HEADLINES:

[Afhayeenka] golaha siyaasiyiinta oo si adag uga hadlay musuqmaasuqa iyo boobka xubnaha aqalka hoose

0
Friday November 11, 2016 - 20:17:37 in Articles by Super Admin
  • Visits: 4234
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 2 0
  • Share via Social Media

    [Afhayeenka] golaha siyaasiyiinta oo si adag uga hadlay musuqmaasuqa iyo boobka xubnaha aqalka hoose

    Afhayeenka Golaha Siyaasiyiinta Da'da Yare e Koofurta Soomaaliya Maxamed Nuur Cali Nuuraani oo maanta Shir Jara'id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay Musuqmaasuq xoogan oo sida uu sheegay Hareeyay Doorashada Aqalka Hoose ee maamulk

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Afhayeenka Golaha Siyaasiyiinta Da'da Yare e Koofurta Soomaaliya Maxamed Nuur Cali Nuuraani oo maanta Shir Jara'id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay Musuqmaasuq xoogan oo sida uu sheegay Hareeyay Doorashada Aqalka Hoose ee maamulka Koofur Galbeed.

Mr Nuuraani ayaa sheegay in ay jiraan dad isku Magacaabay Malkiilayaasha Koofur Galbeed  oo isi siiyay Lahaanshaha Maamulka Koofur Galbeed oo loo aasaasay u adeegida Shacabka Soomaaliyeed ee ka soo jeeda Gobollada maamulkaas uu ka arrimiyo.

Sidoo kale Afhayeenka Golaha Siyaasiyiinta Da’da yar ee Koofurta Soomaaliya Maxamed Nuur Cali Nuuraani ayaa cadeeyay in Ergooyinka xaqa u lahaa in ay codkooda ka dhiibtaan Doorashooyinka la jir dilay iyadoo lagu qasbayo Shaqsiyaad taabacsan Madaxweynaha Koofur Galbeed in ay u codeeyaan.

" Ciidamo Nabad Sugid ah ayaa laga adeejiyay Shacabka oo dadka Jir dil iyo Garaac kula kacaya, waxaa la arkayay Hooyooyin iyo Odayaal Oynaya oo ay Ciidamadu  Garaaceen” ayuu hadalkiisa sii raaciyay Afhayeenka Golaha Siyaasiyiinta Da’da yar ee Koofurta Soomaaliya Maxamed Nuur Cali Nuuraani.

Mudane Maxamed Nuur ayaa ugu baaqay Masuuliyiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu ugu horreeyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud in uu so fara geliyo arrintaan oo dhibaato weyn ku ah shacabka maamulka Koofur Galbeed maadaama sida uu ka dhawaajiyay Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan uu yahay Musharrax Madaxweyne ku tashanaya 69 Kursi ee Aqalka Hoose Soomaaliya u matalaya maamulkaas si, uu codkooda u hantiyana wax weliba u sameynayo.

Hoos Ka daawo Video Shirka Jara’id ee Afhayeenka:-

Share on Social Media

Topnews:- Kudladda Horusocod oo shuruudo adag ku xirtay Ansixinta Miisaaniyada 2017

Waagacusub.net - Xildhibaanada Xisbiga Horusocod ayaa Gudiga Maaliyada ee Baarlamaanka oo haatan gacanta ku haya dib u eegida Miisaaniyada 2017 ayaa ka dalbaday inay Miisaaniyadaa u soo badhigaan Shacabka iyo aqoonyahanada Soomaaliyeed si ay ula arkaan qaladaadka iyo ku takri falka ka muuqda Miisaaniyada 2017. Full Article

 

Sirculus:Xubnaha Urur Diimeedyadda ee ku milmay Dawladda Somalia?

Waagacusub.net - Dawladda Somalia oo uu hogaanka u hayo Madaxwayne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo aan ka mid ahayn Urur Diimeedyadda ka jira Somalia ayaa markii ugu horaysay waxaa la dareemayaa in Xafiisyadda Maamulka ay awood ku yeelanayaan Xubno ka socda Urur Diimeedyadda Somalia. Full Article

 

[Daawo] Wariye u shaqeeya Dowladda oo si xun ay u jirdileen ilaaladda Gudoomiyaha aqalka sare

