Xareed Waar-Moge mise Xareed Dabayar Calooleey
Yuusuf Xuseen Jimcaale Jufo hoosaadkiisa waxaa la yiraa Xareed waana jufo dhalasho ahaan ka soo jeeda Beesha Ajuuraan gaar ahaan Waal-moge.sida lagu xaqiijiyay dabagal Warbaahinta Waagacusub sameeysay.
Yuusuf Jimcaale waxay Qaraabo hoose ahaayeen nin Si weyn loogu yaqiinay Deegaanka Madiina oo la dhihi jiray Habar-maaji oo magaciisa ahaa Cabdullahi Ganey, kaas mar sii horeeysay lagu dilay Degmadda Wadajir ee gobolka Banaadir.
Allaha u naxariistee Odeyga Habarmaaji, waxaa aad u difaaci jiray Xaaji Muuse Suudi, mar Jufooyinka kale ee Daa-uudka ku sheegeen inuu beel kale ka soo jeedo dhalad Abgaal ahayn.
Jufa Hoosaadka Xareed oo asal ahaan ah Ajuuraan, hada waa jufo ka tirsan Isaaq Daauud ee Beesha wacbuudhan, cid ka hadli kartana malahan Wacbuudhan dhexdiisa maadaama hada Tol ay wada yihiin, oo beelaha Soomaalida oo dhan ku dhisan yihiin,kuna dhaqmaan Tol waa Tolane.
Ajuuraan waxeey ahaan jireen boqortooyo,waana qabiil weyn oo Somalia sidaas darteed maxaa Yuusuf Jamiisle ku qasbay inuu qabiilkiisa inkiro oo Da-ud Abgaal sheegto ? Soow illaaheey Quraankiisa kuma dhihin "Qabiilka waxaan idinkaga dhigay inaad isku barataan si qofkasta loo garto nasabiyadda uu ka soo jeedo"
Gudoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale oo shaqsi ahaan ka liita Gudoomiyahii xilka laga qaaday Mr Muungaab wuxuu qorshahiisu yahay inuu isu sharaxo Madaxweynaha maamul goboleedka Gobolka Banaadir hasse yeeshee waxaan bilaabi doonaa qormo taxane noqon doonto oo aan ku falanqeeyn doona WAA KUMA YUSUF XUSEEN JIMCAALE.La soco qeybta 2aad ee warbixintiisa.
By Dahir Alasow
Tel: +31684863567
Broken promises force al Shabaab recruits to return home Full Article
Warbaahinta Waagacusub ayaa heshay tiro Wasiiro ah oo seefta xilka qaadista haleeshay iyo kuwa cusub ee lagu bedelay xilalka laga qaaday ,waxeeyna kala yihiin sidaan inta la xaqiijiyay. Full Article
Mudaneyaal ka kala tirsan Baarlamanka Fedaraalka Somalia Iyo Maamulka Galmudug Kuna heyb ah ra'isal wasaare Xasan Cali Khayre ayaa Magaalada Muqdisho ka bilaabay Olole logu mucaaradayo Xukumadiisa. Full Article
DALKAAN LAGUMA MAAMULI KARO WAREEGTO IYO WARSAXAAFADEED! Full Article
Dib u dhiska ciidanka xooga dalka Soomaaliya qof kasta Soomaali ah oo awooda inuu wax ku darsado ka qeyb qaato way tahay balse ciidamada xooga dalka la dhisayo ma kuwa haatan golaha amniga qaranka Muqdisho ku shiraya isku heystaan qaab qabiil haloo qeybsado iyo qaab maamul goboleed haloo qeybsado miyaa? Full Article
Waagacusub.net - Dawladda Somalia oo uu hogaanka u hayo Madaxwayne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo aan ka mid ahayn Urur Diimeedyadda ka jira Somalia ayaa markii ugu horaysay waxaa la dareemayaa in Xafiisyadda Maamulka ay awood ku yeelanayaan Xubno ka socda Urur Diimeedyadda Somalia. Full Article
23-kii April 2017,Saacadu markeey aheyd 10:30-kii fiidnimo ayey kulan albaabadda u xiran yeesheen guddi ay magacaawdeen Farmaajo iyo Kheyre ,iyadoo kullanka uu ka qeybgalay Fahad Yaasiin Xaaji Dahir. Kulanka ayaa lagu dejiyay qorshe nuxurkiisu yahay sidii lagu wiiqi lahaay awoodda Habargidir iyo Abgaal si gacantooda looga bixiyo gobolka Banaadir . Full Article
Thabid Cabdi oo isticmaalayo tasiilaadka safaaradda waxa uu hoos ka bilaabay in uu xiriir toos ah la sameeyo hay'ado iyo shaqsiyaad Maraykan ah oo uu ku qancinayo in mudane Xassan Shiikh uu yahay qof aan lagu sii aamini karin mas'uuliyadda qaranka. Isaga oo isticmaalayo magaca safaaradda Soomaaliya ayuu bilaabay burburinta dowlada Soomaaliya. Full Article
Waagacusub.net - Waxaa mudo laga joogo afar asbuuc la magacaabay Gudoomiyaha ahna Duqa Magaalada Muqadishu, Mudane Thabid Cabdi Maxamed, dad badan ayey ku noqotay yaab iyo fajac sababta keentay in will dhalinyaro ah oo aan khibrad u lahayn howlaha maamulka gobolka aqoontiisa tacliimeedna ay aad u gaaban tahay in mas'uuliyad balaaran oo ka wayn loo magacaabo. Sababo badan ayaa ka danbeeyo magacaabista Thabid Cabdi waxeyna salka ku haysaa arrimo siyaasadeed iyo mid qabiil. Full Article
Waagacusub.net - Liiskii ugu yaabka badnaay ee ay ka soo dhexmuuqdeen gabdho Saaxiibo la ah Wasiiradda iyo Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa soo baxay. Full Article
