HEADLINES:

[Topnews] Saadaalin la sameeyay wakuma Gudoomiyaha Iyo Ku xigeenada Baarlamaanka Soomaaliya"Imaan doono Doorashada la Filayo

0
Friday December 30, 2016 - 22:21:53 in Somali News by Nur Ismail
  • Visits: 10318
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 0
  • Share via Social Media

    [Topnews] Saadaalin la sameeyay wakuma Gudoomiyaha Iyo Ku xigeenada Baarlamaanka Soomaaliya"Imaan doono Doorashada la Filayo

    Iyadoo Maalinta berito ah lagu wado inuu dhaco fadhigii labaad ee uu yeesho Golaha cusub ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa jira xubno badan oo durba isku soo taagay qabashada xilalka guddoonka Baarlamaanka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Iyadoo Maalinta berito ah lagu wado inuu dhaco fadhigii labaad ee uu yeesho Golaha cusub ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa jira xubno badan oo durba isku soo taagay qabashada xilalka guddoonka Baarlamaanka.

Hadaba saadaal laga baxshay shaqsiyaadka ugu Cad Cad Imanka Gudoonka Baarlamaanka ayaa u qoran sidaan.
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya” sanadkan waxaa loo saadaalinaya in u ku soo baxi doono sadax Shaqsi midkood .
1: Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari Gudoomiyahii Hore Baarlamaanka hada waqtigiisa dhamaaday hadana" ah Musharax wuxuu loolan adag la geli doona labo Musharax oo kala ah Wasiiru Dowlaha Arimaha gudaha Xukumada waqtigeeda dhamaaday ahna Xildhibaan golaha Shacabka Cabdi Rashiid Maxamed Xidig iyo Sidoo Kale Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka Cabdi Fitaax Ibraahim Geesey.

 
Saadashu waxaay leedahay Gudoomiyaha Baarlamaanka Sanadkan waxaa loo badinaya in uu ku guuleysan doono Cabdi Fitaax Ibraahim Geesey oo ka guuleysan' doona Cabdi Rashiid Maxamed Xidig oo kaalinta labaad ku geli doona taageero u ka heli doono Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan sheikh Aadan halka Gudoomiyahii Hore Baarlamaanka Jawaari uu geli doono Kaalinta sedaxaad.

Sidoo Kale Gudoomiye ku Xigeenka 1 koowaad ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya" waxaa ku tartami doono Jeylaani Nuur Iikar oo ah guddoomiye-ku-xigeenkii Hore ee baarlamaanka Soomaaliya " iyo sidoo kale Wasiir Hore Khadiijo Maxamed Diiriye Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukumada hada waqtigeeda dhamaaday Cabdi weli Ibraahim Shiikh Muudey.

Saadashu waxaa la leeyahay waxaa Gudoomiye ku Xigeenka Koowaad ee Baarlamaanka Sanadkan ku guuleysan doonta Khadiijo Maxamed Diiriye maadama Baarlamaanka dhex diisa aay ku leedahay taageroyaal badan waxaa" kaalinta Labaad geli doono tartanta sida la saadalinayo Cabdi weli Ibraahim Shiikh Muudey halka wareega koowaad u ku hari doono Jeylaani Nuur Ikar oo rajo laga qabin in u markale ku soo baxo doorashada la filaayo.

Waxaa Xiisad gaar ah leh Doorashada Gudoomiye Ku xigeenka Labaad ee gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya" oo aay u wada taagan yahiin Xildhibaan Cabdi Weli Maxamed Qanyare oo si weyn loo wada yaqaan iyo sidoo kale Gudomiye ku xigeenka imanka waqtigiisa dhamaaday Mahad Cabdalla Cawad oo markale doonaya in u isku soo sharaxo balse aan rajo ka qabin in la dooran doono sidoo kale Wasiir ku-xigeenka gaashaandhiga Xukumada waqtigeeda dhamaaday Cabdalla Xuseen Cali ayaa u sharaxan godoomiye ku xigeenka Labaad waloow la leeyahay isagana wareega koowaad ma dhaafi doono.

