
Gudoomiye ku xigeenka gudigga khaadleeyda Mr Cabdullahi Afrax Siyaad oo ah isku xiraha Wasiiru dowlaha Maaliyadda gudigga wuxuu qaabilsan lacag qabashadda shatiyadda ama Leesinadda,iyadoo qofkii u baahan shati shaqo uu ka qaado laba kun iyo shan boqol oo dollar halka Wasaaradda Ganacsigga ay sharciyan shatiyadda qaado kun iyo todobo boqol dollar. iyadoo halkaas calaa diyaarad u saaran tahay 800$.

Shirkaddaha Khaat-ka keeno Xamar maalin walba waxeey gaarayaan 38 Shirkadood.
Mr Afrax wuxuu lacagta shati aruurinta ka helay 30400$, [soddon kun iyo afar boqol oo dollar]
Mr Cabdi Manaan wuxuu gudigga u qaabilsan yahay baabuurta goboladda ,wuxuuna masuul ka yahay afar Caasi oo u kala baxda Shabeeladda dhexe iyo Shabeeladda hoose,wuxuuna Baabuur walba bishii ka qaataa lacag dhan shan boqol oo dollar.taas oo ah gelitaankooda garoonka diyaaradaha Muqdisho.
Mr Manaan Khaat-ka loo qaado goboladda Labada Shabeelle wuxuu Jawaan walba ku leeyahay 15$ dollar,waxaana maalin walba ay qaadaan afarta Caasi, lixdan Jawaan oo khaat ah. taas oo ka dhigan inuu Cabdi Manaan maalin walba helo sagaal boqol dollar.
Cabdi Manaan wuxuu sidoo kale yahay u qaabilsanaha Canshuurta diyaaradaha Khaat-ka ee Wasiiru dowlaha Maaliyadda Mr Cabdullahi Maxamed Nur . wuxuuna diyaarad kasta ka qaadaa maalin walba lacag dhan 4800$ dollar. iyadoo maalin walba ay Garoonka Muqdisho yimaadaan 14 diyaaradood. waxeeyna lacagta uu maalin kasto qaado gaareeysaa 67200$ .

Cabdi Manaan wuxuu lacagtaan ku leeyahay maalin walba mushqaayad ama dalaal dhan 7200$ dollar laakiin lacagtaan uu helo wuxuu labadii biloodba mar ugu dalxiisaa Ethiopia ,Kenya iyo Uganda.
Dhinaca kale, Gudigga khaatleeyda Xamar waxaa ka dhex biloowday khilaaf cusub kadib markii Mursal Maxamed Fuje oo ka mida uu diiday in Khaat-ka u soo dego Ganacsade Cabdullahi Jiis lagu celsho Garoonka ama laga qaado lacagta baadda hasse yeeshee waxaa qadiyadda Mursal Fuje ka hor yimid Gudoomiyaha gudiggaas Qooje Maxamuud Qeeyliye.
La yaabka wuxuu yahay in Qooje Maxamuud Qeeyliye uu adeer u yahay Ganacsadaha uu rabo in khaat-kiisa la qalajiyo ama lacag baadda uu bixiyo.
Sikastaba ha ahaatee,Khaatka oo halis geliyay dhaqaalahii Somalia waxaa muuqato inuu sababi doono colaad ama burbur galaafta amaanka Dowladda Somalia,waxaana laga yaabaa in dhawaan la furo garoonka N50 si halkaas looga dejiyo.
Sikastaba ha ahaatee qeybta 2-aad waxaan ku qaadaa dhigi doonaa Qooje Maxamuud Qeeyliye iyo Maxamed Cismaan Cariif [Afdheere] Muroole ,iyadoo aan soo bandhigi doono muuqaaladooda iyo sideey musuqmaasuqa uga macaasheen laakiin waa kuma Qooje Qeeyliye?
Halkaan ka daawo warbixin maqal iyo muuqaala Musuqmaasuqa iyo baadda ay gudigga ku kaceen .