Waagacusub.net - Wariye Ismail Mukhtar Omar Oronjo oo ka tirsan Warbaahinta Qaranka ayeey Illaaladda Gud Aqalka Sare, C/xaashi ku jirdileen Albaabka Hoygiisa. Iyagoo wata Macawiso. Una muuqda Maleeshiyaad. Waxaana falkan uu meesha ka saarayaa Rajadii ay Wariyayaal badan uga fadhiyeen Masuuliyiintan oo loo arkayay Wadaniyiin ka fogaan kara Tacadiyadda Shacabka. Full Article

 

[Daawo] Gudoomiye Jawaari oo si geesinimo iyo gobanimo leh u hadlay

Daawo Gudoomiye Jawaari oo si geesinimo iyo gobanimo leh u hadlay Full Article

 

[Daawo] FC Barcelona oo ku tumatay Paris Saint-Germain [Ciyaar adag]

FC Barcelona vs Paris Saint-Germain Live Stream 08.03.2017 – Champions League Live Stream Barcelona vs PSG Live Stream UEFA Champions League – Round of 16, Second Leg Date: Wednesday, 8th March 2017 Kick-Off at 19:45 UK / 20:45 CET Venue: Camp Nou, Barcelona. LiveStream, Broadcast Barcelona - PSG прямая трансляция Барселона – ПСЖ Barcelona v PSG transmision en vivo Barcelona x PSG transmissao ao Vivo Barcelona vs PSG vivre Barcelona vs psg en direct Full Article

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Europe on High Alert as NATO Warns Russia, EU Imposes Sweeping Sanctions and Ukraine Ceasefire Comes Under Strain

NATO declares its readiness to defend allied territory as the European Union targets nearly 1,600 Russian individuals and companies, while fresh attacks on Ukraine raise doubts about Washington's diplomatic efforts.

IMF Warns Europe: AI Boom Could Reshape Jobs and Strain Power Grids

DUBLIN (Waagacusub.net) — The International Monetary Fund has warned European policymakers that the rapid expansion of artificial intelligence could boost economic productivity while also disrupting labour markets, widening inequality, straining electricity networks and increasing Europe's dependence on foreign technology.

EU Deepens Greenland Ties With €200 Million Strategic Investment

The European Union is dramatically expanding its economic and strategic engagement with Greenland, committing another €200 million as the Arctic island becomes an increasingly important arena of competition over security, critical minerals, infrastructure and geopolitical influence.

EXCLUSIVE: Sharma Boy Under Scrutiny Over U.S. Blackmail Allegations as Past Cases Resurface

MOGADISHU / MINNEAPOLIS — Somali rapper Sharmarke Abdinasir Mohamed, widely known as Sharma Boy, is facing renewed scrutiny following allegations that he used threats, blackmail and sustained pressure to obtain thousands of dollars from a Somali-American woman in the United States.

Somalia Faces Growing Fears of Militarization as Political Crisis Deepens

MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups.

DR Congo Faces New Political Crisis as Former President Joseph Kabila Forms Alliance With M23 Rebels Against Tshisekedi

Former President Joseph Kabila announces a new opposition coalition involving armed groups, raising fears of renewed conflict and threatening fragile peace efforts in eastern Congo. GOMA, DEMOCRATIC REPUBLIC OF CONGO — October 13, 2026 The Democratic Republic of Congo is facing a potentially dangerous political and security confrontation after former President Joseph Kabila announced the creation of a new coalition bringing together political opponents and armed groups, including the powerful M23 rebel movement. Full Article

 

US Federal Agents Search Congresswoman Ilhan Omar's Washington Home, Sparking Political Controversy Ahead of Midterm Elections

The Somali-American lawmaker denounces the federal investigation as politically motivated, while authorities confirm a court-authorised search amid growing tensions over immigration, congressional independence and the November elections. Full Article

 

EU Leaders Face Critical Brussels Summit as Energy Crisis, Budget Disputes and Security Threats Deepen

European Union leaders prepare for high-stakes negotiations on soaring energy prices, a controversial long-term budget, support for Ukraine and Europe's economic future. Full Article

 

Europe on High Alert as NATO Warns Russia, EU Imposes Sweeping Sanctions and Ukraine Ceasefire Comes Under Strain

NATO declares its readiness to defend allied territory as the European Union targets nearly 1,600 Russian individuals and companies, while fresh attacks on Ukraine raise doubts about Washington's diplomatic efforts. Full Article

 

EU Raises Alarm Over Reported US Diesel Export Ban

The European Union has expressed concern over reported plans by the United States to temporarily restrict diesel exports, warning that such a move could have economic consequences on both sides of the Atlantic at a time when Europe is already facing elevated energy costs. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article