Gudoomiye ku Xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Soomaliya" waxaa ugu cad cad in u ku guuleysan doono sanadkan Cabdi weli Maxamed Qanyare oo meesha ka saari doono damaca Gudoomiye ku xigeenkii Hore Baarlamaanka Mahad Cabdalla Cawad oo ku hari  doono wareega koowaad Halka Kaalinta labaad u geli doono Cabdalla Xuseen Cali.

Xildhibaan Cabdi weli Maxamed Qanyare Afrax wuxuu dhawaaan bartiisa Faceebook kula wadaagay saaxibadii in uu yahay Musharax u taagan qabashada Gudoomiye ku xigeenka gudoonka golaha shacabka.

Xildhibaan Cabdi Wali Maxamed Qanyare waxaa uu ka mid yahay Xildhibaanada difaaca had iyo goor qaranimada Umadda Soomaaliyeed waana shaqsi isku darsaday khibrad iyo Maamul wanaag aqoon badana u leh sharuucda iyo dastuurka Dalka u degsan sidoo kalana wuxuu taagero ku leeyahay Baarlamaanka dhexdiisa.

Waxaa Qoray Nuur Ismail Sheikh

Share on Social Media

Topnews:- Baarlamaanka Somalia oo maanta shaqadda ka eryi doona Wasiir Xoosh kadib markii ?

Waagacusub.net - Wasiirka Dastuurka Federalka Somalia Abuukaate Cabdi Xoosh ayaa shalay ka dhoofay Muqdisho isagoo diiday inuu hortago baarlamaanka Somalia oo su'aalo rabay iney weeydiiyaan. Full Article

 

Topnews:- Fadeexadii 4aad oo hareeysay Gudoomiyaha Dowladda Fudeed Farmaajo ?

Waagacusub.net - Gudoomiyaha gobolka Banaadir Mr Taabit Cabdi oo Muqdisho looga bixiyay Taabit Gorgoro ayaa fadeexadii afaarad wajahay kadib markii uu ku hungoobay ,oo shaqeeyn waayey amar uu ku mamnuucay in shacabka lacag ku galaan Beerta loo dalxiis tago ee Beerta Nabadda Muqdisho. Full Article

 

Daawo Xildhibaano Puntland Laaluush ka qaatay oo feer looga saaray baarlamaanka Galmudug ?

Waagacusub.net - Kalafadhigii baarlamaanka Galmudug ayaa guul ku dhamaaday kadib markii Xildhibaanadda u codeeyeen in doorashadda Madaxweynaha Galmudug la qabto 10 April 2017. Full Article

 

[Daawo] Wariye u shaqeeya Dowladda oo si xun ay u jirdileen ilaaladda Gudoomiyaha aqalka sare

Waagacusub.net - Wariye Ismail Mukhtar Omar Oronjo oo ka tirsan Warbaahinta Qaranka ayeey Illaaladda Gud Aqalka Sare, C/xaashi ku jirdileen Albaabka Hoygiisa. Iyagoo wata Macawiso. Una muuqda Maleeshiyaad. Waxaana falkan uu meesha ka saarayaa Rajadii ay Wariyayaal badan uga fadhiyeen Masuuliyiintan oo loo arkayay Wadaniyiin ka fogaan kara Tacadiyadda Shacabka. Full Article

 

[Daawo] Fanaanadda Yurub Geenyo oo soo qaaday hees qisa dhaba laga sameeyay

Daawo Fanaanadda Yurub Geenyo oo soo qaaday hees qisa dhaba laga sameeyay . Full Article

 

[Topnews:-] Axmed Madoobe oo ku hanjabay inuu Dowladda xiriirka u jari doono haddii aan Jaajuus Ethiopia laga dhigin Wasiir ?

Waagacusub.net - Madaxweynaha ku meel gaarka ee Maamulka Jubaland Mr Axmed Madoobe ayaa ku hanjabay inuu xiriirka u jari doono Dowladda Somalia haddii aan Wasiirka Boostadda iyo Isgaarsiinta loo magacaabin Sarkaal ka tirsan Sirdoonka Ethiopia oo lagu magacaabo Mohamed Jama Mursal [Mr Geelle] Full Article

 

[Topnews] Soma Oil and Gas oo si degdega u shaacisay in Ra'isulwasaaraha cusub baabi'iyay saamigii uu Shirkadda ku lahaay ?

