Gudoomiyaha guddigga doorashooyinka Galmudug Xuseen Farmashiye iyo ku xigeenkiisa Cabdullahi Yarow ayaa ku heshiiyay iney dhacaan Labada Xildhibaan ee beelaha Gaabane Saleebaan iyo Ceyr Barri ,sida ay Waagacusub u sheegeen madaxda Galmudug qaar ka tirsan.
"Warsaxaafadeedka ay soo saareen guddigga doorashadda Galmudug iyo Meesha waxaa kujira ma taqaanaa? Labo kursi ayaa la kala badashay ,waxaana lagu heshiiyay in la isku dhaco, Xuseen farmashiye iyo Cabdullahi Salad Yarow ayaana heshiiskaas wada galay” ayuu yiri xubin ka tirsan guddigga doorashadda Galmudug oo codsaday inaan magaciisa la xigan.
Cabdullahi Yarow wuxuu rabaa ergadii Ugaaska iyo odoyaasha Ceyr soo qoreen inuu inta tiro loogu badalo kuwa isagu uu qortay,Xuseen Farmashiye -na uu la difaaco, Isagana uu Abtidoon Yare la difaaco,Marka jawaabtu waa deal ee maahan mid sharciyad ku qotanta” ayuu yiri Gudoomiyaha guddigga doorashooyinka dadban ee Somalia Abukate Cumar dhagey oo Waagacusub la hadlay.
Gudoomiyaha Guddigga doorashadda Galmudug Xuseen Farmashi oo u dhashay beesha Saleebaan Habargidir ayaa kula heshiiyay Cabdullahi Yarow inuu si ka baxsan sharciga ugu garabsiiyo inuu kursigaas qaato Abtidoon Yare ,halka sidoo kalena Cabdullahi Yarow loo ballanqaaday in si sharci daro ah loogu garab siin doono inuu Xildhibaanka Ceyr barri siiyo nin lagu magacaabo Cabdi Xakiin Bidaar oo u dhashay Yabar dhoorakace Ceyr.
Gudoomiyaha guddigga doorashooyinka dadban ee Somalia Cumar Dhageey ayaa Warsaxaafadeed uu soo saaray ku shaaciyay inaan la aqoonsan doonin doorashadii 30-ka November ka dhacday Cadaado taas oo aheyd sharci daro maadama lagu boobay kursigii beesha Gaabane oo ahaay kursi haweenka leeyihiin.
Xuseen Farmashi iyo Cabdullahi Yarow ayaa aad uga carooday hadalkaas maadama uu yahay mid wiiqay qorshahii qiyaanadda ee ay rabeen iney ku boobaan kuraasta Baarlamaanka ee Gaabane Saleebaan iyo Ceyr Barri.
Damacii Xuseen Farmashiye ku rabay inuu kursigga Gaabane u dhaco wiil lagu magacaabo Abtidoon Yare waa fashilmay laakiin waxaa xiisad weyn ka taagan tahay qorshaha Cabdullahi Yaroow ku rabba inuu kursigii Ceyr Barri ku siiyo Cabdixakiin Bidaar oo hadda ah Wasiir ka tirsan maamulka Galmudug.
Beelaha Ceyr barri sidaan ayey ergadda u qeybsadeen:-
1. Cabsiiye 20
2. Yabar dhowrakace 20
3. Xasan samadoorte 9
4. Reer Caalin 2
Cabdullahi Salad Yarow Wuxuu rabaa ,wuxuu qorshahiisu yahay 20 Yabar dhowrakace iyo 9 Xasan Samadoorte inuu inta tiro ku badasho 29 uu asagu wato taasina waxeey durba abuurtay xiisad ,iyadoo beesha Ceyr Barri isu hub aruursanayaan.
Haddii aan la taaban ergada Ugaaska iyo odoyaasha Ceyr soo gudbiyeen waxaa soo baxaya Ahmed Faafaale oo u dhashay Cabsiiye, Xasanleey. ahna Wasiiru dowlaha Baarlamaanka Galmudug.
Wasiirkii Ceyr Barri ee Galmudug waxaa horey u qaatay Cabdi Xakiin Bidaar oo Yabar dhawrakace ah sidaas darteed Cabsiiye waxeey xilligaas heeysteen Xildhibaanka Ceyr Barri.
Sikastaba ha ahaatee , Abtidoon Yare iyo Cabdixakiin Bidaar labaduba waxeey ka tirsan yihiin Damujadiid.
