HEADLINES:

[Daawo] Dawladda Austria oo la wareegtay gurigii uu ku dhashay Hitler

0
Thursday December 15, 2016 - 20:13:31 in Articles by Super Admin
  • Visits: 10331
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    [Daawo] Dawladda Austria oo la wareegtay gurigii uu ku dhashay Hitler

    Baarlamaanka Austria ayaa meelmariyay sharci ogolaanaya in ay dawladdu la wareegto gurigii uu ku dhashay Adolf Hitler sanadkii 1889, arrintaas oo sanado badan muran ka taagnaa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Baarlamaanka Austria ayaa meelmariyay sharci ogolaanaya in ay dawladdu la wareegto gurigii uu ku dhashay Adolf Hitler sanadkii 1889, arrintaas oo sanado badan muran ka taagnaa.

Gerlinde Pommer oo ah mulkiilaha guriga ayaa si joogto ah u diidi jirtay in ay iibiso gurigan ku yaalla magaalada Braunau am Inn, waxaa kale oo ay diiday in guriga la dayactiro.

Gerlinde waxaa hadda la siin doonaa magdhaw, laakiin waxaan ilaaa iyo hadda cadayn waxa ay dawladdu ku samayn doonto gurigaan.

Xukuumaddu waxay uga gol leedahay arrintan in ay hor istaagto in uu noqdo meel soo jiidata oo ay booqdaan dadka taageersan aragtidii Naziga.

Go'aankan baarlamaaanku wuxuu soo afjarayaa muran soo jiitamay oo u dhaxeeyay dawladda iyo Gerlinde oo hadda hawl gab noqotay.

Duterte oo dagaalka uu kula jiro daroogada barbar dhigay kii Hitler

Duminta gurigii uu ku dhashay Hitler oo la joojiyay

Sanado badan ayay dawladdu siinaysa Gerlinde lacag aad u badan oo kiro ah si ay uga hortagto in dadka Nazi-ga taagersan ay dalxiis u yimaadaan guriga.

Mustaqbalka gurigan ayaa aad looga dooday iyada oo dadku u qayb sameen kuwo doonaya in la burburiyo iyo qaar kale oo raba in la badalo waxa lagu isticmaalo.

Dad uu ka mid yahay Wasiirka arrimaha gudaha Wolfgang Sobotka ayaa sheegay in ay doonayaan in guriga dhulka lala simo.

Guddi taariikhyahanno ah oo la waydiistay in ay talo ka dhiibtaan arrintan ayaa sheegay in burburinta gurigan ay la mid noqonayso diididda taariikhdii hore ee Naziga Austria.

Tiro ka mid ah ururarada dhaqanka ayaa ku adkaystay in dhismahani uu qayb ka yahay qaybta taariikhiga ah ee bartamaha magaaladaas ayna tahay hiddo iyo dhaxal aadane.

Hitler wuxuu ku dhashay qol kiro ah oo ku yaalla dabaqa sare ee dhismahan oo ku yaalla meel u dhaw xadka Austria iyo Jermalka taariikhdu markay ahayd 20-04-1889.

Hitler wuxuu ku dhashay dabaqa sare ee dhismahan oo ay kiro ugu jireenImage copyrightGETTY IMAGES
Image captionHitler wuxuu ku dhashay dabaqa sare ee dhismahan oo ay kiro ugu jireen

Markii uu Nazi-gu talada hayay gurigan waxaa laga dhigay meel lagu maamuuso Hitler maadaama ay magaalada buux dhaafiyeen dad dalxiiseyaal ah.

Balse waxaa albaabada loo laabay 1944, markaas oo uu sii liicayay maamulkii Nazi-gu.

Dadka deegaanku waxay sheegeen in gurigu uu wali soo jiito dadka taageersan Nidaamkii Nazi-ga kuwaas oo soo booqda magaalada Braunau am Inn, inkastoo maamulka magaaladaasi ay isku dayaan in ay ka hortagaan arrintaas.

