
Haweeneeydaan lagu magacaabo Deeqa Diraac ayaa lagu eedeeyay iney Al-Shabaab la shaqeeyn jirtay oo cunto u karin jirtay laakiin taasi kama dhigna dimbi sababi kara in lagu xukumo xabsi dhan shan iyo toban sano maadama la wada ogyahay iney Al-Shabaab ganacsatadda waaweyn ee Muqdisho iyo kuwa kaleba ka qaadaan bil walba lacag ay ugu magacdareen Zakaawaat balse ah Baad ama Laaluush.
Saraakiisha Xabsigga jooga iyo Maxaabiista la xiran ayaa xaqiijiyay iney ugu dambeeyn maamadda u dhiman doonto xanuunka haayo haddii aan dhaqtar la geeyn laakiin taasi ma muuqato maadama dadka ay ka dhalatay ay iska hilmaameen hooyadda ilmaheey dhashay ee Agoonta ka dayacan yihiin.
Hooyo Deeqa Diraac ninkeedii allaha u naxariistee Bootaan Kheyre waxaa dilay Ciidankii Ethiopia xilli uu meeyd duugaaye,waxaana maareeynta noloshii Ubadka la wareegtay Hooyo Deeqa Dirac laakiin nasiibdaro halkii Dowladda iyo Ganacsatadda,Siyaasiyiinta beesha garab qaban lahaayeen waxeey geliyeen god madoow ,iyadoo taasina ay sababtay iney ilmaheedii dalanbaabi noqdaan oo qaarkood la waayo nolol iyo geeri.
Caruurta Deeqa Diraac oo Waagacusub la hadlay ayaa Wasiiradda ,Xildhibaanadda,Ganacsatadda ,Culumadda iyo odayaasha dhaqanka ee Habargidir iyo Duduble ku eedeeyay iney yihiin Agoon aan gurmad ka helin masuuliyiinta metesha ee qeybaha bulshadda.
Caruurta Hooyo Deeqo Diraac ayaa Hay’adaha Xaquuqul insaanka Caalamka iyo kuwa u dooda xaquuqda haweenka ugu baaqay iney u istaagaan sidii hooyadood looga sii deeyn lahaay Xabsiga maadama ay ku xiran tahay xaqdaro iyadoo qabta xanuuno kala duwan sida Sokor iyo Dhiig kar.
"Qof walba waa kaa cararayaa markii laguugu eedeeyo inaad tahay Al-Shabaab hadana kuwa ku xiraya ee Xabsiyadda iyo Maxkamadaha maamula waxeey badankood u shaqeeyaan ama ka tirsan yihiin Al-Shabaab” ayey tiri gabadh ka tirsan Hay’adaha xaquuqul insaanka Muqdisho oo codsatay inaan magaceeda la xusin xaalad amni darteed.
Sikastaba ha ahaatee, Dowladda Somalia waxeey ku kacday tacadiyo baahsan iyadoo Muqdisho lagu toogtay dhalinyaradii ugu badneed ee lagu eedeeyay iney Al-Shabaab yihiin ama la shaqeeyaan taas oo ah dimbi weyn oo ay galeen Madaxda Dowladda.
By Dahir Alasow.