Ciidamo ka tirsan kuwa Nabad Sugida Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo ku Xayirey Xildhibaano ka mid ah Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed kuwaasi oo ka Tagay Magaalada Muqdisho. Full Article
Dawladda Itoobiya ayaa ku wareejinaysa Raiisul Wasaare Xasan Cali Khayre Maxaabiis Soomaali ah oo tiradoodu gaarayso 120 Maxbuus, kuwaas oo ku xirnaa Xabsiyo ku yaala Dalkeeda, loona haystay Dambiyo ay ka mid yihiin Aragixisanimo. Full Article
Wasaaracda shaqada ee dowlada federaalka ayaa noqotay meel uu hareeyay musuq maasuq ba'an. Tan iyo markii uu yimid Wasiir Saalax Axmed Jaamac ayaa waxaa soo wajahay wasaarada jahawareer dhaqaale iyo xatooyo lacageed. Full Article
Waagacusub.net - Ciidanka Nabadsugidda iyo Sirdoonka Gobolka Banaadir ayaa maanta ku guuleeystay inuu toogasho ku dilo laba Sarkaal oo Al-Shabaab ka tirsan xilli ay qorsheeynayeen iney hoobiyeyaal ku garaacaan Garoonka Muqdisho iyo Xarunta Xalane,sida ay xaqiijiyeen Saraakiisha NISA. Full Article
Waagacusub.net - Admiral Maksimov oo ahaa taliyaha Ciidamadda Badda ee Ruushka qaybta Waqooyi oo warbixin sira ku kashifay in Ciidamada badda ee dunida ee ku qulqulayeey badda Somalia iyo gacanka carbeed iyagoo ku gabanayey la dagaalanka budhcad badeeda ,iyo argagixisada u arrinkaas ahaa Been abuur lagu daboolayey dilaac weeyn oo badda kala baray iyo God weyn oo albaab u eg oo ka furmay badda u dhaxaysa Somalia iyo Yemen . Full Article
hordhac Full Article
Daawo isfaham waaga Somalida oo lagu cabiray sheeko filim qosol badan Full Article
Daawo heestii ugu shidneed Xamar lagu duubay Full Article
Waagacusub.net - Madaxweyne Farmaajo wuxuu shacabka Soomaaliyeed u sheegay balanqaadyo duuduub ah oo Saudi Arabia u ballanqaadeen Soomaaliya, Madaxweyne Farmaajo isagu maxuu u balan qaaday Sacuudiga? Warbixino la helay! Full Article
Daawo Colaadii ugu xumeeyd oo beesha isaaq ka dhex curatay Full Article
Somalia's government on Sunday accused Ethiopia of smuggling arms into the country for the fourth time this year, further alleging its involvement in supporting regional officials, subject to court warrants and actively pursued, in efforts to destabilize the nation.
Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud and Jubaland leader Ahmed Madobe, previously allies in the nation's political landscape, now find themselves on the brink of war after a divisive National Consultative Council meeting revealed profound rifts, prompting both sides to mobilize for a possible showdown.
In July 2009, Mahad Ibrahim Hamarow kidnapped French officers Denis Allex and another officer who escaped from the Sahafi Hotel in Mogadishu and then joined Al Shabaab. In the same year, he fled to Kenya, this was confirmed by Hizbul Islam Spokesman Mr Aydarus. - In 2010, Mahad Hamarow went to South Africa for migration, that's how we found out in the investigation, we were also told by Mohamed Isse and his brother Somaney who lives in Johannesburg South Africa.
President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government.
Waagacusub.net -Auditor General Mohamed Ali alias Afgoi has exposed missing millions of dollars from key departments within the Federal Government of Somalia [FGS], in what could raise questions about government expenditures. In his report, Afgoi said 25 entities and three embassies have been audited. Unsupported expenditure amounts to $9M; contracts worth $31M not registered with auditor general's office, the existence of unauthorized bank accounts outside the Treasury Single Account.
Waagacusub.net- Somalia's army and Jubaland forces are teetering on the edge of conflict, as the military buildup intensifies daily and tensions show no signs of de-escalating, Caasimada Online news website reported on Monday. Full Article
Somalia's government on Sunday accused Ethiopia of smuggling arms into the country for the fourth time this year, further alleging its involvement in supporting regional officials, subject to court warrants and actively pursued, in efforts to destabilize the nation. Full Article
Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud and Jubaland leader Ahmed Madobe, previously allies in the nation's political landscape, now find themselves on the brink of war after a divisive National Consultative Council meeting revealed profound rifts, prompting both sides to mobilize for a possible showdown. Full Article
In July 2009, Mahad Ibrahim Hamarow kidnapped French officers Denis Allex and another officer who escaped from the Sahafi Hotel in Mogadishu and then joined Al Shabaab. In the same year, he fled to Kenya, this was confirmed by Hizbul Islam Spokesman Mr Aydarus. - In 2010, Mahad Hamarow went to South Africa for migration, that's how we found out in the investigation, we were also told by Mohamed Isse and his brother Somaney who lives in Johannesburg South Africa. Full Article
Galmudug State is not just the geographic heart of Somalia but the quintessential soul of the Somali nation. Within Galmudug, all the major Somali clan lineages- the Hawiye, Dir, Darood and Madhibaan are represented. No other Somali region or state is home to such diverse and influential clans with such extensive historical significance in Somalia as found in the Galmudug territory. Economically, Galmudug in 2024 is set to be the first location for the offshore oil and gas that the Somali Federal Government in partnership with the Houston-based American company, Coastline Exploration have commenced work on off the Hobyo coast since 2021. Full Article
Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article
Former Intel official stripped from NISA membership Full Article
PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article
Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article
Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article
[Sir culus] Qiyaanadda lagu dhici rabay Xildhibaanadda Ceyr iyo Saleebaan - Colaad sokeeye iyo ceeb?
Waagacusub.net - Guddi doorashooyinka dad badan ee kooxda qaabilsan Galmudug ayaa soo saaray Warsaxaafadeed ay ku naqdinayaan go-aankii Gudoomiye Dhageey hasse yeeshee sababta kaliftay ayey Warbaahinta Waagacusub heshay iyadoo dad badan ay la yaab ku