Share on Social Media

TOPNEWS:- TURKEY IYO EMIRATE OO SOMALIA KU HARDAMAYA! "Dawladda Somalia oo saaxiib iyo cadaw kala aqoon"

Waagacusub.net - Dawladda Turkey iyo UAE ayaa ku hardamaya Somalia, dalkaa oo ay kajirto dawlad tabar daran, oo ay hogaanka u hayaan masuuliyiin aan kala saari karin saaxiib iyo cadaw. Full Article

 

Sirculus:Xubnaha Urur Diimeedyadda ee ku milmay Dawladda Somalia?

Waagacusub.net - Dawladda Somalia oo uu hogaanka u hayo Madaxwayne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo aan ka mid ahayn Urur Diimeedyadda ka jira Somalia ayaa markii ugu horaysay waxaa la dareemayaa in Xafiisyadda Maamulka ay awood ku yeelanayaan Xubno ka socda Urur Diimeedyadda Somalia. Full Article

 

[Daawo] fadeexadda dhalinyaraddii Mareykanka uu ka masaafuriyay Duqa cusub ee Muqdisho oo afka furtay

Daawo fadeexadda dhalinyaraddii Mareykanka uu ka masaafuriyay Duqa cusub ee Muqdisho oo afka furtay Full Article

 

[Daawo] Wasiirka Arrimaha dibadda UK oo Xamaali ka noqday Airport-ka Xamar

Daawo Wasiirka Arrimaha dibadda UK oo Xamaali ka noqday Airport-ka Xamar Full Article

 

[Daawo] Rag Cadaana oo Hargeysa ku afduubtay gabdho ay kelyaha iyo beerka kala baxeen iyo gabadh Fanaan caana dhalay oo ka badbaaday

Daawo Rag Cadaana oo Hargeysa ku afduubtay gabdho ay kelyaha iyo beerka kala baxeen iyo gabadh Fanaan caana dhalay oo ka badbaaday Full Article

 

[Daawo] Wariye u shaqeeya Dowladda oo si xun ay u jirdileen ilaaladda Gudoomiyaha aqalka sare

Waagacusub.net - Wariye Ismail Mukhtar Omar Oronjo oo ka tirsan Warbaahinta Qaranka ayeey Illaaladda Gud Aqalka Sare, C/xaashi ku jirdileen Albaabka Hoygiisa. Iyagoo wata Macawiso. Una muuqda Maleeshiyaad. Waxaana falkan uu meesha ka saarayaa Rajadii ay Wariyayaal badan uga fadhiyeen Masuuliyiintan oo loo arkayay Wadaniyiin ka fogaan kara Tacadiyadda Shacabka. Full Article

 

[Daawo] Boliiska Holland oo xiray Wasiirad Turkiya

Dutch police detained Turkish Family and Social Affairs Minister Fatma Betül Sayan Kaya on late Saturday to deport her to Germany after declaring her "undesirable alien." TV video showed the standoff between the ministerial convoy and the Rotterdam police, which was translated between an officer and the minister. After being told to return with her convoy, Kaya retorted sharply, saying "I will go to the consulate building. That is a building belonging to my country and I am a minister of that country." She continued that "there is no such international practice. I don't accept that decision, I reject it and I won't return to Germany." Close to the consulate, a protest of about thousands of Turkish demonstrators continued despite Dutch police used guard dogs and batons to disperse the crowd. On Saturday, Dutch government canceled Turkish foreign minister's flight permit and blocked family minister's convoy from entering the Turkish consulate in Rotterdam. The ministers were due to meet Turkish society ahead of April 16 referendum which will see a constitutional amendment. Turkish foreign ministry asked duty-off Dutch ambassador in Ankara who was on leave not to return 'for a while'. Dutch police dispersed Turkish citizens who took to the streets to protest police's treatment of Turkish family minister. In Turkey, hundreds of people flocked to Dutch missions in Ankara and Istanbul to protest the Dutch government's moves. President Recep Tayyip Erdogan described the move as a measure by "Nazi remnants and fascists". Full Article

 

[Daawo] Fanaanad Somalia oo Kastuumo iyo Funaanad kaliya hees ku soo qaaday muuqaal yaab badan

