Lawyer-ka Waagacusub Media Mr Peter Schouten ayaa Maxkamadda ka hor yiri”Shirkadda Isgaarsiinta Somtel oo hoos tagta Dahabshiil Group waxeey Shirkad ku taal talyaniga weeydiisatay qalabka wax lagu basaaso ee loo yaqaan Remote Control System {RCS} waxaana yaab leh in qofka metelaayay Somtel ee Shirkaad Talyaniga Emailka u diray uu sheegay iney arrimaha amaanka u qaabilsan yihiin Maamulka Somaliland”
Garyaqaan Peter C Schouten hadalka intaas kagama harin ee wuxuu yiri "in dadka la basaaso ,telefoonadooda la dhageysto,Emailadoda la jabsado oo sirtoodii lala baxo waa dimbi weyn sidaas darteed haddii Dahabshiil tahay Shirkad madaxbanaan oo ganacsi maxaa ku qasbay qaladka intaa la eg iney gasho”
Maamulaha Dahabshiil oo qiyaasteeydu tahay inuu xaqiiqsaday in lagu helay dimbi weyn ayaa si lama filaana uga hor yiri Maxkamadda " Shirkadda uu sheegay Lawyer-ka Waagacusub ee Somtel anaga malahin kamana tirsana Dahabshiil Group”
Tifaftirahii Idaacadda Shabelle Mohamed Bashiir Hashi oo ka qeybgalay dacwadda u dhaxeeysa Dahabshiil iyo Waagacusub ayaa yiri " In Abdirashid Duale Maxkamad ku taal Yurub ka hor inkiro Shirkadda Somtel waxeey ka dhigan tahay dimbigii ugu cuslaa ee taariikhda uu galay,wuxuuna hadalkaas ka marqaati kacay inuu yahay nin aan haba yaraatee run sheegin oo waxkastoo dimbiya iska inkira”
Telefishinadda Somalida haddii aad daawatid ama aad gashid barta Youtube waxeey durba indhahaaga dhifanayaan muuqaalo ay ka hadlayaan Madaxda ugu sareeyso Shirkadda Dahabshiil kuwaas oo sheegaya iney Somtel ka mid tahay Shirkadda Dahabshiil Group.
Calender-ka soo baxay sanadka 2015 waxaa lagu sameeyay astaanta Dahabshiil ee Cagaaran iyo tan Somtel ee Jaalaha iyadoo dusha looga qoray Dahabshiil Group 2015 ,sida aad ka arki kartaan sawirkaan aan ka qaadnay iyo muuqaalkaan laga soo duubay.
Sababaha ku qasbay inuu Maamulaha Dahabshiil iska inkiro Somtel waxaa ugu weyn kadib markii shaqaale ka tegay Shirkadda shaaca ka qaadeen iney Somtel dhageeysato telefoonadda madaxda Somalida sidoo kalena fagato Emailadooda iyadoo xogta siisa Al-Shabaab iyo Somaliland.
"Dhismaha Xarunta Somtel ee Hargeysa waxaa ku yaal qeyb dhan oo la dhigay qalabka Remote Control System ay soo iibsadeen,waxaana u xilsaarnaan jirnay aniga iyo khubaro kale inaan dhageeysano telefoonadda madaxda dalalka Somalia iyo Jibouti,sidoo kalena Xafiiska Qaramadda Midoobay ee Somalia laguna magacaabo UNSOM iyo Saraakiisha Ciidanka AMISOM ” ayuu yiri Sarkaal ka tegay shaqadda Somtel oo la yiraa Idiris Nur.
Idiris Nur iyo laba qof oo iyagana ka baxsaday Somtel waxeey si wadajira u sheegeen in qalabka dhex yaal Xarunta Somtel uu yahay mid lagu dhageeysan karo qof walba balse uusan aheyn mid ku kooban macaamiisha Somtel.
"Masuuliyiinta aan dhageysanay waxaa ka mida Taliyaha NISA Somalia Cabdiraxmaan Tuuryare,Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland Cabdiraxmaan Ciro iyo Gudoomiyahii xilka laga qaaday ee Gobolka Shabeeladda hoose Mr Abdulkadir Siidi” ayuu yiri sarkaal kale oo ka mida khubaradda ka baxsatay Somtel .
Idiris iyo labada qof ee ka tegay shaqadda Somtel oo ku taqasusay culuumta IT waxeey si wadajira u qireen in Gudoomiyahii Shabeeladda hoose ee xilka laga qaaday Abdulkadir Siidii la shaqeeyn jiray argagixisadda Al-Shabaab isagoo fududeeyay labadii weerar ee lagu dhameeyay Ciidamadda Burundi iyo Uganda ee degan Shabeeladda hoose.
