HEADLINES:

[Daawo] xogtii Dahir Alasow 14 Feb 2016 iyo tan Wariye Afrika ee natiijadda weerarkii Daallo - dhaliisha muuqata?

1
Tuesday May 31, 2016 - 22:50:48 in Articles by Super Admin
  • Visits: 20948
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 6 0
  • Share via Social Media

    [Daawo] xogtii Dahir Alasow 14 Feb 2016 iyo tan Wariye Afrika ee natiijadda weerarkii Daallo - dhaliisha muuqata?

    Labadaan Warbixin ee muuqaaladda iyo xogta weerarkii Daallo Airlines waxaan ugu tala galnay shacabka Soomaaliyeed iney ku xaqiiqsadaan xog ogaalnimadda Warbaahinta Waagacusub kadib markii maanta oo ay taariikhdu tahay 31 May 2016 laga baahiyay SNTV n

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Labadaan Warbixin ee muuqaaladda iyo xogta weerarkii Daallo Airlines waxaan ugu tala galnay shacabka Soomaaliyeed iney ku xaqiiqsadaan xog ogaalnimadda Warbaahinta Waagacusub kadib markii maanta oo ay taariikhdu tahay 31 May 2016 laga baahiyay SNTV natiijadda baaristii bilooyinka socotay ee falkaas. Muuqaalka aad arkeeysaan qeybta Dahir Alasow waxaa barta Youtube la geliyay 14 Feb 2016 halka maanta ay tahay 31 May 2016.
Inkastoon guud ahaan warbixinta maanta ka soo baxday baarista ay tahay mid lagu xaqiijiyay intaan sheegnay hadana waxaa ka muuqda in wax badan la khariyay sida halka laga soo diray Cabdullahi Boreh,halka uu ka goostay Baasaboorka maadama ay xaqiijiyeen in Online loogu gooyay,sidoo kalena waxaa yaab badan in ninkii falka heerkaas gaarsiisan fuliyay lagu xukumay xabsi daa-in kaliya ?
Maxaa loo soo xiri waaye Ganacsadahii damiintay Careys Xaashi oo aan ku sheegnay warbixinteena kaas oo ah Ganacsade Joorje Colow,maxaase loo soo xiri waayay ninkii iska lahaay gurigga lagu farsameeyay oo ah Ganacsade Cabdikariim Seenyo mise xukunka wuxuu qabtaa kuwaan lacagta heeysan?
 
Warbixinta waxaan ku sheegnay in ticket-ka looga soo gooyay Angola,Inuu watay Visa India ah,iyo dariiqa safarkiisa  laakiin Dowladda Somalia maxeey u soo bandhigi weeysay qofkii Angola uga soo gooyay ticket-ka ,qofka India uga soo diray Visaha iyo halka uu Careys Xaashi hadda jooga iyo magaca Sarkaalka Boliiska ee Baasaboorka ugu gooyay Online.

Waxaa muuqata iney Sirdoonka Dowladda iyo baarayaasha Caalamiga wax xila iska saarin soo gudbin macluumaad dheeriya balse ay daba galeen oo raadraac ku sameeyeen xogtii Waagacusub lagu baahiyay halka looga fadhiyay iney bilooyin badan kadib soo gudbiyaan xog xasaasiya oo dhinac walba ka dheeli tarin.
Dhaliisha barnaamijka waxaa ugu weyn inaan xitaa la sheegin kursiga uu fadhiyay ninka iska qarxiyay,halka uu ka soo jeedo,ciddii lacagta u soo direeysay Korneyl Cabdiweli Macoow iyo shabaakadda guud ahaan.


Share on Social Media

Journalist Alasow "Somalische Minister houdt Amsterdamse rechter vals bewijs Voor"

Volgens de rechter zou de minister hebben aangetoond dat afpersingspraktijken van Somalische journalisten een bekend probleem zijn en stelde de bewindsman daarmee een ernstige misstand aan de kaak. Dat is een kwestie van algemeen belang en de minister moet daarover in de openbaarheid kunnen treden, overwoog de rechter. Full Article

 

[Daawo] fadeexadda dhalinyaraddii Mareykanka uu ka masaafuriyay Duqa cusub ee Muqdisho oo afka furtay

Daawo fadeexadda dhalinyaraddii Mareykanka uu ka masaafuriyay Duqa cusub ee Muqdisho oo afka furtay Full Article

 

Topnews:- Madaxweyne Farmaajo oo beentii ugu weeyneed sheegay iyo Wariye caana oo ceebeeyay

Xalay waxaan si toos ah u daawanayey khudbad Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu u jeedinayey Soomaalida ku dhaqan Nairobi. Full Article

 

[Daawo] Wasiirka Arrimaha dibadda UK oo Xamaali ka noqday Airport-ka Xamar

Daawo Wasiirka Arrimaha dibadda UK oo Xamaali ka noqday Airport-ka Xamar Full Article

 

[Daawo] Rag Cadaana oo Hargeysa ku afduubtay gabdho ay kelyaha iyo beerka kala baxeen iyo gabadh Fanaan caana dhalay oo ka badbaaday

Daawo Rag Cadaana oo Hargeysa ku afduubtay gabdho ay kelyaha iyo beerka kala baxeen iyo gabadh Fanaan caana dhalay oo ka badbaaday Full Article

 

[Daawo] Wariye u shaqeeya Dowladda oo si xun ay u jirdileen ilaaladda Gudoomiyaha aqalka sare

