
PUNTLAND :- WAA LAGU KALA AARSADAY. .
= Waxaa la sheegayaa in Madaxweyne Gaas uu ku aarsaday Doorashadii la yiri maamul. islamarkaana uu dhamaan Xildhibaanadii Tolka ee ka hiiliyay 2012 kii markii uu u taagnaa Jagada Madaxweyna nimada kaga aarsaday. Musuqana waxa ay ka galeen kaalinta 3-aad.
GALMUDUG:- WAA LA ISKU XOOGAY.
= Sida muuqata Cadaado waxaa ka dhacay wax fool xun. Iyo Musuqmaasuq uu muruqu wehliyo madaama Dhimasho ka dhacday waxaana lagu xoogay beelo badan iyo musharixiin badan. waxaana la yiri Nin xoog leh baa xaajo u toostaaye. .danba lagama galin Aayaha dambe ee Galmudug. Maadaama ujeedka loo dhisayba ay aheyd sida ka muuqata Madaxdeeda jaranjarada 2016 ka. Musuqana waa kaalinta Koowaad.
HIRSHABELLE :- WAA LA ISKU FURTAY.
= Sida cad Doorashadii Hirshabelle waa qeybta labaad ee ugu musuq Maasuqa badan doorashooyinkii dhacay. waxaana ku baxay dhaqaale fara badan.oo keentay iney dhacaan wixii dhacay oo ahaa Rasaas sababtay Dhaawac. Balse sii jiritaanka Hirshabelle waa ka rajo fiican yahay kan Galmudug. .Musuqana waa kaalinta . 2aad.
K/GALBEED :- WAA LA QORSHEEYAY.
= Sida cad Doorashadii K/galbeed waxaad moodaa inuu hal nin qorsheeyay sida Madaweyne Shariif Xasan .oo qof uusan Rabin islamarkaana aan aaminsaneyn in markaan aan lagu arkin qof u howooda Gudoonka Baarlamanka kama soo bixin. Musuq maasuqana waxa ay kaga jiraan Kaalinta Afaraad..
JUBALAND :- WAA LA ISKU AAMUSIYAY.
= Sida ka muuqata Cabashada iyo qeylada sida hoose uga soo yeereysay K/Galbeed ma aheyn qaado qaboow waxa meeshaas ka dhacay . Balse waxay kaga duwaneyd Goobaha kale ee doorashooyinku ka dhacayeen ma jirin Beel ama Musharax awoodi karay in isagoo jooga Kismaayo uu saxaafadda la hadlo ama Saxaafad soo gudbin kartay cabashada Doorashooyinku. Musuqana waxa ay ka gashay kaalinta Shanaad. .
DIRTA WAQOOYI. COMING SOON.
= Maadaama doorashadani weli socoto mase yara Cabashadoodu ilaa iyo hada inta la qabtay. dhanka Musuquna waxaa laga yaabaa ineey booska ka Riixan doonaan deegaano kale hadii ay sidaan wax ku sii socdaan.
BANAADIRIGA :- WAA LAGU KALA BAXAY.
= Sida muuqata doorashadaani ma shanqar badneyn oo waxaadba moodaa in ceyriinka lagu soo kala baxay Cabashada waa jirtaa.. balse musuq kama marneyn oo waxa ay kaga jiraan kaalinta 6 aad.
NB/= TANI WAA ARAGTIDEYDA..
