HEADLINES:

[Topnews:-] Jeneral Gaafow oo si xun u bahdilay Korneyl Gabre xabsigana u taxaabay Askartii ?

0
Wednesday October 12, 2016 - 06:48:37 in Articles by Super Admin
  • Visits: 45667
  • (Rating 3.8/5 Stars) Total Votes: 5
  • 2 0
  • Share via Social Media

    [Topnews:-] Jeneral Gaafow oo si xun u bahdilay Korneyl Gabre xabsigana u taxaabay Askartii ?

    Waagacusub.net - Warar aad loogu kalsoon yahay oo aan ka helnay ilo wareedyo ka tirsan taliska ciidanka Nabad Sugida Qaranka ee NISA ayaa Caasimada Online u sheegay in maanta uu xafiiskiisa ku soo booqday Gen. Gaafow wakiilka Itoobiya Korneyl Gabre.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.net - Warar aad loogu kalsoon yahay oo aan ka helnay ilo wareedyo ka tirsan taliska ciidanka Nabad Sugida Qaranka ee NISA ayaa Caasimada Online u sheegay in maanta uu xafiiskiisa ku soo booqday Gen. Gaafow wakiilka Itoobiya Korneyl Gabre.

Gabre oo aad uga walaacsan howlgalada ay ciidanka NISA ka wadaan magaalada Muqdisho, iyo fashilinta isdaba jooga ah oo ay ku hayaan kooxaha nabad diidka ah ee Shabaab ayaa waxaa uu damcay in uu kala hadlo Jeneral Gaafow halka aay marayaan howlgaladaas iyo natiijooyinka laga gaaray.

Jeneral. Gaafow ayaa u sheegay Gabre in aanu wax shaqo ah ku lahayn in uu ogaada howlaha sirdoonka ah ee ka socdo Soomaaliya, isla markaana uga digay in uu ka waantoobo faragelinta joogtada ah ee uu ku hayo danaha dalka Soomaaliya. Jen Gaafow oo maanta ay aad uga muuqatay caro badan ayaa waxaa uu amar ku bixiyay in xabsiga loo taxaabo ciidankii ka soo geliyay Gabre illinka hore ee laga galo xarunta NISA. Waxaa sidoo kale xabsiga loo taxaabay dhallinyaro Soomaali ah oo la socday Gabre kuwaasoo ka tirsan xarunta Madaxtooyada ee VILLA Soomaaliya.

Seddexdii maalmood ee la soo dhaafay ayaa la sheegayaa in ciidamada Itoobiya ee ku sugnaa gobolka Hiiraan ay ka baxeen ilaa sagaal (9) barood oo ay degenaayeen, waxaana ay si toos ah ugu wareejiyeen goobahaas Shabaab iyagoo u diiday in Ciidanka Jabuuti ay la wareegaan. Waxaa xarunta Xalane ka socda shirar ay leeyihiin wadamada Ugandha, Kenya, Jabuuti iyo Burundi oo looga arrinsanayo Ciidamada Itoobiya ee ka tirsan AMISOM.

Waxaa lagu wadaa iney cabasho wadareed u gudbiyaan Qaramada Midoobay, iyo dhammaan beesha caalamka sidii gebi ahaanba looga saari lahaa ciidamada Itoobiya dalka Soomaaliya.

Itoobiya oo ay ka jirto amni darro looga cabsi qabo inuu ka dhaco dagaalo sokeeye ayaan marnaba raalli ka noqoneyn in Soomaaliya degto.

Villa Soomaaliya ayaa ka aamusan xaaladda cakiran ee ka jirta Itoobiya, iyo falalka amni darro oo aay hadda ka wadaan gudaha Soomaaliya.

Share on Social Media

[Topnews:-] Magacyadda Maxaabiista Ethiopia ku wareejisay Kheyre oo si sharciya u dhameeystay Xabsiyadii lagu xukumay ?

Dawladda Itoobiya ayaa ku wareejinaysa Raiisul Wasaare Xasan Cali Khayre Maxaabiis Soomaali ah oo tiradoodu gaarayso 120 Maxbuus, kuwaas oo ku xirnaa Xabsiyo ku yaala Dalkeeda, loona haystay Dambiyo ay ka mid yihiin Aragixisanimo. Full Article

 

[Topnews:-] Liiska qabiiladda iyo magacyadda Gudoomiyeyaasha cusub ee degmooyinka gobolka Banaadir

Waagacusub.net - Liiskii ugu yaabka badnaay ee ay ka soo dhexmuuqdeen gabdho Saaxiibo la ah Wasiiradda iyo Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa soo baxay. Full Article

 

[Topnews:-] Dowladda Somalia oo ku guuldareeysatay Mashruucii Mareykanka ee Malaayiinta dollar kadib markii Puntland diiday ?

DAWLADDA FARMAAJO OO KAMID NOQOTAY MAAMUL GOBOLEEDYADA. SHAQADA XILDHIBAANADA IYO SENATORS -KANA MEEL UGA DHACDAY! Waagacusub.net - Shirkii Qeybsiga Kaluunka Tunada Badweynta Hindiya oo u dhaxeeyey wasiiradda Kaluumeysiga Maamul Goboleedyada iyo dowladda Dhexe oo Guuldarro ku soo dhamaaday! Full Article

 

Daawo SirCulus Jeneral Isaaqa oo lagu helay inuu Al-Shabaab yahay ?

