Odayga oo seddexda Masuul ka hor hadlaayey ayuu Madaxweyne Garguurte aad uga carooday qisadaan ,wuxuuna ku yiri iiga baxa Xafiiska. hadaba qisadii sidaan ayey aheyd ee akhris wanaagsan.
Nin geel jire ah ayaa damacay inuu guursado wuxu ahaa xoolo dhaqato wax aduuna wuxu lahaa 100 geela iyo baarqabkood, reerbuu gabadh ka doonay hayeeshee reerkii waa inanta aabeheede wuxu ku xidhay 100 geela iyo baarqabkood, waana intuu aduun lahaa ninkii isagoon kaba fikirin aayatiinkiisa dambe ayuu geelii siduu u dhamaa dabada ka soo wada maray , wuxuna gudoonsiiyey reerkii isna waxa loo hibeeyey gabadhii , si dagdag ahna wuu ula wareegay gabadhii.
Ninkii xoolaha lahaa wuxuu maalin gudeheed isku badalay ugaadhsato aan kob cagaar leh ka soo doogsan, ninka waxay ood wadaag ahaayeen inaadeerkii oo isna reer ugaadhsato ah.
Markuu waagu baryana waa la kala dareeraa si loo ugaadhsi tago, markuu gabalku dhacana waa laysku soo guryo noqdaa qof iyo wuxu nasiibkiisu soo siiyaba, iyadoo xaaladi halkaa marayso ayaa goor gabal dhac ah waxa reerkii u soo hoyday odaygii dhalay inanta oo soo yarad doontay.
Habeenkaa wax la quuto oo afka la galiyo reerka may oolin, hayeeshee gabadhiibaa dumaashigeed oo ay ood wadaag ahaayeen u tagtay una sheegtay in aabeheed si lama filaana ugu yimid wax lagu sooraana aysan jirin, dumaashigeed wuxu ugu hal celiyey "inanyahay wax la quuto lug sakaaro ayaan hayaa shuruud la’aana ma bixinaayo”?, waxay waydiisay shuruudu maxay tahay, wuxu ku yidhi caawa ii gogol dhaaf, gabadhii intay fakartay ayey "tidhi dumaashi imika aabo aan wax u dhadhaaro markay odaygayga iyo aabahay sheeko bilaabaana aan kuu imaado”?, waayahay ayuu yidhi lugtiina wuu soo siiyey.
Markii hilibkii yaraa odaygii cunay ayaa odaygii soo bandhigay qisdiguu u socday oo ahaa inuu soo yarad doontay intaan jawaab laysku celin ayey gabadhii ninkeegii ku tidhi "inaadeerkaa u yeedh saddexdiinaba arinbaan idiin leeyahaye”?, markay isku wada yimaadeen ayey gabadhii ku tiraabtay hadalkeegana ku bilawday saddexdiinuba "Saddex Maanlaawe” ayaad tihiin, waa marka u horaysee Aaboy adoo og xaalkayaga garanna waayey ninka gabadha kaa guursaday wax umay hadhine maal sii ayaad waliba soo yarad doonatay caawana, waa marka labaade ninkan i guursadaw xoolahiisii dhamaantood wada bixi oo caydh istaag ilayn halna waa lala hadhaaye maanlaawaad tahay, waa marka saddexaade ninka gabadh 100 halaada laga bixiyey oo waliba loo soo yarad doontay lug sakaaro ku damcayow maan laawaad tahay.!!!