Shirkadda Soma Oil and Gas ee fadhigeedu yahay dalka UK, ayaa u dhaqaaqday inay durba iska fogeyso Xasan Cali Kheyre, saacado kadib markii loo magacaabay ra'iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya. Full Article

 

[TOPNEWS] Waa kuma ninka loo magacaabay Ra'isulwasaaraha Somalia Hassan Khaire ?

Waagacusub.net - Rajadii laga qabay in Somalia cagaheeda isku taagto mar kale ayaa saakay god dheer ku dhacday kadib markii Madaxweyne Farmaajo uu Ra'isulwasaarahiisa u magacaabay shaqsigii ugu tuuganimadda badnaay oo abaabulay heshiiskii Kenya loogu saxiixay badda Somalia. Full Article

 

[DAAWO:] Madaxweyne Farmaajo oo jeediyey Khudbad Qiiro leh, Cadeeyayna sida uu ula dhaqmi doono Kenya & Itoobiya

Madaxweynaha DF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa soo xiray Xafladii caleemo saarka isagoo halkaas ka jeediyay khudbad qiiro galisay dhamaan shacabka Soomaaliyeed. Full Article

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Somalia:War to Defeat Al Shabab Militarily

President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government.

Somalia:$17 million external support has not been channeled through the country's single treasury account

Waagacusub.net -Auditor General Mohamed Ali alias Afgoi has exposed missing millions of dollars from key departments within the Federal Government of Somalia [FGS], in what could raise questions about government expenditures. In his report, Afgoi said 25 entities and three embassies have been audited. Unsupported expenditure amounts to $9M; contracts worth $31M not registered with auditor general's office, the existence of unauthorized bank accounts outside the Treasury Single Account.

Al-qaida Share ,IBS bank Somalia launches Visa Card Payment

Waagacusub.net - IBS Bank Somalia, which is believed to have the largest amount of money, Al-Qaeda Finance Secretary Fazul Abdallah from Comoros has started issuing Visa Card Payments for the first time. Al-Shabaab's finance secretary confirmed that Mohamed Ali Warsame had $ 157 million in cash, according to Khalif Ereg, who was later bribed with $ 2 million.

UGANDA: New Cabinet Members and Ministers of State

I hereby inform the country that By virtue of the Authority given to the President of Uganda by Articles: 108(2), 108A(1), 113(1) and 114(1) of the 1995 Constitution of the Republic of Uganda, I hereby appoint H.E. the Vice President, Rt. Hon. Prime Minister, Honourable Cabinet Ministers and other Ministers as indicated below:

Journalists barred from covering Somali leaders' meeting

The Associated Somali Journalists is deeply concerned that journalists were today barred from covering the meeting of the leaders of the Federal Government of Somalia and Federal Member States (FMSs) as well as the Governor and Mayor of Mogadishu.

Somalia's leader mourns death of Namibia president

Waagacusub.net - Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday mourned the death of Namibia President Hage G. Geingob and sent condolences to the government of the African country. Full Article

 

Somalia's ex-president warns of risk of 'political crisis' over plans to overhaul constitution

Waagacusub.net - Somalia's former President Mohamed Abdullahi Farmajo on Monday warned of the risk of political crisis over plans by the incumbent President Hassan Sheikh Mohamud to overhaul the constitution. Full Article

 

Egyptian President says will protect Somalia against anz threat

Waagacusub.net - Egyptian President Abdel Fattah el-Sissi said his country will protect Somalia against any threat in what can be described as an indirect response to recent Ethiopia's move to access the seaport of Somaliland. Full Article

 

Egypt Condemns Suicide Bomber Attack in Somalia

Egypt on Tuesday condemned a suicide bomber attack in Somalia that killed at least 20 soldiers. The attack took place at a training camp in the Somali capital, Mogadishu, on Monday. The al-Shabab terrorist group claimed responsibility. Full Article

 

Somalia:War to Defeat Al Shabab Militarily

President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article