
Taliyahii Saldhigga Degmadda Howlwadaag Maxamed Maxamud Yalaxow oo u dhashay Beesha Abgaal -Harti Abgaal ayaa ku eedeeysnaa fududeynta qaraxii ismiidaminta ee lagu weeraray Hotel Syl hasse yeeshee markii dimbigaas lagu oogay waxaa markiiba warqad qoray Xeer ilaaliye ku xigeenka Qaranka Axmed Cali Abokar oo u dhashay Beesha Abgaal,Harti Abgaal,Gabale Muse ,wuxuuna amar ku bixiyay in la soo xiro Saraakiil u dhalatay Beesha Habargidir oo ay ka mid yihiin:-
1- Maxamed Dahir Taliyahii Saldhigga Degmadda Hodan - Saleebaan Habargidir.
2-Bashiir Gaani - Taliye ku xigeenkii Saldhiga Degmadda Hodan - Ceyr Habargidir.
3-Cali Shiine - Taliyaha Boliiska qeybta Barri ee gobolka Banaadir - Sacad -Habargidir.
4-Xasan Dahir - Madaxa hoowlgalka Nabadsugida Gobolka Banaadir - Sacad Habargidir.
Ciidanka afarta qeybood ee gobolka Banaadir waxey ku wada jireen hoowlgalka ,koox walbana waxaa la siiyay Aag,inta Wafdigii Turkiga laga geeynayay,Madaxrooyadda iyo Isbitaal Digfeer.
Markii Wafdigii Turkiga dhameeysteen hoowlahoodii ee Hotel-ka lagu celiyay waxaa amar bixiyay Jeneral Mukhtar .
Jeneral Mukhar wuxuu la hadlay Taliyaha qeybta guud Jeneral Madaale,wuxuu kala hadlay hawada ama Isgaarsiinta Gacanta,wuxuuna ku yiri "Wafdigii waxaan ku celiyay Hotel-ka SYL ,Ciidankana waa la fasaxi karaa” sidaasi waxaa Waagacusub u xaqiijiyay Wasiirkii hore ee Amniga Khaliif Ereg.
"Jeneral Madaale ayaa Isgaarsiinta gacanka qaatay,wuxuuna ku xigeenkiisa iyo afarta qeybood ku amray in Ciidanka la qado geeyo ,isagoo intaas ugu deray in dhamaan Ciidanka ku soo laabtaan meelahii laga qaaday afarta galabnimo”sidaasi waxaa xaqiijiyay Taliye ka qeybgalayay hoowlgalkii amaan sugida Maalintaas.
"Taliyaha Qeybta guud Jeneral Madaale wuxuu isticmaalayay magaca M-One oo ah magac sireedka Ciidanka sidoo kalena ku xigeenkiisa Cali Wasaaye wuxuu isticmaalaayay Magac sireedka M-two” sidaasi waxaa Waagacusub u sheegay Sarkaal ka tirsan Hay’ada Nabadsugida Somalia oo la shaqeeynaayay Boliiska.
Waxyaabaha yaabka waxeey tahay inaan la xirin Taliye ku xigeenkii qeybta guud Cali Wasaaye oo u dhashay Abgaal ,ahaana ninkii Ciidanka hagaayay maalintii ismiidaaminta Hotel SYL.
Taliyeyaasha Ciidanka maalintaas ku qornaa waxaa loo qeybiyay afar Aag ,waxaana kala maamulaayay afartaan Taliye.
1- Taliye Cali Shiine wuxuu qaabilsanaa qeybta Barri wuxuu afarta galabnimo ku diyaar garoobay Aaga Gaadiidka - wuxuuna ahaa ninkii Jidka u xirnaa! waa xiran yahay wuxuu u dhashay Sacad Habargidir,
2- Taliye Maxamed Ismaaciil Indho buur -Taliyaha Qeybta Weliyoow Cadde -waa xiran yahay wuxuu u dhashay Isaaq
3-Taliye Axmed Cadow Maxamuud oo ahaa taliyaha qeybta Galbeed lama xirin,wuxuu u dhashay Abgaal, Harti Abgaal.