Somalia's government on Sunday accused Ethiopia of smuggling arms into the country for the fourth time this year, further alleging its involvement in supporting regional officials, subject to court warrants and actively pursued, in efforts to destabilize the nation.
Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud and Jubaland leader Ahmed Madobe, previously allies in the nation's political landscape, now find themselves on the brink of war after a divisive National Consultative Council meeting revealed profound rifts, prompting both sides to mobilize for a possible showdown.
In July 2009, Mahad Ibrahim Hamarow kidnapped French officers Denis Allex and another officer who escaped from the Sahafi Hotel in Mogadishu and then joined Al Shabaab. In the same year, he fled to Kenya, this was confirmed by Hizbul Islam Spokesman Mr Aydarus. - In 2010, Mahad Hamarow went to South Africa for migration, that's how we found out in the investigation, we were also told by Mohamed Isse and his brother Somaney who lives in Johannesburg South Africa.
President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government.
Waagacusub.net -Auditor General Mohamed Ali alias Afgoi has exposed missing millions of dollars from key departments within the Federal Government of Somalia [FGS], in what could raise questions about government expenditures. In his report, Afgoi said 25 entities and three embassies have been audited. Unsupported expenditure amounts to $9M; contracts worth $31M not registered with auditor general's office, the existence of unauthorized bank accounts outside the Treasury Single Account.
Waagacusub.net- Somalia's army and Jubaland forces are teetering on the edge of conflict, as the military buildup intensifies daily and tensions show no signs of de-escalating, Caasimada Online news website reported on Monday. Full Article
Somalia's government on Sunday accused Ethiopia of smuggling arms into the country for the fourth time this year, further alleging its involvement in supporting regional officials, subject to court warrants and actively pursued, in efforts to destabilize the nation. Full Article
Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud and Jubaland leader Ahmed Madobe, previously allies in the nation's political landscape, now find themselves on the brink of war after a divisive National Consultative Council meeting revealed profound rifts, prompting both sides to mobilize for a possible showdown. Full Article
In July 2009, Mahad Ibrahim Hamarow kidnapped French officers Denis Allex and another officer who escaped from the Sahafi Hotel in Mogadishu and then joined Al Shabaab. In the same year, he fled to Kenya, this was confirmed by Hizbul Islam Spokesman Mr Aydarus. - In 2010, Mahad Hamarow went to South Africa for migration, that's how we found out in the investigation, we were also told by Mohamed Isse and his brother Somaney who lives in Johannesburg South Africa. Full Article
Galmudug State is not just the geographic heart of Somalia but the quintessential soul of the Somali nation. Within Galmudug, all the major Somali clan lineages- the Hawiye, Dir, Darood and Madhibaan are represented. No other Somali region or state is home to such diverse and influential clans with such extensive historical significance in Somalia as found in the Galmudug territory. Economically, Galmudug in 2024 is set to be the first location for the offshore oil and gas that the Somali Federal Government in partnership with the Houston-based American company, Coastline Exploration have commenced work on off the Hobyo coast since 2021. Full Article
Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article
Former Intel official stripped from NISA membership Full Article
PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article
Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article
Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article
Sir Culus Duqa cusub ee Muqdisho yuu yahay - Abgaal Mise Ajuuraan ?
Waagacusub.info- Gudoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa la xaqiijiyay inuu yahay Saar ama sheegato ka tirsan Beesha Daauud Abgaal gaar ahaan Isaaq Daa-uud.