
Wasiirka ayaa ugu horayn sheegay in mudadii uu joogay xafiiska wax badan uu ka qabtay kordhinta dakhliga taas oo sabab u ahayd isbadal balaaran oo lagu sameeyey shaqaalaha ka howl gala dekedda iyo garoonka Adern Cade,
"Xilka waxaan la wareegay 01, April, 2017, mudadaas yarta ah waxaan ku guulaysanay inaan kor u qaadno dakhliga ka soo xaroodo dekedda halka garoonka diyaaradaha ee Aden Cade uu kor u kacaya 30% lacagtii soo xaroon jirtay, taasna waxaa sabab u ah isbadalada aan ku samaynay iyo sidaan ugu diyaar garoownay la dagaalanka musuq maasuqa, waxaan sidoo kale rajo badan ka qabnaa in aan sii kordhino waqtiyada dhow, waxaase lagama maarmaan inana wada shaqayn ka helno shacabka Soomaaliyeed” ayuu yiri Wasiir Beyle.
Sidoo kael Wasiirka ayaa sheegay in dowladaan cusub dadaal weyn ugu jirto in ay ku tirsanaato dakhliga ka soo xarooda gudaha, meeshana laga saaro ku tiirsanaashaha dhanka beesha caalamka,
"Wax soo saarkeena iyo canshuurteen oo ah ilaha dhaqaale ayaa wadan lagu maamulaa. Waxa ka yimaada dibadda waa deyn aad soo qaadato ama deeqa lagu siiyey, markii aad yaboohsi ku jirto waxaa jira shuruudo badan oo lagaa rabo inaad buuxiso. 26 sano ee la soo dhaafay sida uu dalku u socday waxay ahayd in dibadda laga raadsado wax kasta oo aan u baahanahay, shaqada dowladu waxay ku soconaysaa waa inaan bixino canshuurta, markaas ayaan bixin karnaa mushaaradka shaqaalaheena kala duwan, waxaa Ilaahay mahadiisa ah in mudadii aan joognay qof walba uu qaatay mushaarahadkiisa, iyo lacagaha yar yar ee Wasaaraduhu ku dhaq dhaqaaqaan (Running Cost)
Wasiirka oo sii hadlayey ayaa yiri "Waxaan meesha ka saarnay lacagtii gunooyinka ahaa oo intii kiishka lagu qaato dadka loo qaybin jiray, taas oo aan ka mid ahayn nidaamka isla xisaabtanka iyo hufnaanta, qof walba oo dowlada lacag ka qaata waxaan u samayn Bangi Xisaabeed ay lacagtiisu ku dhacdo”
Dhanka kale Wasiir ayaa sheegay in deyntii lagu lahaa Soomaaliya ay meel fiican marayso dowladuna la tacaalayso sidii ay u fulin lahayd shuruudaha nalagu xiray cafinteed " Lacagaha deynta ah oo nalgu leeyahay waxaa cafinteeda nagala shaqeynaya IMF-ta, waxaan naloo jeexay khad aan ku soconayno mudo sanad ah si aan u gaarno cafinta daynta, waxaana khadkaas ka mid ah inaan kordhino dakhligeena iskana bixino mushaaradka iyo daymaha kale ee shirkaduhu nagu yeeshaan”
Ugu danbaynti Wasiirka yaa sheegay in Bangiga Aduunku ugu deeqay Soomaaliya lacag gaaraysa 50 milyan oo lagula tacaalayo abaaraha dalka ka dhacay.