Waxaan halkaan idinkugu soo gudbinayaa maqaal aan ugu talo galay inaan ku iftiimiyo qayb kamid ah qaladaadka joogtada ah ee qaar kamid ah Madaxda Qaranku ka galayaan Dalkii iyo Dadkii ay mas'uuliyada uhayeen. Si loo saxo, Dowladuna aysan dhumin kalsoonidii Shacabka Soomaaliyeed u muujiyeen Doorashadii Madaxweynaha, Magacaabistii Ra'iisul Wasaaraha iyo Dhismihii Xukuumada. Kalsoonidaas oo hadii aan la'dabo qaban ay suurtogal tahay in ay noqoto LA MOOD NOQONSE WEYDAY! Full Article
Warbaahinta madaxabanaan ee ka hoowlgasha gudaha Somalia iyo qaar ka mida Website-yadda Afka dheer ee Somalida ayaa bil walba waxeey Dowladda Somalia ka qaadan doonaan lacag Laaluush ah. Full Article
Ra'isulwasaare Xasan Kheyre ayey magac xumo weyn ka soo gaartay nin ka tirsan Urur diimeedka Al Itixaad kaas oo lagu magacaabo Saciid Xuseen Ciid. Full Article
Waagacusub.net - Dadkii Sucuudigu Marin biyoodka Baabal-mandabka Ku duqeeyey waxay u badnaayeen kuwo u dhashay Burco iyo laascanod ,Hargeysa dhawr qof ayaa kaga jira. Full Article
HORDHAC Full Article
[Daawo] Fanaanad Somalia oo Kastuumo iyo Funaanad kaliya hees ku soo qaaday muuqaal yaab badan Full Article
Daawo Riwaayadda qosolka badan ee Qooto qooto qeybta 31 aad Full Article
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kulan Qado Sharafeed ah la qaatay Maamulka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xasan Jimcaale , Haween iyo Xildhibaanada Haweenka ee ku jira labada aqal ee Baarlamaanka. Waxana jeedka kulankani ahaa mid looga hadlayay wada shaqayn dhex marta Dawladda iyo Haweenka Soomaaliyeed, isla markaana looga xaajoonayay sidii wadajir looga qeyb noqon lahaa gurmadka Shacabka Soomaaliyeed ee Abaaruhu saameeyeen. Full Article
Daawo Riwaayad qosol badan oo Xille gube loogu magacdaray Full Article
Daawo isfaham waaga Somalida oo lagu cabiray sheeko filim qosol badan Full Article
DUBLIN (Waagacusub.net) — The International Monetary Fund has warned European policymakers that the rapid expansion of artificial intelligence could boost economic productivity while also disrupting labour markets, widening inequality, straining electricity networks and increasing Europe's dependence on foreign technology.
The European Union is dramatically expanding its economic and strategic engagement with Greenland, committing another €200 million as the Arctic island becomes an increasingly important arena of competition over security, critical minerals, infrastructure and geopolitical influence.
MOGADISHU / MINNEAPOLIS — Somali rapper Sharmarke Abdinasir Mohamed, widely known as Sharma Boy, is facing renewed scrutiny following allegations that he used threats, blackmail and sustained pressure to obtain thousands of dollars from a Somali-American woman in the United States.
MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups.
Prominent Somali investigative journalist and philanthropist Dahir Abdulle Alasow has been honored with the prestigious Humanitarian of the Year 2026 Award, recognizing his growing humanitarian impact through the international charity organization Alasow Foundation.
The European Union has expressed concern over reported plans by the United States to temporarily restrict diesel exports, warning that such a move could have economic consequences on both sides of the Atlantic at a time when Europe is already facing elevated energy costs. Full Article
Ethiopia is confronting its most dangerous northern military escalation since the 2022 Pretoria peace agreement, as renewed fighting spreads across Tigray, Amhara and Afar and raises fears that a country still carrying the scars of its last devastating war could be sliding toward another major conflict. Full Article
Dutch riot police arrested 24 people on Saturday after a demonstration in The Hague descended into violence, with protesters throwing fireworks and other objects at police officers. Full Article
DUBLIN (Waagacusub.net) — The International Monetary Fund has warned European policymakers that the rapid expansion of artificial intelligence could boost economic productivity while also disrupting labour markets, widening inequality, straining electricity networks and increasing Europe's dependence on foreign technology. Full Article
BRUSSELS (Waagacusub.net) — The European Union has opened the door to an unprecedented new relationship with Canada, with European Commission President Ursula von der Leyen proposing that the country become the bloc's first-ever "associate member." The proposal, announced on September 16, could significantly deepen cooperation between Canada and the 27-member European Union in defence, energy, critical minerals, artificial intelligence and digital trade. Full Article
Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article
Former Intel official stripped from NISA membership Full Article
PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article
Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article
Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article
[Wariye caana] oo warbixin qosol badan ahna xaqiiq ka qoray doorashooyinkii maamul goboleedyadda ?
QAABKII #DOORASHADADADBAN2016 UGA DHACDAY MAAMUL GOBOLEEDYADA. !!