
Jeneral Gabre ayaa ugu jawaabay waxaan u socday inaan shirkaan idinkala qeybgalo ?
Taliyaha Ciidanka xooga dalka ayaa ugu jawaabay malaha waad soo qaldantay halkaan maaha Wasaaradda Arrimaha dibadda Somalia !!
Jeneral Gabre ayaa weeydiistay Jeneral Maxamed Adan inuu si gaara ula hadlo laakiin waxaa loogu jawaabay Gabre "Waajibaad Qaran ayaan gudanayaa kuumana haayo jaanis”
Jeneral Gabre ayaa telefoon ku wacay Madaxweyne Garguurte kadibna wuxuu mar labaad ku dhahay taliyaha fadlan la hadal telefoonkaan laakiin Jeneral Maxamed Adan ayaa ugu jawaabay " Waqti uma haayo telefoon,waxaan gudanayaa waajibaad Qaran sidaas darteed degdeg uga bax hoolka shirka maadama aad tahay diblomaasi shisheeye”
Warbixintaan oo ay Waagacusub la wadaageen Saraakiishii ka qeybgaleeysay shirka waxeey sheegeen inuu si degdega uga baxay hoolka Jeneral Gabre oo careeysan laakiin saacad kadib waxaa taliyaha soo wacay Madaxweyne Xasan Sheekh oo weeydiistay inuu si degdega ugu tago.
Jeneral Maxamed Adan ayaa u tegay Garguurte lama ogga wixii dhexmaray laakiin Taliyaha ayaa isla markiiba wuxuu bedelay ilaaladda Taliska Ciidanka iyo kuwiisa gaarka ah .
Sikastaba ha ahaatee, Jeneral Gabre ayaa noqday nin bahdila Madaxda sare ee Dowladda Somalia iyadoo aysan jirin awood uu leeyahay.
Madaxweyne Farmaajo ayaa u sheegay Dowladda Uganda iney Ciidankooda jooga Somalia iska bixi karaan xilli kasta kadib markii uu Dowladda Ethiopia ka helay 50.000 oo ka tirsan Ciidanka Melleteriga dalkaas kuwaas oo caawa gaaray degaanka Leego ee gobolka Shabeeladda hoose ,sida ay Waagacusub u xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan Ciidanka Amisom iyo maamulka Shabeeladda hoose. Full Article
Dawladda Itoobiya ayaa ku wareejinaysa Raiisul Wasaare Xasan Cali Khayre Maxaabiis Soomaali ah oo tiradoodu gaarayso 120 Maxbuus, kuwaas oo ku xirnaa Xabsiyo ku yaala Dalkeeda, loona haystay Dambiyo ay ka mid yihiin Aragixisanimo. Full Article
Waagacusub.net - Dawladda Somalia oo uu hogaanka u hayo Madaxwayne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo aan ka mid ahayn Urur Diimeedyadda ka jira Somalia ayaa markii ugu horaysay waxaa la dareemayaa in Xafiisyadda Maamulka ay awood ku yeelanayaan Xubno ka socda Urur Diimeedyadda Somalia. Full Article
Liiska Wafdiga u xilsaaran Mashaariicda Saudi Arabia ka fulineyso Soomaaliya: Full Article
Waagacusub.net - Liiskii ugu yaabka badnaay ee ay ka soo dhexmuuqdeen gabdho Saaxiibo la ah Wasiiradda iyo Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa soo baxay. Full Article
DAWLADDA FARMAAJO OO KAMID NOQOTAY MAAMUL GOBOLEEDYADA. SHAQADA XILDHIBAANADA IYO SENATORS -KANA MEEL UGA DHACDAY! Waagacusub.net - Shirkii Qeybsiga Kaluunka Tunada Badweynta Hindiya oo u dhaxeeyey wasiiradda Kaluumeysiga Maamul Goboleedyada iyo dowladda Dhexe oo Guuldarro ku soo dhamaaday! Full Article
Waagacusub.net - Ciidanka Nabadsugidda iyo Sirdoonka Gobolka Banaadir ayaa maanta ku guuleeystay inuu toogasho ku dilo laba Sarkaal oo Al-Shabaab ka tirsan xilli ay qorsheeynayeen iney hoobiyeyaal ku garaacaan Garoonka Muqdisho iyo Xarunta Xalane,sida ay xaqiijiyeen Saraakiisha NISA. Full Article
Waagacusub.net - Kalafadhigii baarlamaanka Galmudug ayaa guul ku dhamaaday kadib markii Xildhibaanadda u codeeyeen in doorashadda Madaxweynaha Galmudug la qabto 10 April 2017. Full Article
Wasiiru dowlaha Madaxtooyadda Somalia Xildhibaan Mahad Salaad oo si geesinimo leh u garbaashay Farmaajo iyo fadeexadda hareeyay ,isagoo sheegay in Xildhibaanaduna sugayaan dhamaantood Wasiiro oo aysan kaba hadli karin xadgudubyadda sii kordhaya. Full Article