Warbaahinta Waagacusub ayaa heshay tiro Wasiiro ah oo seefta xilka qaadista haleeshay iyo kuwa cusub ee lagu bedelay xilalka laga qaaday ,waxeeyna kala yihiin sidaan inta la xaqiijiyay. Full Article
Waxaa qoray Cali Hassan (Cali Mareexaan), Wasiirka Howlaha Guud ee Somaliland. Full Article
Waagacusub.net - Wasiirka Dastuurka Federalka Somalia Abuukaate Cabdi Xoosh ayaa shalay ka dhoofay Muqdisho isagoo diiday inuu hortago baarlamaanka Somalia oo su'aalo rabay iney weeydiiyaan. Full Article
DALKAAN LAGUMA MAAMULI KARO WAREEGTO IYO WARSAXAAFADEED! Full Article
Warar laga helayo ilo lagu kalsoonaan karo ayaa tibaaxaya in Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Saalax Axmed Jaamac uu ku guda jiro sidii uu magaca wasaarada ugu dhoofin lahaa dad marka uu ka qeyb galayo shirarka caalamiga ah. Full Article
Waagacusub Media waxeey idiin soo gudbineysaa Liiska Wasiiradda cusub ee loogu magacdaray Liitayaasha beelaha Soomaaliyeed, magacyadooda iyo qabiiladda. Full Article
Wasiiru dowlaha Madaxtooyadda Somalia Xildhibaan Mahad Salaad oo si geesinimo leh u garbaashay Farmaajo iyo fadeexadda hareeyay ,isagoo sheegay in Xildhibaanaduna sugayaan dhamaantood Wasiiro oo aysan kaba hadli karin xadgudubyadda sii kordhaya. Full Article
Daawo Wasiirka Arrimaha dibadda UK oo Xamaali ka noqday Airport-ka Xamar Full Article
NATO declares its readiness to defend allied territory as the European Union targets nearly 1,600 Russian individuals and companies, while fresh attacks on Ukraine raise doubts about Washington's diplomatic efforts.
DUBLIN (Waagacusub.net) — The International Monetary Fund has warned European policymakers that the rapid expansion of artificial intelligence could boost economic productivity while also disrupting labour markets, widening inequality, straining electricity networks and increasing Europe's dependence on foreign technology.
The European Union is dramatically expanding its economic and strategic engagement with Greenland, committing another €200 million as the Arctic island becomes an increasingly important arena of competition over security, critical minerals, infrastructure and geopolitical influence.
MOGADISHU / MINNEAPOLIS — Somali rapper Sharmarke Abdinasir Mohamed, widely known as Sharma Boy, is facing renewed scrutiny following allegations that he used threats, blackmail and sustained pressure to obtain thousands of dollars from a Somali-American woman in the United States.
MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups.
Former President Joseph Kabila announces a new opposition coalition involving armed groups, raising fears of renewed conflict and threatening fragile peace efforts in eastern Congo. GOMA, DEMOCRATIC REPUBLIC OF CONGO — October 13, 2026 The Democratic Republic of Congo is facing a potentially dangerous political and security confrontation after former President Joseph Kabila announced the creation of a new coalition bringing together political opponents and armed groups, including the powerful M23 rebel movement. Full Article
The Somali-American lawmaker denounces the federal investigation as politically motivated, while authorities confirm a court-authorised search amid growing tensions over immigration, congressional independence and the November elections. Full Article
European Union leaders prepare for high-stakes negotiations on soaring energy prices, a controversial long-term budget, support for Ukraine and Europe's economic future. Full Article
NATO declares its readiness to defend allied territory as the European Union targets nearly 1,600 Russian individuals and companies, while fresh attacks on Ukraine raise doubts about Washington's diplomatic efforts. Full Article
The European Union has expressed concern over reported plans by the United States to temporarily restrict diesel exports, warning that such a move could have economic consequences on both sides of the Atlantic at a time when Europe is already facing elevated energy costs. Full Article
Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article
Former Intel official stripped from NISA membership Full Article
PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article
Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article
Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article
Wasiir Beyle oo Saxaafadda uga warbixiyey 60-kii maalmood wixii u qabsoomay
Muqdisho, 31, May, 2017….Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa shir jara'id ku qabtay xarunta Wasaarada, wuxuuna uga hadlay horumarada ay Wasaaraddu samaysay 60-kii casho ee u danbaysay sida: kordhinta dakhliga, q