HEADLINES:

Cadaalad daro weyn: Tariiq ma Tirtirinto

0
Monday February 23, 2015 - 11:24:37 in Articles by Super Admin
  • Visits: 6180
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Cadaalad daro weyn: Tariiq ma Tirtirinto

    sheyga ama arrin aan la qarin karin lana baa bi'inkarin waa dhacdooyinka taariikhiga.Taa markaan idhaahdo,waxaan halkaan ku soo bandhigaya caddeymo oo documentiyo wata ku saabsan muqaalka iyo qaab dhismeedka taariikheed ee Gobolka Shabellada Dhe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

sheyga ama arrin aan la qarin karin lana baa bi'inkarin waa dhacdooyinka taariikhiga.Taa markaan idhaahdo,waxaan halkaan ku soo bandhigaya caddeymo oo documentiyo wata ku saabsan muqaalka iyo qaab dhismeedka taariikheed ee Gobolka Shabellada Dhexe ee loo nisbeo qowmiyadda Shiidle.

Haddi taariikh ahaan wax yar dib u noqono,oo tallawo sanadeed gadaal u laabano waxaan ku billobayaa sida tan :-

Nin boqor ahaa ee taariiq weyn ku leh dunida aynu ku noolnahahay xilliyadii billowgii qarniga 19 naad ,una dhashay dalka Talyaniga lana odhanjirray(Prinncipe Luigi Amedeo di Savoia)Duca degli Abbruzzi.

Wuxuu caan ku ahaa(Explorer- Esploratore )meelaha ama goobaha addunka ay ka jiraan dhibaatoyinka iyo abaaraha iyo baahida  famine.

Taariikh markey ahad 1910 wuxuu hashiis la galay,qabaailada shiidle hashiidkaas oo ka turjumay ayagoo wadahal dheer oo in muddo socday oo sanado qaatay ayuu hashiiska sida tan:-

In dhul beered lagu beero qasabka warshadna la dhiso mudada oo hashiiskaa lagu hashiiyay oo (100 sano), mudada markey la dhameyo ee heshiiska, in ay soo wareejiyaan warshadda oo qabaailada Shiidle gacantooda loo geliyo.

Warshadda wuxuu dhismaha dhamaaday taariikh 1919,halka lagu dhisay magaalada Villaggio Duca degli Abbruzzi,ee hadda loo yaqaan Jowhar.

Amiirka oo intii uu noolaa ku dardaarmay haddi aan naf waayo yaan lee qaadi oo dalkeyga hooyo yaan leygu celin ee halkaan ha leygu aaso Jowhar.

Wuxuu dhintay tariiqdu markey aheed 1933.

Xilliyadaas taariiqeed ayey qabaa'ilada shiidle galijireen wadahadal dhaqaale iyo maalgashi markii loo soo qaado tusaale ahaan waa magaalada ugu horeysay ee warshadeed marka loo fiiriyo qaaradda Africa.

Dhinaca kale ee ishtimaaciga iyo bulsho la dhaqanka siyaasadeed waxaan ku soo bandhigeyaa taariikh lama iloowaan oo caddeymaheeda wadata sida:-(SENATORE GIACOMO de MARTINO),ninkaan wuxuu ahaa Guddomiyaha guud ee dowladda talyaaniga u xilsaartay arrimaha Somalia taariikhda 1910/1916.

Markaan  soo qaado tusaale ahaan warbixinnadii qoraaleed (Rapport) ee intii howsha uu ku jiray u gudbiyay dowladda Talyaaniga,midda qaabka dhismeedka degaanada iyo qabaa'ilada dega.Markuu ka hadlayi qabailka Shiidle,laga billawo guud ahaan (TAI TAILEY),ee xilligaas lagu magacaabi jirey oo hadda loo yaqaan Balcad lagu geeyo degaanada ay leeyihiin,degenyihiin Makanne iyo Kaboole,intaa ayuu qoraalkiisa ku gudbiyay in guud ahaan carradaas oo idil in ay tahay dhul Shiidle.

Intaan waa qeyb ka mid ah tusaaloyinka yar ee tariikhda lama inkiraanka ah ayadoo caddeyn mahooda documents la hayo,taas waxey caddey u tahay in bulsho weynta shiidle doorka iyo qeybta ay ku lahaayeen Gobolka oo maanta daah culeys badan la saaray.