Waagacusub.net - Dadkii Sucuudigu Marin biyoodka Baabal-mandabka Ku duqeeyey waxay u badnaayeen kuwo u dhashay Burco iyo laascanod ,Hargeysa dhawr qof ayaa kaga jira. Full Article
NATO declares its readiness to defend allied territory as the European Union targets nearly 1,600 Russian individuals and companies, while fresh attacks on Ukraine raise doubts about Washington's diplomatic efforts.
DUBLIN (Waagacusub.net) — The International Monetary Fund has warned European policymakers that the rapid expansion of artificial intelligence could boost economic productivity while also disrupting labour markets, widening inequality, straining electricity networks and increasing Europe's dependence on foreign technology.
The European Union is dramatically expanding its economic and strategic engagement with Greenland, committing another €200 million as the Arctic island becomes an increasingly important arena of competition over security, critical minerals, infrastructure and geopolitical influence.
MOGADISHU / MINNEAPOLIS — Somali rapper Sharmarke Abdinasir Mohamed, widely known as Sharma Boy, is facing renewed scrutiny following allegations that he used threats, blackmail and sustained pressure to obtain thousands of dollars from a Somali-American woman in the United States.
MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups.
Former President Joseph Kabila announces a new opposition coalition involving armed groups, raising fears of renewed conflict and threatening fragile peace efforts in eastern Congo. GOMA, DEMOCRATIC REPUBLIC OF CONGO — October 13, 2026 The Democratic Republic of Congo is facing a potentially dangerous political and security confrontation after former President Joseph Kabila announced the creation of a new coalition bringing together political opponents and armed groups, including the powerful M23 rebel movement. Full Article
The Somali-American lawmaker denounces the federal investigation as politically motivated, while authorities confirm a court-authorised search amid growing tensions over immigration, congressional independence and the November elections. Full Article
European Union leaders prepare for high-stakes negotiations on soaring energy prices, a controversial long-term budget, support for Ukraine and Europe's economic future. Full Article
NATO declares its readiness to defend allied territory as the European Union targets nearly 1,600 Russian individuals and companies, while fresh attacks on Ukraine raise doubts about Washington's diplomatic efforts. Full Article
The European Union has expressed concern over reported plans by the United States to temporarily restrict diesel exports, warning that such a move could have economic consequences on both sides of the Atlantic at a time when Europe is already facing elevated energy costs. Full Article
Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article
Former Intel official stripped from NISA membership Full Article
PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article
Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article
Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article
[Topnews:-] Jeneral Gabre oo xoog looga saaray shirkii hogaanka Ciidanka xooga Somalia?
Waagacusub.net - Hogaanka Ciidanka Soomaaliyeed iyo Saraakiisha sare ee Ciidanka Melleteriga oo shir xasaasiya uga socday Muqdisho ayuu Jeneral Gabre u galay hasse yeeshee waxaa durbadiiba ka hor yimid Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Jeneral Maxamed A