
Ganacsatadu waxeey sheegeen in maalin walba laga qaado lacag baadda ,sidoo kalena waxeey Ra’isulwasaare Cumar Cabdirashiid ku eedeeyeen inuu lacagtaas la weeydiistay wax ka ogyahay waxna ka cuni rabo.
Waxaa jira Guddi ka kooban 8 xubnood ee Ganacsatadda Khaatka iyo Wasaaradda Maaliyadda u dhaxeeya ,lacagtana wax ka cuna ? waxeeyna kala yihiin :-
1-Gudoomiyaha Qooje Maxamuud Qeeyliye. Sacad Habargidir
2-Gudoomiye ku xigeenka Cabdullahi Afrax Siyaad - Xawaadle
3-Maxamed Cismaan Cariif [Afdheere] Muroole
4-Mursal Maxamed Fuje - Sacad Habargidir
5-Salaad Maxamed Garas [Salaad Jugjug] Sacad Habargidir.
6-Cabdinur Maxamed Kadiye - Sacad Habargidir.
7-Cabdi Banaan Cabdullahi Soofe - Sacad Habargidir
8- Qorane Cismaan Xiimaa - Sacad Habargidir.
"Waa sideed nin oo lacagaha baadda la cuna Wasiiru dowlaha Maaliyadda Cabdullahi Maxamed Nur oo u dhashay beesha Abgaal ahna ninka iska leh Hotel City Palace iyo Maqaayadda Beach View” ayuu yiri Ganacsade codsaday inaan magaciisa la xusin oo Khaat ka degsada Muqdisho.
"8 Xubnood ee gudigga Qaadka Xamar waxeey saami ku leeyihiin lacagta Canshuurta ee laga qaado calaa Marduuf Laba dollar iyo bar,waxaana hadda laga dhigay seddex dollar iyo bar”.ayuu yiri Sarkaal ka shaqeeyo qeybta Khaat-ka ee Garoonka diyaaradaha Muqdisho.
"Agaasimaha Canshuuraha berrigga Muxuyadiin Xasan Juris oo u dhashay beesha Abgaal ayaa Number afar dhigay Isbaaro ,waxaana Jaadka laga qaadaa maalin walba todobo kun oo dollar ,lacagtaan waxaa kala qeybsada gudigga Jaad walaha iyo Duqa Magaaladda Muqdisho Yusuf Xuseen Jimcaale” ayuu yiri Masuul sare oo ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda Somalia.
Ganacsatadda Khaatka oo sidaas loo baaddo ayuu Wasiiru Dowlaha Cabdullahi Maxamed Nuur weeydiistay iney bixiyaan lix boqol kun oo dollar oo uu sheegay in la siin doono dadka abaaraha ku habsadeen laakiin hadda Somalia kama jirto abaar .
Ganacsatadii diiday ee dhahay Abaar kama jirto Somalia mana bixineyno waxaa loogu hanjabay in Jaadkooda la qalajin doono oo garoonka Muqdisho lagu xayiri doono.
Baaris ay Waagacusub sameeysay waxeey ku ogaatay ragga u dhaxeeya gudigga , Wasiiru dowlaha iyo Duqa Muqdisho kuwaas oo lacagta shintiwaalaha ama dul saarta u kala qaado.
1- Maxamed Mowliid oo u dhashay Abgaal, 2- Cabdi qani oo u dhashay beesha Majeerteen,Weji oo u dhashay Abgaal Cismaan ayaa lacag qaadista u qaabilsan Wasiiru dowlaha Maaliyadda waxeeyna Maxamed Mowliid iyo Weji ka shaqeeyn jireen Hotel City Palace.
Wasiirka Ganacsiga Dowladda Somalia Mr Fargeeto oo u dhashay beesha Raxanweyn wuxuu bil walba ganacsatadda Khaat-ka ka qaataa soddon kun dollar oo ah Mushaar baadda,wuxuuna ugu hanjabay ganacsatadda in haddii ay bixin waayaan uu keenaayo Diyaarado badan oo sida Qaad foowdo ah.
Waxyaabaha yaabka badan waxeey tahay in Maxamed Moowliid maalin walba diyaarad kasta ka qaato lacag dhan shan boqol oo dollar kadib markii Wasiiru dowlaha Maaliyadda Cabdullahi Maxamed Nuur amray in la siiyo haddii kale uu xayiri doono diyaaradaha.
[Maalin walba waxaa Muqdisho tago 14 diyaaradood.]
14 diyaaradood marka lagu dhifto min shan boqol oo dollar,waxeey u dhigantaa todobo kun oo dollar inuu maalin walba helo Maxamed Mowliid.
"Maxamed Mowliid meesha wuxuu ku joogaa qabiil ama beel laakiin kama mid ahan shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Somalia,wuxuu ku reer yahay Wasiiru dowlaha,wuxuu Muqdisho ka dhistay guryo badan,wuxuuna markii hore Nairobi ku lahaay gaari gacan alaab lagu iibiyo” ayuu yiri Masuul ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda Somalia oo codsaday inaan magaciisa la xusin.