Waagacusub.net - Wariye Ismail Mukhtar Omar Oronjo oo ka tirsan Warbaahinta Qaranka ayeey Illaaladda Gud Aqalka Sare, C/xaashi ku jirdileen Albaabka Hoygiisa. Iyagoo wata Macawiso. Una muuqda Maleeshiyaad. Waxaana falkan uu meesha ka saarayaa Rajadii ay Wariyayaal badan uga fadhiyeen Masuuliyiintan oo loo arkayay Wadaniyiin ka fogaan kara Tacadiyadda Shacabka. Full Article

 

[Daawo] Boliiska Holland oo xiray Wasiirad Turkiya

Dutch police detained Turkish Family and Social Affairs Minister Fatma Betül Sayan Kaya on late Saturday to deport her to Germany after declaring her "undesirable alien." TV video showed the standoff between the ministerial convoy and the Rotterdam police, which was translated between an officer and the minister. After being told to return with her convoy, Kaya retorted sharply, saying "I will go to the consulate building. That is a building belonging to my country and I am a minister of that country." She continued that "there is no such international practice. I don't accept that decision, I reject it and I won't return to Germany." Close to the consulate, a protest of about thousands of Turkish demonstrators continued despite Dutch police used guard dogs and batons to disperse the crowd. On Saturday, Dutch government canceled Turkish foreign minister's flight permit and blocked family minister's convoy from entering the Turkish consulate in Rotterdam. The ministers were due to meet Turkish society ahead of April 16 referendum which will see a constitutional amendment. Turkish foreign ministry asked duty-off Dutch ambassador in Ankara who was on leave not to return 'for a while'. Dutch police dispersed Turkish citizens who took to the streets to protest police's treatment of Turkish family minister. In Turkey, hundreds of people flocked to Dutch missions in Ankara and Istanbul to protest the Dutch government's moves. President Recep Tayyip Erdogan described the move as a measure by "Nazi remnants and fascists". Full Article

 

[Daawo] Fanaanad Somalia oo Kastuumo iyo Funaanad kaliya hees ku soo qaaday muuqaal yaab badan

[Daawo] Fanaanad Somalia oo Kastuumo iyo Funaanad kaliya hees ku soo qaaday muuqaal yaab badan Full Article

 

[Daawo] Riwaayadda qosolka badan ee Qooto qooto qeybta 31 aad

Daawo Riwaayadda qosolka badan ee Qooto qooto qeybta 31 aad Full Article

 

[Daawo] Somaliland oo aqbashay ka mid ahaanshaha Somalia

Daawo Somaliland oo aqbashay ka mid ahaanshaha Somalia Full Article

 

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Somalia:War to Defeat Al Shabab Militarily

President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government.

Somalia:$17 million external support has not been channeled through the country's single treasury account

Waagacusub.net -Auditor General Mohamed Ali alias Afgoi has exposed missing millions of dollars from key departments within the Federal Government of Somalia [FGS], in what could raise questions about government expenditures. In his report, Afgoi said 25 entities and three embassies have been audited. Unsupported expenditure amounts to $9M; contracts worth $31M not registered with auditor general's office, the existence of unauthorized bank accounts outside the Treasury Single Account.

Al-qaida Share ,IBS bank Somalia launches Visa Card Payment

Waagacusub.net - IBS Bank Somalia, which is believed to have the largest amount of money, Al-Qaeda Finance Secretary Fazul Abdallah from Comoros has started issuing Visa Card Payments for the first time. Al-Shabaab's finance secretary confirmed that Mohamed Ali Warsame had $ 157 million in cash, according to Khalif Ereg, who was later bribed with $ 2 million.

UGANDA: New Cabinet Members and Ministers of State

I hereby inform the country that By virtue of the Authority given to the President of Uganda by Articles: 108(2), 108A(1), 113(1) and 114(1) of the 1995 Constitution of the Republic of Uganda, I hereby appoint H.E. the Vice President, Rt. Hon. Prime Minister, Honourable Cabinet Ministers and other Ministers as indicated below:

Journalists barred from covering Somali leaders' meeting

The Associated Somali Journalists is deeply concerned that journalists were today barred from covering the meeting of the leaders of the Federal Government of Somalia and Federal Member States (FMSs) as well as the Governor and Mayor of Mogadishu.

Somalia's leader mourns death of Namibia president

Waagacusub.net - Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday mourned the death of Namibia President Hage G. Geingob and sent condolences to the government of the African country. Full Article

 

Somalia's ex-president warns of risk of 'political crisis' over plans to overhaul constitution

Waagacusub.net - Somalia's former President Mohamed Abdullahi Farmajo on Monday warned of the risk of political crisis over plans by the incumbent President Hassan Sheikh Mohamud to overhaul the constitution. Full Article

 

Egyptian President says will protect Somalia against anz threat

Waagacusub.net - Egyptian President Abdel Fattah el-Sissi said his country will protect Somalia against any threat in what can be described as an indirect response to recent Ethiopia's move to access the seaport of Somaliland. Full Article

 

Egypt Condemns Suicide Bomber Attack in Somalia

Egypt on Tuesday condemned a suicide bomber attack in Somalia that killed at least 20 soldiers. The attack took place at a training camp in the Somali capital, Mogadishu, on Monday. The al-Shabab terrorist group claimed responsibility. Full Article

 

Somalia:War to Defeat Al Shabab Militarily

President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article