[Daawo] Fanaanad Somalia oo Kastuumo iyo Funaanad kaliya hees ku soo qaaday muuqaal yaab badan Full Article

 

[Daawo] Riwaayadda qosolka badan ee Qooto qooto qeybta 31 aad

Daawo Riwaayadda qosolka badan ee Qooto qooto qeybta 31 aad Full Article

 

[Daawo] Somaliland oo aqbashay ka mid ahaanshaha Somalia

Daawo Somaliland oo aqbashay ka mid ahaanshaha Somalia Full Article

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Mass Evictions and Political Tensions Push Somalia Deeper Into Crisis

Somalia is facing a deepening humanitarian and political crisis following widespread forced evictions, deadly security operations, and escalating tensions between the federal government and opposition groups.

Somalia Condemns Israeli Foreign Minister's Visit to Hargeisa as Violation of Sovereignty

The Federal Republic of Somalia has issued a strong diplomatic condemnation following an unauthorized visit by Israel's Minister of Foreign Affairs to Hargeisa, declaring the move a grave violation of Somalia's sovereignty, territorial integrity, and political unity.

President Donald Trump Revokes Deportation Protections for Somalis in Minnesota, Sparking Tension and Fear

Washington – U.S. President Donald Trump has announced the immediate cancellation of deportation protections for Somali nationals living in the state of Minnesota, sending shockwaves through one of the largest Somali diaspora communities in the world. In a strongly worded post shared online, President Trump stated: "Somali gangs are terrorizing the people of that great State, and BILLIONS of Dollars are missing. Send them back to where they came from. It's OVER!" The message has triggered widespread fear among Somali immigrants and families in Minnesota, many of whom have lived in the United States for decades and built stable communities.

Netherlands Secure World Cup 2026 Spot in Style – Koeman Warns: "Victory Is Only the Beginning"

By Dahir Abdulle Alasow – Investigative Sports Journalist Amsterdam – 18 November 2025 =The Dutch national football team is celebrating a historic achievement after officially qualifying for the FIFA World Cup 2026 with a dominant 4–0 victory over Lithuania in Amsterdam on Monday night.

Ethiopia Strengthens Gulf Ties: Somali-Region Diplomat Jamal Bakar Named Ambassador to UAE

Addis Ababa, Ethiopia – In a move highlighting Ethiopia's growing focus on Gulf partnerships, Prime Minister Abiy Ahmed has appointed Ambassador Jamal Bakar, a senior diplomat from the Somali Regional State, as the country's new Ambassador to the United Arab Emirates (UAE).

Turkey's Expanding Influence in Somalia Raises Regional Concerns

MOGADISHU, Somalia — Turkey's growing political, military, and economic influence in Somalia is increasingly drawing attention across the Horn of Africa and Red Sea region as geopolitical competition intensifies between regional and international powers. Full Article

 

Mass Evictions and Political Tensions Push Somalia Deeper Into Crisis

Somalia is facing a deepening humanitarian and political crisis following widespread forced evictions, deadly security operations, and escalating tensions between the federal government and opposition groups. Full Article

 

Somalia Defense Minister Threatens Opposition Leaders Ahead of Planned Protests

MOGADISHU, Somalia — Somalia's Defense Minister Ahmed Moalim Fiqi has sparked outrage after issuing strong threats against opposition leaders planning anti-government demonstrations in Mogadishu, warning that security forces would respond forcefully to any protests challenging the federal government. Full Article

 

ASOJ Warns Against Growing Pressure on Independent Media in Somalia

The Associated Somali Journalists (ASOJ) has expressed concern over what it describes as growing pressure, intimidation, and suppression targeting independent media and freedom of expression in Somalia. Full Article

 

Turkey Takes Diplomatic Lead in Somalia as Western-Backed Talks Stall

MOGADISHU, SOMALIA — Turkey is increasingly emerging as the dominant foreign diplomatic force in Somalia following the failure of political talks previously supported by the United States, the United Kingdom, and international partners, highlighting a major shift in influence inside Somalia's political landscape. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article