4-Taliye Jamac Saciid Xersi {Jamac Gundhuu} wuxuu qaabilsanaa Aaga Muuno ,wuxuu u dhashay Majeerteen waxaa dhashay Jeneral Madaale walaashiis lamana xirin maxaa yeelay hadii la xiro waxaa markiiba qeeyla dhaan jeedin lahaa Maamulka Puntland oo Madaxweyne Garguurte ka adkaaday.
Waxyaabaha yaabka leh waxeey tahay in Taliyeyaasha la dacweeyay ay ahaayeen:-
1-Maxamed Maxamud Yalaxow -Taliyaha Howlwadaag = Abgaal
2-Cali Wasaaye Taliye ku xigeenka Qeybta guud ee gobolka =Abgaal
3- Axmed Cadow Maxamuud -Taliyaha qeybta Galbeed = Abgaal.
Ninka amray in la xiro Taliyeyaasha u dhashay Beesha Habargidir ee sii daayay kuwii Abgaal Mr Axmed Cali Abokar oo hooyadiis Habargidir Saleebaan tahay waxaa xilkiisa Xeer ilaaliye ku xigeenka laga qaaday Sharmarke Jiirow oo u dhashay beesha Habargidir Ceyr kadibna isaga ayaa loo magacaabay.
Xeer Ilaaliye ku xigeen Axmed Cali Abokar wuxuu sidoo kale Warqad ku amray inaan Hay’ada Nabadsugida bixin karin Qalabkii Maxkamadda gobolka Banaadir amartay ee Idaacadda Shabelle maadama uu leeyahay nin u dhashay Beesha Habargidir Cabdi Maalik Maxamud Yusuf.
Xeer Ilaaliye Axmed Cali Abokar wuxuu dalbaday in la siiyo lacag dhan 12 kun oo dollar si uu Xabsiga uga sii daayo Wariye Maxamed Bashiir oo u dhashay Beesha Sacad Habargidir.
Axmed Cali Abokar waxaa ceebeeyay Xildhibaan lagu magacaabo Caano Nuug kaas oo Maxkamadda u saxiixay Warqad uu ku sheegay inuu Xeer ilaaliyaha weydiistay inuu Maxamed Bashiir ku furo marqaati beena sida waa i dili rabay.
Ciidamo ka tirsan kuwa Nabad Sugida Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo ku Xayirey Xildhibaano ka mid ah Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed kuwaasi oo ka Tagay Magaalada Muqdisho. Full Article
23-kii April 2017,Saacadu markeey aheyd 10:30-kii fiidnimo ayey kulan albaabadda u xiran yeesheen guddi ay magacaawdeen Farmaajo iyo Kheyre ,iyadoo kullanka uu ka qeybgalay Fahad Yaasiin Xaaji Dahir. Kulanka ayaa lagu dejiyay qorshe nuxurkiisu yahay sidii lagu wiiqi lahaay awoodda Habargidir iyo Abgaal si gacantooda looga bixiyo gobolka Banaadir . Full Article
Muqdisho, 2017-05-31.....Ra'iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guleed ayaa la kulmay Guddiga Arrimaha Badaha, waxana warbixino ku saabsan xaaladda aminiga, kheyraadka iyo maamulka Badda laga dhageystay Wasaaradaha Kaluumeysiga & Kheyraadka Badda iyo Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka Badda. Full Article
Dutch police detained Turkish Family and Social Affairs Minister Fatma Betül Sayan Kaya on late Saturday to deport her to Germany after declaring her "undesirable alien." TV video showed the standoff between the ministerial convoy and the Rotterdam police, which was translated between an officer and the minister. After being told to return with her convoy, Kaya retorted sharply, saying "I will go to the consulate building. That is a building belonging to my country and I am a minister of that country." She continued that "there is no such international practice. I don't accept that decision, I reject it and I won't return to Germany." Close to the consulate, a protest of about thousands of Turkish demonstrators continued despite Dutch police used guard dogs and batons to disperse the crowd. On Saturday, Dutch government canceled Turkish foreign minister's flight permit and blocked family minister's convoy from entering the Turkish consulate in Rotterdam. The ministers were due to meet Turkish society ahead of April 16 referendum which will see a constitutional amendment. Turkish foreign ministry asked duty-off Dutch ambassador in Ankara who was on leave not to return 'for a while'. Dutch police dispersed Turkish citizens who took to the streets to protest police's treatment of Turkish family minister. In Turkey, hundreds of people flocked to Dutch missions in Ankara and Istanbul to protest the Dutch government's moves. President Recep Tayyip Erdogan described the move as a measure by "Nazi remnants and fascists". Full Article