Inkastoo ay fursad qaaliya tahay in seddexda sarkaal ee ka tegay Somtel la siiyo magangalyo lagana wareeysto macluumaadkaan muhiimkaa ee Somtel ku saabsan hadana waxeey dhinaca kale sheegeen in Xafiiska ugu weyn ee Warfaafinta Al-Shabaab uu ku dhex yaal dhismaha Somtel ee Hargeysa.
"Ilaa afar qof ayaa maalin walba ka hoowlgala Xafiiska Al-Kataaib ku dhex leedahay dhismaha Somtel ee Hargeysa,waxaana laga dhex hagaajiyaa muuqaaladda ay duubaan argagixisada ee Caalamka ay u gudbiyaan” ayuu yiri Idiris Nur.
Kumanaan qof ayaa horey uga shaki qabay iney Somtel dhageysato macaamiisha laakiin xogta soo baxday hadda ayaa noqoneysa mid halis badan maadama la xaqiijiyay iney dhageysan karaan qofkastoo ay rabaan.
Sikastaba ha ahaatee, Waxeey Waagacusub Media bilaabeeysa baaris ku saabsan qalabka Somtel isticmaasho,lacagteey ku iibsatay iyo shaqsiyaadka sida gaarkaa loo dhageeysto mar walba.
By Abdi Guled
Mogadishu -Somalia
But Al-Shabaab derives the bulk of its funding for its operations from taxing business people and most lucrative companies in Mogadishu and control of most businesses in rural Somalia. 51 -Over the years, the terrorist group has established a well-structured and oiled taxation infrastructure supported by courts, road tolls, and loyal revenue payers. At the edge of the knife, the group's operatives demands that all business people and companies pay tax to its agents. Full Article
Waagacusub.net - Dowladda Federaalka Somalia ayaa qorsheysay in 2,000 (Laba kun) qofood oo u dhashay beelo cayiman lagu kordhiyo shaqaalaha Dowladda Federaalka iyo maamulka Gobolka Banaadir. Full Article
Struggling government sparks concern in West Full Article
Waagacusub.net - Dawladda Somalia oo uu hogaanka u hayo Madaxwayne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo aan ka mid ahayn Urur Diimeedyadda ka jira Somalia ayaa markii ugu horaysay waxaa la dareemayaa in Xafiisyadda Maamulka ay awood ku yeelanayaan Xubno ka socda Urur Diimeedyadda Somalia. Full Article
23-kii April 2017,Saacadu markeey aheyd 10:30-kii fiidnimo ayey kulan albaabadda u xiran yeesheen guddi ay magacaawdeen Farmaajo iyo Kheyre ,iyadoo kullanka uu ka qeybgalay Fahad Yaasiin Xaaji Dahir. Kulanka ayaa lagu dejiyay qorshe nuxurkiisu yahay sidii lagu wiiqi lahaay awoodda Habargidir iyo Abgaal si gacantooda looga bixiyo gobolka Banaadir . Full Article
Thabid Cabdi oo isticmaalayo tasiilaadka safaaradda waxa uu hoos ka bilaabay in uu xiriir toos ah la sameeyo hay'ado iyo shaqsiyaad Maraykan ah oo uu ku qancinayo in mudane Xassan Shiikh uu yahay qof aan lagu sii aamini karin mas'uuliyadda qaranka. Isaga oo isticmaalayo magaca safaaradda Soomaaliya ayuu bilaabay burburinta dowlada Soomaaliya. Full Article
Waagacusub.net - Waxaa mudo laga joogo afar asbuuc la magacaabay Gudoomiyaha ahna Duqa Magaalada Muqadishu, Mudane Thabid Cabdi Maxamed, dad badan ayey ku noqotay yaab iyo fajac sababta keentay in will dhalinyaro ah oo aan khibrad u lahayn howlaha maamulka gobolka aqoontiisa tacliimeedna ay aad u gaaban tahay in mas'uuliyad balaaran oo ka wayn loo magacaabo. Sababo badan ayaa ka danbeeyo magacaabista Thabid Cabdi waxeyna salka ku haysaa arrimo siyaasadeed iyo mid qabiil. Full Article
Waagacusub.net - Ciidanka Nabadsugidda iyo Sirdoonka Gobolka Banaadir ayaa maanta ku guuleeystay inuu toogasho ku dilo laba Sarkaal oo Al-Shabaab ka tirsan xilli ay qorsheeynayeen iney hoobiyeyaal ku garaacaan Garoonka Muqdisho iyo Xarunta Xalane,sida ay xaqiijiyeen Saraakiisha NISA. Full Article
Urur diimeedkii Maalgeliyay Madaxweyne Farmaajo xilligii doorashadiisa ayaa markii ugu horeeysay banaanka u soo baxay. Urur diimeedkaan oo Somalia looga yaqaan Tagfiir ayaa 40 sano ka shaqeeynaayey sideey lacag badan u tacban lahaayeen iyagoo la wareegay guud ahaan goobaha Waxbarashadda dalka. Agaasime ku xigeenka Madaxtooyadda Somalia Cabdirisaq Shoole ayaa ka mida Urur diimeedkaan oo qorshahoodu yahay iney taladda kala wareegaan Farmaajo. Full Article
Waagacusub.net - Admiral Maksimov oo ahaa taliyaha Ciidamadda Badda ee Ruushka qaybta Waqooyi oo warbixin sira ku kashifay in Ciidamada badda ee dunida ee ku qulqulayeey badda Somalia iyo gacanka carbeed iyagoo ku gabanayey la dagaalanka budhcad badeeda ,iyo argagixisada u arrinkaas ahaa Been abuur lagu daboolayey dilaac weeyn oo badda kala baray iyo God weyn oo albaab u eg oo ka furmay badda u dhaxaysa Somalia iyo Yemen . Full Article
Somalia's government on Sunday accused Ethiopia of smuggling arms into the country for the fourth time this year, further alleging its involvement in supporting regional officials, subject to court warrants and actively pursued, in efforts to destabilize the nation.
Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud and Jubaland leader Ahmed Madobe, previously allies in the nation's political landscape, now find themselves on the brink of war after a divisive National Consultative Council meeting revealed profound rifts, prompting both sides to mobilize for a possible showdown.
In July 2009, Mahad Ibrahim Hamarow kidnapped French officers Denis Allex and another officer who escaped from the Sahafi Hotel in Mogadishu and then joined Al Shabaab. In the same year, he fled to Kenya, this was confirmed by Hizbul Islam Spokesman Mr Aydarus. - In 2010, Mahad Hamarow went to South Africa for migration, that's how we found out in the investigation, we were also told by Mohamed Isse and his brother Somaney who lives in Johannesburg South Africa.
President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government.
Waagacusub.net -Auditor General Mohamed Ali alias Afgoi has exposed missing millions of dollars from key departments within the Federal Government of Somalia [FGS], in what could raise questions about government expenditures. In his report, Afgoi said 25 entities and three embassies have been audited. Unsupported expenditure amounts to $9M; contracts worth $31M not registered with auditor general's office, the existence of unauthorized bank accounts outside the Treasury Single Account.
Waagacusub.net- Somalia's army and Jubaland forces are teetering on the edge of conflict, as the military buildup intensifies daily and tensions show no signs of de-escalating, Caasimada Online news website reported on Monday. Full Article
Somalia's government on Sunday accused Ethiopia of smuggling arms into the country for the fourth time this year, further alleging its involvement in supporting regional officials, subject to court warrants and actively pursued, in efforts to destabilize the nation. Full Article
Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud and Jubaland leader Ahmed Madobe, previously allies in the nation's political landscape, now find themselves on the brink of war after a divisive National Consultative Council meeting revealed profound rifts, prompting both sides to mobilize for a possible showdown. Full Article
In July 2009, Mahad Ibrahim Hamarow kidnapped French officers Denis Allex and another officer who escaped from the Sahafi Hotel in Mogadishu and then joined Al Shabaab. In the same year, he fled to Kenya, this was confirmed by Hizbul Islam Spokesman Mr Aydarus. - In 2010, Mahad Hamarow went to South Africa for migration, that's how we found out in the investigation, we were also told by Mohamed Isse and his brother Somaney who lives in Johannesburg South Africa. Full Article
Galmudug State is not just the geographic heart of Somalia but the quintessential soul of the Somali nation. Within Galmudug, all the major Somali clan lineages- the Hawiye, Dir, Darood and Madhibaan are represented. No other Somali region or state is home to such diverse and influential clans with such extensive historical significance in Somalia as found in the Galmudug territory. Economically, Galmudug in 2024 is set to be the first location for the offshore oil and gas that the Somali Federal Government in partnership with the Houston-based American company, Coastline Exploration have commenced work on off the Hobyo coast since 2021. Full Article
Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article
Former Intel official stripped from NISA membership Full Article
PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article
Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article
Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article
Sir culus Maamulaha Dahabshiil oo Maxkamad ka hor inkiray iney leeyihiin Somtel - Sabab?
Maamulaha Shirkadda Dahabshiil Group Abdirashid Mohamed Duale ayaa 2 November 2015 Maxkamadda ku taal dalka Netherlands ka hor sheegay ineysan laheyn Shirkadda Isgaarsiinta Somtel ,taas oo la yaab ku noqotay ka qeybgalayaashii Somalida ee goobta joo