u badnaayeen kuwo u dhashay Burco iyo laascanod ,Hargeysa dhawr qof ayaa kaga jira. Full Article

 

Ra'iisal Wasaare Kheyre oo cambaareeyey qaraxyada ka dhacay Muqdisho

Muqdisho, March 13, 2017------Ra'iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa cambaareeyey qaraxyada saaka ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, kuwaasoo ka kala dhacay agagaaraha Warshadii hore ee Nac-naca oo fariisin u ah ciidamo ka tirsan kuwa XDS iyo qaraxa labaad ee lala beegsaday hotelka Wehliye. Full Article

 

[Topnews:-] Fashilka Farmaajo? Al-Shabaab oo faafiyay Magacyadda dadkeey dileen intii Farmaajo Madaxweyne ka noqday Somalia

Waagacusub.net - Warbixin lagu faafiyey baraha Al shabaab ku leeyihiin Internetka ayaa lagu sheegay magacyada la dilay iyo goobaha kale ee la weeraryay inkastoo aysan si rasmi ah u sheegan dilalka qaar in ay masuuliyada iyaga leeyihiin Full Article

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Somalia accuses Ethiopia of weapons smuggling for fourth time

Somalia's government on Sunday accused Ethiopia of smuggling arms into the country for the fourth time this year, further alleging its involvement in supporting regional officials, subject to court warrants and actively pursued, in efforts to destabilize the nation.

Villa Somalia and Jubaland now teeter on the edge of full-blown war

Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud and Jubaland leader Ahmed Madobe, previously allies in the nation's political landscape, now find themselves on the brink of war after a divisive National Consultative Council meeting revealed profound rifts, prompting both sides to mobilize for a possible showdown.

The killer,the kidnapper of Somalia, entered in the US as a migrant

In July 2009, Mahad Ibrahim Hamarow kidnapped French officers Denis Allex and another officer who escaped from the Sahafi Hotel in Mogadishu and then joined Al Shabaab. In the same year, he fled to Kenya, this was confirmed by Hizbul Islam Spokesman Mr Aydarus. - In 2010, Mahad Hamarow went to South Africa for migration, that's how we found out in the investigation, we were also told by Mohamed Isse and his brother Somaney who lives in Johannesburg South Africa.

Somalia:War to Defeat Al Shabab Militarily

President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government.

Somalia:$17 million external support has not been channeled through the country's single treasury account

Waagacusub.net -Auditor General Mohamed Ali alias Afgoi has exposed missing millions of dollars from key departments within the Federal Government of Somalia [FGS], in what could raise questions about government expenditures. In his report, Afgoi said 25 entities and three embassies have been audited. Unsupported expenditure amounts to $9M; contracts worth $31M not registered with auditor general's office, the existence of unauthorized bank accounts outside the Treasury Single Account.

Somalia army and Jubaland forces edge closer to conflict

Waagacusub.net- Somalia's army and Jubaland forces are teetering on the edge of conflict, as the military buildup intensifies daily and tensions show no signs of de-escalating, Caasimada Online news website reported on Monday. Full Article

 

Somalia accuses Ethiopia of weapons smuggling for fourth time

Somalia's government on Sunday accused Ethiopia of smuggling arms into the country for the fourth time this year, further alleging its involvement in supporting regional officials, subject to court warrants and actively pursued, in efforts to destabilize the nation. Full Article

 

Villa Somalia and Jubaland now teeter on the edge of full-blown war

Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud and Jubaland leader Ahmed Madobe, previously allies in the nation's political landscape, now find themselves on the brink of war after a divisive National Consultative Council meeting revealed profound rifts, prompting both sides to mobilize for a possible showdown. Full Article

 

The killer,the kidnapper of Somalia, entered in the US as a migrant

In July 2009, Mahad Ibrahim Hamarow kidnapped French officers Denis Allex and another officer who escaped from the Sahafi Hotel in Mogadishu and then joined Al Shabaab. In the same year, he fled to Kenya, this was confirmed by Hizbul Islam Spokesman Mr Aydarus. - In 2010, Mahad Hamarow went to South Africa for migration, that's how we found out in the investigation, we were also told by Mohamed Isse and his brother Somaney who lives in Johannesburg South Africa. Full Article

 

President Mahad Salaad: the Only Guarantor for Galmudug's Security and Prosperity

Galmudug State is not just the geographic heart of Somalia but the quintessential soul of the Somali nation. Within Galmudug, all the major Somali clan lineages- the Hawiye, Dir, Darood and Madhibaan are represented. No other Somali region or state is home to such diverse and influential clans with such extensive historical significance in Somalia as found in the Galmudug territory. Economically, Galmudug in 2024 is set to be the first location for the offshore oil and gas that the Somali Federal Government in partnership with the Houston-based American company, Coastline Exploration have commenced work on off the Hobyo coast since 2021. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article