Waagacusub.net - Dawladda Turkey iyo UAE ayaa ku hardamaya Somalia, dalkaa oo ay kajirto dawlad tabar daran, oo ay hogaanka u hayaan masuuliyiin aan kala saari karin saaxiib iyo cadaw. Full Article
Dawladda Itoobiya ayaa ku wareejinaysa Raiisul Wasaare Xasan Cali Khayre Maxaabiis Soomaali ah oo tiradoodu gaarayso 120 Maxbuus, kuwaas oo ku xirnaa Xabsiyo ku yaala Dalkeeda, loona haystay Dambiyo ay ka mid yihiin Aragixisanimo. Full Article
Ugu horeyn Alle ha u naxariisto Siraaji. Waxanan halkan ku cadeynayaa in aan ka xumaaday dhacdadaa lagu waayey wiilka da'da yaraa ee mustaqbalka fiican lahaa. Full Article
Waxaan halkaan idinkugu soo gudbinayaa maqaal aan ugu talo galay inaan ku iftiimiyo qayb kamid ah qaladaadka joogtada ah ee qaar kamid ah Madaxda Qaranku ka galayaan Dalkii iyo Dadkii ay mas'uuliyada uhayeen. Si loo saxo, Dowladuna aysan dhumin kalsoonidii Shacabka Soomaaliyeed u muujiyeen Doorashadii Madaxweynaha, Magacaabistii Ra'iisul Wasaaraha iyo Dhismihii Xukuumada. Kalsoonidaas oo hadii aan la'dabo qaban ay suurtogal tahay in ay noqoto LA MOOD NOQONSE WEYDAY! Full Article
Waagacusub.net - Ciidanka Nabadsugidda iyo Sirdoonka Gobolka Banaadir ayaa maanta ku guuleeystay inuu toogasho ku dilo laba Sarkaal oo Al-Shabaab ka tirsan xilli ay qorsheeynayeen iney hoobiyeyaal ku garaacaan Garoonka Muqdisho iyo Xarunta Xalane,sida ay xaqiijiyeen Saraakiisha NISA. Full Article
Xalay waxaan si toos ah u daawanayey khudbad Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu u jeedinayey Soomaalida ku dhaqan Nairobi. Full Article
hordhac Full Article
HORDHAC Full Article
Daawo Rag Cadaana oo Hargeysa ku afduubtay gabdho ay kelyaha iyo beerka kala baxeen iyo gabadh Fanaan caana dhalay oo ka badbaaday Full Article
Waagacusub.net - Warbixin lagu faafiyey baraha Al shabaab ku leeyihiin Internetka ayaa lagu sheegay magacyada la dilay iyo goobaha kale ee la weeraryay inkastoo aysan si rasmi ah u sheegan dilalka qaar in ay masuuliyada iyaga leeyihiin Full Article
President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government.
Waagacusub.net -Auditor General Mohamed Ali alias Afgoi has exposed missing millions of dollars from key departments within the Federal Government of Somalia [FGS], in what could raise questions about government expenditures. In his report, Afgoi said 25 entities and three embassies have been audited. Unsupported expenditure amounts to $9M; contracts worth $31M not registered with auditor general's office, the existence of unauthorized bank accounts outside the Treasury Single Account.
Waagacusub.net - IBS Bank Somalia, which is believed to have the largest amount of money, Al-Qaeda Finance Secretary Fazul Abdallah from Comoros has started issuing Visa Card Payments for the first time. Al-Shabaab's finance secretary confirmed that Mohamed Ali Warsame had $ 157 million in cash, according to Khalif Ereg, who was later bribed with $ 2 million.
I hereby inform the country that By virtue of the Authority given to the President of Uganda by Articles: 108(2), 108A(1), 113(1) and 114(1) of the 1995 Constitution of the Republic of Uganda, I hereby appoint H.E. the Vice President, Rt. Hon. Prime Minister, Honourable Cabinet Ministers and other Ministers as indicated below:
The Associated Somali Journalists is deeply concerned that journalists were today barred from covering the meeting of the leaders of the Federal Government of Somalia and Federal Member States (FMSs) as well as the Governor and Mayor of Mogadishu.
Waagacusub.net - Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday mourned the death of Namibia President Hage G. Geingob and sent condolences to the government of the African country. Full Article
Waagacusub.net - Somalia's former President Mohamed Abdullahi Farmajo on Monday warned of the risk of political crisis over plans by the incumbent President Hassan Sheikh Mohamud to overhaul the constitution. Full Article
Waagacusub.net - Egyptian President Abdel Fattah el-Sissi said his country will protect Somalia against any threat in what can be described as an indirect response to recent Ethiopia's move to access the seaport of Somaliland. Full Article
Egypt on Tuesday condemned a suicide bomber attack in Somalia that killed at least 20 soldiers. The attack took place at a training camp in the Somali capital, Mogadishu, on Monday. The al-Shabab terrorist group claimed responsibility. Full Article
President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government. Full Article
Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article
Former Intel official stripped from NISA membership Full Article
PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article
Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article
Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article
[Odayaashii] Isaaq iyo Madaxweyne Garguurte maxaa kala qabsaday ? qisadii ka careeysiisay iyo Iiga baxa Xafiiska ?
Waagacusub.net - Qisadaan odoyaasha Isaaq Oday ka mida ayaa uga sheekeeyay Xasan Gurguurte, Cumar Cabdirashiid iyo Jawaari kulan ay la galeen, markii ay ka xanaaqeen saamiga wax qeybsiga sida loogu yasay ama loogu xaqiray.