Waagacusub.net - Ciidanka Nabadsugidda iyo Sirdoonka Gobolka Banaadir ayaa maanta ku guuleeystay inuu toogasho ku dilo laba Sarkaal oo Al-Shabaab ka tirsan xilli ay qorsheeynayeen iney hoobiyeyaal ku garaacaan Garoonka Muqdisho iyo Xarunta Xalane,sida ay xaqiijiyeen Saraakiisha NISA. Full Article

 

[Topnews:-] Wasiiru Dowlaha Madaxtooyadda Somalia oo fadeexadaha Farmaajo iyo qiyaanooyinkiisa kashifay

Wasiiru dowlaha Madaxtooyadda Somalia Xildhibaan Mahad Salaad oo si geesinimo leh u garbaashay Farmaajo iyo fadeexadda hareeyay ,isagoo sheegay in Xildhibaanaduna sugayaan dhamaantood Wasiiro oo aysan kaba hadli karin xadgudubyadda sii kordhaya. Full Article

 

[Topnews:-] Magacyadda Somalidii Sacuudiga duqeeyay oo reer Somaliland iyo reer Khaatumo u badan

Waagacusub.net - Dadkii Sucuudigu Marin biyoodka Baabal-mandabka Ku duqeeyey waxay u badnaayeen kuwo u dhashay Burco iyo laascanod ,Hargeysa dhawr qof ayaa kaga jira. Full Article

 

[Topnews:-] Fashilka Farmaajo? Al-Shabaab oo faafiyay Magacyadda dadkeey dileen intii Farmaajo Madaxweyne ka noqday Somalia

Waagacusub.net - Warbixin lagu faafiyey baraha Al shabaab ku leeyihiin Internetka ayaa lagu sheegay magacyada la dilay iyo goobaha kale ee la weeraryay inkastoo aysan si rasmi ah u sheegan dilalka qaar in ay masuuliyada iyaga leeyihiin Full Article

 

[Topnews:-] Axmed Madoobe oo ku hanjabay inuu Dowladda xiriirka u jari doono haddii aan Jaajuus Ethiopia laga dhigin Wasiir ?

Waagacusub.net - Madaxweynaha ku meel gaarka ee Maamulka Jubaland Mr Axmed Madoobe ayaa ku hanjabay inuu xiriirka u jari doono Dowladda Somalia haddii aan Wasiirka Boostadda iyo Isgaarsiinta loo magacaabin Sarkaal ka tirsan Sirdoonka Ethiopia oo lagu magacaabo Mohamed Jama Mursal [Mr Geelle] Full Article

 

[Topnews:-] Madaxweyne Farmaajo muxuu maalinka arbacada ku doortay?

Xukunka Arbaco ayuu qabsaday,? xilka Arbaco ayuu la wareegay ? Full Article

 

[Topnews:-] Kaniinayaasha ugu xun ee daroogadda Qaliinka oo Somalia caadi loo cuno iyo halista

Daroogada loogu Isticmaalka Badan yahay(Diasepam & Tramadol) Diasepam & Tramadol labad kanini waxaa lo isticmaalaa in xanuunka ka jebiyo qofka qaliinka lagu sameeyo ama qofka shil galo, balse waxaa nasiib xumo ah in si khaldan lo isticmaalo intii uu dalku burburay, waayo sharcigii iyo kala dambeyntii ayaa booskooda ka baxay. Full Article

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Somalia:War to Defeat Al Shabab Militarily

President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government.

Somalia:$17 million external support has not been channeled through the country's single treasury account

Waagacusub.net -Auditor General Mohamed Ali alias Afgoi has exposed missing millions of dollars from key departments within the Federal Government of Somalia [FGS], in what could raise questions about government expenditures. In his report, Afgoi said 25 entities and three embassies have been audited. Unsupported expenditure amounts to $9M; contracts worth $31M not registered with auditor general's office, the existence of unauthorized bank accounts outside the Treasury Single Account.

Al-qaida Share ,IBS bank Somalia launches Visa Card Payment

Waagacusub.net - IBS Bank Somalia, which is believed to have the largest amount of money, Al-Qaeda Finance Secretary Fazul Abdallah from Comoros has started issuing Visa Card Payments for the first time. Al-Shabaab's finance secretary confirmed that Mohamed Ali Warsame had $ 157 million in cash, according to Khalif Ereg, who was later bribed with $ 2 million.

UGANDA: New Cabinet Members and Ministers of State

I hereby inform the country that By virtue of the Authority given to the President of Uganda by Articles: 108(2), 108A(1), 113(1) and 114(1) of the 1995 Constitution of the Republic of Uganda, I hereby appoint H.E. the Vice President, Rt. Hon. Prime Minister, Honourable Cabinet Ministers and other Ministers as indicated below:

Journalists barred from covering Somali leaders' meeting

The Associated Somali Journalists is deeply concerned that journalists were today barred from covering the meeting of the leaders of the Federal Government of Somalia and Federal Member States (FMSs) as well as the Governor and Mayor of Mogadishu.

Somalia's leader mourns death of Namibia president

Waagacusub.net - Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday mourned the death of Namibia President Hage G. Geingob and sent condolences to the government of the African country. Full Article

 

Somalia's ex-president warns of risk of 'political crisis' over plans to overhaul constitution

Waagacusub.net - Somalia's former President Mohamed Abdullahi Farmajo on Monday warned of the risk of political crisis over plans by the incumbent President Hassan Sheikh Mohamud to overhaul the constitution. Full Article

 

Egyptian President says will protect Somalia against anz threat

Waagacusub.net - Egyptian President Abdel Fattah el-Sissi said his country will protect Somalia against any threat in what can be described as an indirect response to recent Ethiopia's move to access the seaport of Somaliland. Full Article

 

Egypt Condemns Suicide Bomber Attack in Somalia

Egypt on Tuesday condemned a suicide bomber attack in Somalia that killed at least 20 soldiers. The attack took place at a training camp in the Somali capital, Mogadishu, on Monday. The al-Shabab terrorist group claimed responsibility. Full Article

 

Somalia:War to Defeat Al Shabab Militarily

President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article