Thabid Cabdi oo isticmaalayo tasiilaadka safaaradda waxa uu hoos ka bilaabay in uu xiriir toos ah la sameeyo hay'ado iyo shaqsiyaad Maraykan ah oo uu ku qancinayo in mudane Xassan Shiikh uu yahay qof aan lagu sii aamini karin mas'uuliyadda qaranka. Isaga oo isticmaalayo magaca safaaradda Soomaaliya ayuu bilaabay burburinta dowlada Soomaaliya. Full Article
Waagacusub.net - Waxaa mudo laga joogo afar asbuuc la magacaabay Gudoomiyaha ahna Duqa Magaalada Muqadishu, Mudane Thabid Cabdi Maxamed, dad badan ayey ku noqotay yaab iyo fajac sababta keentay in will dhalinyaro ah oo aan khibrad u lahayn howlaha maamulka gobolka aqoontiisa tacliimeedna ay aad u gaaban tahay in mas'uuliyad balaaran oo ka wayn loo magacaabo. Sababo badan ayaa ka danbeeyo magacaabista Thabid Cabdi waxeyna salka ku haysaa arrimo siyaasadeed iyo mid qabiil. Full Article
Waa kuma Garyaqaan Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar)..? Raysalwasaare Xigeenka Cusub ee Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa ah nin Sharci yaqaan, macalin sharciga ka ahaa Jaamacada Hargeisa. Full Article
Daawo Riwaayadda qosolka badan ee Qooto qooto qeybta 31 aad Full Article
Daawo farxadda Shacabka Galkacyo oo ciyaartii ugu adkeeyd dhexmartay Full Article
hordhac Full Article
Daawo Colaadii ugu xumeeyd oo beesha isaaq ka dhex curatay Full Article
hordhac Full Article
Daawo Odayaashii Isaaqa oo baarlamaanka isku dhex garaacay iyo xiisad ka taagan Hargeysa Full Article
Daawo wardegdega iyo kacdoonka Xamar ka curtay oo odayaashii soo xulay Baarlamaanka qasbay Full Article
DUBLIN (Waagacusub.net) — The International Monetary Fund has warned European policymakers that the rapid expansion of artificial intelligence could boost economic productivity while also disrupting labour markets, widening inequality, straining electricity networks and increasing Europe's dependence on foreign technology.
The European Union is dramatically expanding its economic and strategic engagement with Greenland, committing another €200 million as the Arctic island becomes an increasingly important arena of competition over security, critical minerals, infrastructure and geopolitical influence.
MOGADISHU / MINNEAPOLIS — Somali rapper Sharmarke Abdinasir Mohamed, widely known as Sharma Boy, is facing renewed scrutiny following allegations that he used threats, blackmail and sustained pressure to obtain thousands of dollars from a Somali-American woman in the United States.
MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups.
Prominent Somali investigative journalist and philanthropist Dahir Abdulle Alasow has been honored with the prestigious Humanitarian of the Year 2026 Award, recognizing his growing humanitarian impact through the international charity organization Alasow Foundation.
Dutch riot police arrested 24 people on Saturday after a demonstration in The Hague descended into violence, with protesters throwing fireworks and other objects at police officers. Full Article
DUBLIN (Waagacusub.net) — The International Monetary Fund has warned European policymakers that the rapid expansion of artificial intelligence could boost economic productivity while also disrupting labour markets, widening inequality, straining electricity networks and increasing Europe's dependence on foreign technology. Full Article
BRUSSELS (Waagacusub.net) — The European Union has opened the door to an unprecedented new relationship with Canada, with European Commission President Ursula von der Leyen proposing that the country become the bloc's first-ever "associate member." The proposal, announced on September 16, could significantly deepen cooperation between Canada and the 27-member European Union in defence, energy, critical minerals, artificial intelligence and digital trade. Full Article
BRUSSELS (Waagacusub.net) — The European Union is moving toward one of the world's toughest child-safety regimes for social media, with the European Commission proposing to prohibit children under 13 from holding social media accounts and impose strict safeguards on teenagers. Full Article
The European Union is dramatically expanding its economic and strategic engagement with Greenland, committing another €200 million as the Arctic island becomes an increasingly important arena of competition over security, critical minerals, infrastructure and geopolitical influence. Full Article
Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article
Former Intel official stripped from NISA membership Full Article
PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article
Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article
Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article
[Topnews:-]Guddigga Khaatleeyda oo khilaaf ka dhex curtay Lacagta musuqmaasuqa Manaan iyo Afrax qeybta 1-aad.
Warbaahinta Waagacusub oo baaris qoto dheer ku sameeysay musuqmaasuqa gudigga Khaat Walayaasha Muqdisho ayaa go-aansatay iney biloowdo warbixino xasaasiya oo taxane noqon doono kuwaas oo aan marba laba ka mida gudigga ku qaadaa dhigi doono.