Daawo sidii loo xiray Wariye Coldoon oo Hargeysa ka degay Full Article
hordhac Full Article
Dowladda Kenya ayaa carro kulul ka qaataay Xukunkii Hordhaca ee ay Maxkamadda Caalamiga ee Garoorka ee ICJ ku sheegtay inay awood u leedahay inay qaado Dacwadda muranka Badda ee u dhexeeya Somalia iyo Kenya. Full Article
Regional deputy president ignored self promoted corrupt Ethiopian officer, Gabre. Full Article
DHAGEYSO :-Nin 31 Sano isku heystay Ethiopian oo adeerkiis uu noqday Abdikariin Guuleed. Full Article
Waxaa isa soo taraya wararka sheegaya in la diyaarinayo qoraalkii is-casilaada ee Guddoomiye- xigeenki Guddiga Doorashada Soomaaliya, jeneraal C/laahi Sheikh Ismaacil "Fartaag", kadib markii uu si cad u taageeray Musharax Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud. Full Article
MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups.
Prominent Somali investigative journalist and philanthropist Dahir Abdulle Alasow has been honored with the prestigious Humanitarian of the Year 2026 Award, recognizing his growing humanitarian impact through the international charity organization Alasow Foundation.
Somalia is facing a deepening humanitarian and political crisis following widespread forced evictions, deadly security operations, and escalating tensions between the federal government and opposition groups.
The Federal Republic of Somalia has issued a strong diplomatic condemnation following an unauthorized visit by Israel's Minister of Foreign Affairs to Hargeisa, declaring the move a grave violation of Somalia's sovereignty, territorial integrity, and political unity.
Washington – U.S. President Donald Trump has announced the immediate cancellation of deportation protections for Somali nationals living in the state of Minnesota, sending shockwaves through one of the largest Somali diaspora communities in the world. In a strongly worded post shared online, President Trump stated: "Somali gangs are terrorizing the people of that great State, and BILLIONS of Dollars are missing. Send them back to where they came from. It's OVER!" The message has triggered widespread fear among Somali immigrants and families in Minnesota, many of whom have lived in the United States for decades and built stable communities.
MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups. Full Article
MOGADISHU, Somalia – As Somalia approaches planned demonstrations on June 4, concerns continue to grow over the state of human rights, freedom of expression, and civic space in the country. Full Article
Prominent Somali investigative journalist and philanthropist Dahir Abdulle Alasow has been honored with the prestigious Humanitarian of the Year 2026 Award, recognizing his growing humanitarian impact through the international charity organization Alasow Foundation. Full Article
MOGADISHU, Somalia — Turkey's growing political, military, and economic influence in Somalia is increasingly drawing attention across the Horn of Africa and Red Sea region as geopolitical competition intensifies between regional and international powers. Full Article
Somalia is facing a deepening humanitarian and political crisis following widespread forced evictions, deadly security operations, and escalating tensions between the federal government and opposition groups. Full Article
Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article
Former Intel official stripped from NISA membership Full Article
PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article
Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article
Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article
Topnews:Dimbiyo loo heystay Taliyeyaal Abgaala oo loo xiray kuwii Habargidir - Xeer Ilaaliye ku xigeenka ?
Waagacusub.info- Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamud,Taliyaha NISA Cabdiraxman Tuuryare iyo Xeer ilaaliye ku xigeenka Qaranka Somalia Cabdiraxman Tuuryare oo dhamaantood u dhashay Beesha Abgaal ayaa si wadajira ugu dhiiraday falkii ugu xumaa ee