Ciidamo ka tirsan kuwa Nabad Sugida Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo ku Xayirey Xildhibaano ka mid ah Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed kuwaasi oo ka Tagay Magaalada Muqdisho. Full Article
Dawladda Itoobiya ayaa ku wareejinaysa Raiisul Wasaare Xasan Cali Khayre Maxaabiis Soomaali ah oo tiradoodu gaarayso 120 Maxbuus, kuwaas oo ku xirnaa Xabsiyo ku yaala Dalkeeda, loona haystay Dambiyo ay ka mid yihiin Aragixisanimo. Full Article
Wasaaracda shaqada ee dowlada federaalka ayaa noqotay meel uu hareeyay musuq maasuq ba'an. Tan iyo markii uu yimid Wasiir Saalax Axmed Jaamac ayaa waxaa soo wajahay wasaarada jahawareer dhaqaale iyo xatooyo lacageed. Full Article
Waagacusub.net - Liiskii ugu yaabka badnaay ee ay ka soo dhexmuuqdeen gabdho Saaxiibo la ah Wasiiradda iyo Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa soo baxay. Full Article
DAWLADDA FARMAAJO OO KAMID NOQOTAY MAAMUL GOBOLEEDYADA. SHAQADA XILDHIBAANADA IYO SENATORS -KANA MEEL UGA DHACDAY! Waagacusub.net - Shirkii Qeybsiga Kaluunka Tunada Badweynta Hindiya oo u dhaxeeyey wasiiradda Kaluumeysiga Maamul Goboleedyada iyo dowladda Dhexe oo Guuldarro ku soo dhamaaday! Full Article
Waagacusub.net - Ciidanka Nabadsugidda iyo Sirdoonka Gobolka Banaadir ayaa maanta ku guuleeystay inuu toogasho ku dilo laba Sarkaal oo Al-Shabaab ka tirsan xilli ay qorsheeynayeen iney hoobiyeyaal ku garaacaan Garoonka Muqdisho iyo Xarunta Xalane,sida ay xaqiijiyeen Saraakiisha NISA. Full Article
Wasiiru dowlaha Madaxtooyadda Somalia Xildhibaan Mahad Salaad oo si geesinimo leh u garbaashay Farmaajo iyo fadeexadda hareeyay ,isagoo sheegay in Xildhibaanaduna sugayaan dhamaantood Wasiiro oo aysan kaba hadli karin xadgudubyadda sii kordhaya. Full Article
Waagacusub.net - Dadkii Sucuudigu Marin biyoodka Baabal-mandabka Ku duqeeyey waxay u badnaayeen kuwo u dhashay Burco iyo laascanod ,Hargeysa dhawr qof ayaa kaga jira. Full Article
hordhac Full Article
Waagacusub.net - Warbixin lagu faafiyey baraha Al shabaab ku leeyihiin Internetka ayaa lagu sheegay magacyada la dilay iyo goobaha kale ee la weeraryay inkastoo aysan si rasmi ah u sheegan dilalka qaar in ay masuuliyada iyaga leeyihiin Full Article
The European Union is dramatically expanding its economic and strategic engagement with Greenland, committing another €200 million as the Arctic island becomes an increasingly important arena of competition over security, critical minerals, infrastructure and geopolitical influence.
MOGADISHU / MINNEAPOLIS — Somali rapper Sharmarke Abdinasir Mohamed, widely known as Sharma Boy, is facing renewed scrutiny following allegations that he used threats, blackmail and sustained pressure to obtain thousands of dollars from a Somali-American woman in the United States.
MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups.
Prominent Somali investigative journalist and philanthropist Dahir Abdulle Alasow has been honored with the prestigious Humanitarian of the Year 2026 Award, recognizing his growing humanitarian impact through the international charity organization Alasow Foundation.
Somalia is facing a deepening humanitarian and political crisis following widespread forced evictions, deadly security operations, and escalating tensions between the federal government and opposition groups.
The European Union is dramatically expanding its economic and strategic engagement with Greenland, committing another €200 million as the Arctic island becomes an increasingly important arena of competition over security, critical minerals, infrastructure and geopolitical influence. Full Article
Hungary has ordered 10 Russian diplomats to leave the country over activities Budapest says were incompatible with their diplomatic status, triggering an angry response from Moscow and marking one of the clearest signs yet of Hungary's dramatic foreign-policy realignment. Full Article
BERLIN — September 8, 2026 — Germany has entered a new period of political uncertainty after the far-right Alternative for Germany, AfD, scored a historic landslide victory in Saxony-Anhalt, dealing a severe blow to Chancellor Friedrich Merz and his governing coalition. Full Article
MOGADISHU / MINNEAPOLIS — Somali rapper Sharmarke Abdinasir Mohamed, widely known as Sharma Boy, is facing renewed scrutiny following allegations that he used threats, blackmail and sustained pressure to obtain thousands of dollars from a Somali-American woman in the United States. Full Article
MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups. Full Article
Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article
Former Intel official stripped from NISA membership Full Article
PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article
Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article
Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article
[Topnews:-] Marwo Deeqa Diraac oo Xabsiga lagu hilmaamay "Hooyo garab iyo gurmad weysay"
Waagacusub.net - Hooyo u dhalatay beesha Duduble [Maxamuud Hiraab] uuna ka dhintay Ganacsadahii weynaa Bootaan Kheyre ayaa ku xanuunsaneysa Xabsiga Muqdisho oo lagu hilmaamay kadib markii lagu xakumay 15 sano Xabsi Ciidan ah.