By Dahir Alasow
Daawo Video CCTV Fadeexadii doorashadii Gudoonka Wakiiladda Somaliland oo la helay Full Article
Mudaneyaal ka kala tirsan Baarlamanka Fedaraalka Somalia Iyo Maamulka Galmudug Kuna heyb ah ra'isal wasaare Xasan Cali Khayre ayaa Magaalada Muqdisho ka bilaabay Olole logu mucaaradayo Xukumadiisa. Full Article
DALKAAN LAGUMA MAAMULI KARO WAREEGTO IYO WARSAXAAFADEED! Full Article
Waagacusub.net - Gudoomiyaha gobolka Banaadir Mr Taabit Cabdi oo Muqdisho looga bixiyay Taabit Gorgoro ayaa fadeexadii afaarad wajahay kadib markii uu ku hungoobay ,oo shaqeeyn waayey amar uu ku mamnuucay in shacabka lacag ku galaan Beerta loo dalxiis tago ee Beerta Nabadda Muqdisho. Full Article
Daawo fadeexadda dhalinyaraddii Mareykanka uu ka masaafuriyay Duqa cusub ee Muqdisho oo afka furtay Full Article
Xildhibaan Idiris Cabdi Dhaqtar oo ka mid ah Xildhibaanada lagu soo doortay Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG u ah Maamulka Koonfur Galbeed ayaa' dadka wax ka yaqaanno ku tilmaameen in uu yahay Shaqsi u shaqeeya Kooxda al Shabaab asagoo xilal kala duwan kasoo qabtay kooxdaasi. Full Article
Wasiiru dowlaha Madaxtooyadda Somalia Xildhibaan Mahad Salaad oo si geesinimo leh u garbaashay Farmaajo iyo fadeexadda hareeyay ,isagoo sheegay in Xildhibaanaduna sugayaan dhamaantood Wasiiro oo aysan kaba hadli karin xadgudubyadda sii kordhaya. Full Article
Daawo Wasiirka Arrimaha dibadda UK oo Xamaali ka noqday Airport-ka Xamar Full Article
Muqdisho, March 13, 2017------Ra'iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa cambaareeyey qaraxyada saaka ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, kuwaasoo ka kala dhacay agagaaraha Warshadii hore ee Nac-naca oo fariisin u ah ciidamo ka tirsan kuwa XDS iyo qaraxa labaad ee lala beegsaday hotelka Wehliye. Full Article
Daawo Rag Cadaana oo Hargeysa ku afduubtay gabdho ay kelyaha iyo beerka kala baxeen iyo gabadh Fanaan caana dhalay oo ka badbaaday Full Article
The Federal Republic of Somalia has issued a strong diplomatic condemnation following an unauthorized visit by Israel's Minister of Foreign Affairs to Hargeisa, declaring the move a grave violation of Somalia's sovereignty, territorial integrity, and political unity.
Washington – U.S. President Donald Trump has announced the immediate cancellation of deportation protections for Somali nationals living in the state of Minnesota, sending shockwaves through one of the largest Somali diaspora communities in the world. In a strongly worded post shared online, President Trump stated: "Somali gangs are terrorizing the people of that great State, and BILLIONS of Dollars are missing. Send them back to where they came from. It's OVER!" The message has triggered widespread fear among Somali immigrants and families in Minnesota, many of whom have lived in the United States for decades and built stable communities.
By Dahir Abdulle Alasow – Investigative Sports Journalist Amsterdam – 18 November 2025 =The Dutch national football team is celebrating a historic achievement after officially qualifying for the FIFA World Cup 2026 with a dominant 4–0 victory over Lithuania in Amsterdam on Monday night.
Addis Ababa, Ethiopia – In a move highlighting Ethiopia's growing focus on Gulf partnerships, Prime Minister Abiy Ahmed has appointed Ambassador Jamal Bakar, a senior diplomat from the Somali Regional State, as the country's new Ambassador to the United Arab Emirates (UAE).
By Dahir Alasow – Investigative Journalist, Waagacusub Media Mogadishu | Waagacusub.net | November 2025 A new political alliance is taking shape in Somalia as nine influential political figures — drawn from different parties, civic movements, and government backgrounds — have united under one banner known as the Union for National Dignity (Midowga Haybad Qaran). The coalition, announced through a joint press statement in Mogadishu, aims to create a unified political front capable of "restoring national cohesion, governance integrity, and public confidence in Somalia's democracy."
Somalia's political reorientation in the Gulf region is becoming increasingly visible, as Qatar's Ministry of Foreign Affairs confirmed a high-level meeting in Doha with Somali officials — just days after the Somali government announced it had terminated key security and cooperation agreements with the United Arab Emirates (UAE). Full Article
By Dahir Alasow | Waagacusub.net — Opinion / Analysis Mogadishu — The Federal Government of Somalia's decision to annul all cooperation agreements with the United Arab Emirates (UAE)—including security and defence-related arrangements—represents one of the most consequential foreign-policy turns Somalia has taken in years. Full Article
The Federal Republic of Somalia has issued a strong diplomatic condemnation following an unauthorized visit by Israel's Minister of Foreign Affairs to Hargeisa, declaring the move a grave violation of Somalia's sovereignty, territorial integrity, and political unity. Full Article
ANKARA, Turkey — Libya's Chief of Staff, General Mohammed Ali Ahmed Al-Haddad, along with four senior military officials, was killed Tuesday night when the private jet carrying them crashed shortly after taking off from Ankara's Esenboğa Airport in Turkey, Libyan and Turkish authorities confirmed. Reuters +1 Full Article
Across Europe, North America, and other regions, Somali communities living in the diaspora are increasingly confronting a serious and troubling challenge: the widespread use of online blackmail and digital abuse targeting women and children on social media platforms. Full Article
Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article
Former Intel official stripped from NISA membership Full Article
PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article
Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article
Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article
[Daawo fadeexad iyo Sir culus] Musuqmaasuqa ka jira Muqdisho oo xad dhaaf noqday ?
Waagacusub.net - Qaar ka mida Ganacsatadda Khaat-ka Muqdisho ayaa shaaca ka qaaday inuu Wasiiru dowlaha Maaliyadda Cabdullahi Maxamed Nur weydiistay lacag dhan lix boqol kun oo dollar.