Haddaan u gudbo maamulladii tariikhahii u dambeeyay,markaan tusaale u soo qaato AFIS (Amminstrazione Fiduciariya Italo Somalo),qabaa'illada shiidle door weyn ayey ka qaateen howlihii maamulka Gobolka ee AFIS ay  ka waday,waxaa lama ilooban ah ee tariiqdana xuseyso intuu maamulkaas howsha hayay in qabaa'ilka Shiidle doorka ay qaateen maamulka gobolka ay sida saami ah iyo ficil aan ku jirin ayey awood qeybsiga la qeybsatay qabaa'illada deriska la ah ee walaaleed, xilligaas.

Haddaba waxaa is weydiinle xilligii taariikhda fog,iyo qaabkii qabaa'ilka shiidle ee la dhaaqmi jirtay qabaa'illada deriska la ah, lyo qaabka ay xaqa maamulka u kala qaadan jireen, waxaan taariikh lama iloowaan iyo baalka madow gashay in maamuladii aynu soomarnay la soo arkay qaab runtii cadaaladda aad kaga foog dhalisay bulshadii degaanka ee qabaa'illada kale ln ay ku beerto cuqdad  iyo nolol awaaqib xumo,maamulka xaadirka ah wadadii la filayay in uu soo cesho,maamul wadaag cadaaladda ku saleysan,mana dhicin taa,maamul wadaag waxaa loo fasiray in uu hal reer ka taliyo,inta kalena ka soo qaad ma leh.


Share on Social Media

Cadaalada Madaxweyne Farmaajo? Dilkii Siraaji iyo Xukunka toogashadda Askari Caydiid

Ugu horeyn Alle ha u naxariisto Siraaji. Waxanan halkan ku cadeynayaa in aan ka xumaaday dhacdadaa lagu waayey wiilka da'da yaraa ee mustaqbalka fiican lahaa. Full Article

 

[Topnews:-] Kaniinayaasha ugu xun ee daroogadda Qaliinka oo Somalia caadi loo cuno iyo halista

Daroogada loogu Isticmaalka Badan yahay(Diasepam & Tramadol) Diasepam & Tramadol labad kanini waxaa lo isticmaalaa in xanuunka ka jebiyo qofka qaliinka lagu sameeyo ama qofka shil galo, balse waxaa nasiib xumo ah in si khaldan lo isticmaalo intii uu dalku burburay, waayo sharcigii iyo kala dambeyntii ayaa booskooda ka baxay. Full Article

 

[Daawo] Fanaaniinta Iidle Yare iyo Iqra Yareey oo wacdaro dhigay iyo hees cusub oo ay si qurux badan u soo duubeen

Daawo Fanaaniinta Iidle Yare iyo Iqra Yareey oo wacdaro dhigay iyo hees cusub oo ay si qurux badan u soo duubeen Full Article

 

[Daawo] ceebta iyo Cadaalad daradda Maamulka Cadaado iyo xishood daradda heerkeey gaartay

Daawo ceebta iyo Cadaalad daradda Maamulka Cadaado iyo xishood daradda heerkeey gaartay Full Article

 

[Dhageyso] Fanaaniinta Iidle Yare iyo Iqra Yareey oo wacdaro dhigay - Ishcalaa hees iyo baashaal

Dhageyso Fanaaniinta Iidle Yare iyo Iqra Yareey oo wacdaro dhigay - Ishcalaa hees iyo baashaal Full Article

 

[Topnews] Wabigii Cadaalad daradda Puntland oo fatahay

Akhriso Beelaha ay ka soo jeedaan Xubnaha u tartamaya Aqalka Sare ee Puntland Yagleelidii hore ee lagu dhisay PUNTLAND bacdamaa ay ku jaan go' need laguna saleeyay dano dad gaara marka la eego danta guud ee shacabka degaanadaan, ayaan ka fahmaynaa in aan wax horumar ah iyo wanaag ka soobaxaynin. Full Article

 

[Topnews:-] Qaramadda Midoobay oo ku dhawaaqday in doorasha Somalia la afduubay "Xasan xilkiisii waa sharcidaro iyo xoog"

Waagacusub.net - Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Somalia, Michael Keating ayaa golaha Ammaanka Jamciyadda Quruumaha ka dhaxaysa uga waramay xaaladda Somalia iyo arrimihii ugu dambeeyay ee doorashada la filayo inay dhacdo 2016. Full Article

 

[Daawo:- Wariye Afrika]oo dalbaday in Cadaalada la keeno Sarkaalkii ula kaca u dhaawacey

[Daawo:- Wariye A/aziz Afrika ]oo dalbaday in Cadaalada la keeno Sarkaalkii ulakaca u Dhaawacey Full Article

 

[Topnews:-] Gudoomiye Jawaari oo ceeb iyo sharcidaro dhex fariistay iyo Isbaheysiga Xisbiyadda oo meel adag ka istaagay

Isbahaysiga Xisbiyadu marna ma aqbali doono isbedel lagu sameeyo liiska odoyaasha dhaqanka ee 135-ta ee la isku raacay. Keliya wuxuu Isbahaysigu aqoonsanyahay sidii uu horay u cadeeyey in liiska lagu soo daro Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble oo ay madaxda Madasha, Isbahaysiga Xisbiyadda, Dhaqanka Soomaaliyeed iyo Beesha Caalamkuba u aqoonsan yihiin in uu yahay Ugaaska Beesha Xawaadle si midaysan u duubatay. Full Article

 

[Daawo] wadani geesi Somalia oo wacdaro ka dhigay London

Daawo wadani geesi Somalia oo wacdaro ka dhigay London Full Article

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Somalia:War to Defeat Al Shabab Militarily

President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government.

Somalia:$17 million external support has not been channeled through the country's single treasury account

Waagacusub.net -Auditor General Mohamed Ali alias Afgoi has exposed missing millions of dollars from key departments within the Federal Government of Somalia [FGS], in what could raise questions about government expenditures. In his report, Afgoi said 25 entities and three embassies have been audited. Unsupported expenditure amounts to $9M; contracts worth $31M not registered with auditor general's office, the existence of unauthorized bank accounts outside the Treasury Single Account.

Al-qaida Share ,IBS bank Somalia launches Visa Card Payment

Waagacusub.net - IBS Bank Somalia, which is believed to have the largest amount of money, Al-Qaeda Finance Secretary Fazul Abdallah from Comoros has started issuing Visa Card Payments for the first time. Al-Shabaab's finance secretary confirmed that Mohamed Ali Warsame had $ 157 million in cash, according to Khalif Ereg, who was later bribed with $ 2 million.

UGANDA: New Cabinet Members and Ministers of State

I hereby inform the country that By virtue of the Authority given to the President of Uganda by Articles: 108(2), 108A(1), 113(1) and 114(1) of the 1995 Constitution of the Republic of Uganda, I hereby appoint H.E. the Vice President, Rt. Hon. Prime Minister, Honourable Cabinet Ministers and other Ministers as indicated below:

Journalists barred from covering Somali leaders' meeting

The Associated Somali Journalists is deeply concerned that journalists were today barred from covering the meeting of the leaders of the Federal Government of Somalia and Federal Member States (FMSs) as well as the Governor and Mayor of Mogadishu.

Somalia's leader mourns death of Namibia president

Waagacusub.net - Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday mourned the death of Namibia President Hage G. Geingob and sent condolences to the government of the African country. Full Article

 

Somalia's ex-president warns of risk of 'political crisis' over plans to overhaul constitution

Waagacusub.net - Somalia's former President Mohamed Abdullahi Farmajo on Monday warned of the risk of political crisis over plans by the incumbent President Hassan Sheikh Mohamud to overhaul the constitution. Full Article

 

Egyptian President says will protect Somalia against anz threat

Waagacusub.net - Egyptian President Abdel Fattah el-Sissi said his country will protect Somalia against any threat in what can be described as an indirect response to recent Ethiopia's move to access the seaport of Somaliland. Full Article

 

Egypt Condemns Suicide Bomber Attack in Somalia

Egypt on Tuesday condemned a suicide bomber attack in Somalia that killed at least 20 soldiers. The attack took place at a training camp in the Somali capital, Mogadishu, on Monday. The al-Shabab terrorist group claimed responsibility. Full Article

 

Somalia:War to Defeat Al Shabab Militarily

President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article