HEADLINES:

Somali News

Wardegdega Daawo Farmaajo iyo Afhayeenka Al-Shabaab oo kullan qarsoodiya ku yeeshay Villa Somalia

0 Visits: 25968 | Monday June 05, 2017 - 07:30:03
Saraakiil ka tirsan Sirdoonka Madaxtooyadda Somalia ayaa Waagacusub u xaqiijiyay inuu xalay kulan qarsoodiya dhexmaray Madaxweyne Farmaajo iyo Afhayeenka Al-Shabaab.

Read More »

Wasiir Beyle oo Saxaafadda uga warbixiyey 60-kii maalmood wixii u qabsoomay

0 Visits: 6551 | Wednesday May 31, 2017 - 21:55:35
Muqdisho, 31, May, 2017….Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa shir jara'id ku qabtay xarunta Wasaarada, wuxuuna uga hadlay horumarada ay Wasaaraddu samaysay 60-kii casho ee u danbaysay sida: kordhinta dakhliga, qaadashada mushaaro joogta ah, isbadalo lagu sameeyey shaqaalaha…

Read More »

Ra'iisul Wasaare Ku Xigeenka oo la kulmay Guddiga Arrimaha Badda.

0 Visits: 7197 | Wednesday May 31, 2017 - 21:51:31
Muqdisho, 2017-05-31.....Ra'iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guleed ayaa la kulmay Guddiga Arrimaha Badaha, waxana warbixino ku saabsan xaaladda aminiga, kheyraadka iyo maamulka Badda laga dhageystay Wasaaradaha Kaluumeysiga & Kheyraadka Badda…

Read More »

Ra'iisul Wasaare Khayre oo kormeer ku tagey Xarunta iyo Akademiyada Booliiska

0 Visits: 7521 | Wednesday May 31, 2017 - 20:56:17
Muqdisho, 31 May 2017 - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada JFS Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kormeer ku tagey Xarunta Booliiska iyo Akademiyada Jeneral Kaahiye ee Muqdisho si uu ugu kuurgalo xaalada Booliiska ay ku howlgalaan iyo inuu dardargeliyo dadaalka ay u hayaan bulshada Soomaaliyeed.

Read More »

Ra'isulwasaare Kheyre oo la kulmay haweenka Soomaaliyeed

0 Visits: 9176 | Wednesday May 31, 2017 - 20:48:18
Muqdisho, 31 May 2017 - Ra'iisul Wasaaraha XFS Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kulan la qaatey qaar kamid ah Haweenka Soomaaliyeed, wuxuuna kala hadley qaabkii la iskaga kaashan lahaa shaqada dalka ka socto haweenkuna ay qayb tooda uga qaadan lahaayeen howsha Qaran.waxaana kulankan soo qaban…

Read More »

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Saalax Axmed Jaamac oo Isximbaar ku lug yeeshay

0 Visits: 9642 | Tuesday May 30, 2017 - 22:05:34
Warar laga helayo ilo lagu kalsoonaan karo ayaa tibaaxaya in Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Saalax Axmed Jaamac uu ku guda jiro sidii uu magaca wasaarada ugu dhoofin lahaa dad marka uu ka qeyb galayo shirarka caalamiga ah.

Read More »

Akhri Dad caana oo Muslim aheyn ayaa qiray in Nabbi Muxamad NNKH ahaay ?

0 Visits: 8184 | Monday May 29, 2017 - 08:27:42
Qoraalo ay sameeyeen dad caan dunidan ka ah laakiin aan Muslim ahayn ayaa waxay qirayaan in qofki ugu saameynta badnaa uguna waynaa xaga Caqliga, Maskaxda, Hogaaminta iyo Akhlaaqdaba uu ahaa Nabbi Muxamed ( SCW ) waxaana raggaas ay kala yahiin kuwan.

Read More »

Topnews:- 10-kii qalad ee Farmaajo galay iyo heerkeey gaartay beentiisa aan qiilka laheyn ?

0 Visits: 10530 | Sunday May 28, 2017 - 03:32:47
Waagacusub.net 1- Farmaajo wuxuu baarlamaanka uga khudbeeyay iney dhaqan xun tahay Madaxweyne iyo Ra'isulwasaare maalin kasta diyaarad saaran oo bishii seddex mar baxaayo,wuxuu ballanqaaday ineysan taas dhici doonin oo safaradda dibadda u diri doono Wasiir Khaarijiga laakiin isagga toban safar ayuu…

Read More »

SIRCULUS: Qeybta 2-aad Jaajuusnimada iyo qiyaanadii uu xilka ku helay Taabit Cabdi iyo sida loo qiyaanay Farmaajo

0 Visits: 14433 | Sunday May 28, 2017 - 01:20:51
Thabid Cabdi oo isticmaalayo tasiilaadka safaaradda waxa uu hoos ka bilaabay in uu xiriir toos ah la sameeyo hay'ado iyo shaqsiyaad Maraykan ah oo uu ku qancinayo in mudane Xassan Shiikh uu yahay qof aan lagu sii aamini karin mas'uuliyadda qaranka. Isaga oo isticmaalayo magaca safaaradda Soomaaliya…

Read More »

SIRCULUS: Qeybta 1-aad Jaajuusnimada iyo qiyaanadii uu xilka ku helay Taabit Cabdi iyo sida loo qiyaanay Farmaajo

1 Visits: 37426 | Friday May 26, 2017 - 01:00:05
Waagacusub.net - Waxaa mudo laga joogo afar asbuuc la magacaabay Gudoomiyaha ahna Duqa Magaalada Muqadishu, Mudane Thabid Cabdi Maxamed, dad badan ayey ku noqotay yaab iyo fajac sababta keentay in will dhalinyaro ah oo aan khibrad u lahayn howlaha maamulka gobolka aqoontiisa tacliimeedna ay aad u gaaban…

Read More »

[Topnews:-] Liiska qabiiladda iyo magacyadda Gudoomiyeyaasha cusub ee degmooyinka gobolka Banaadir

0 Visits: 36671 | Tuesday May 23, 2017 - 21:00:22
Waagacusub.net - Liiskii ugu yaabka badnaay ee ay ka soo dhexmuuqdeen gabdho Saaxiibo la ah Wasiiradda iyo Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa soo baxay.

Read More »

[Topnews:-] Dowladda Somalia oo ku guuldareeysatay Mashruucii Mareykanka ee Malaayiinta dollar kadib markii Puntland diiday ?

0 Visits: 0 | Friday April 21, 2017 - 10:20:09
DAWLADDA FARMAAJO OO KAMID NOQOTAY MAAMUL GOBOLEEDYADA. SHAQADA XILDHIBAANADA IYO SENATORS -KANA MEEL UGA DHACDAY! Waagacusub.net - Shirkii Qeybsiga Kaluunka Tunada Badweynta Hindiya oo u dhaxeeyey wasiiradda Kaluumeysiga Maamul Goboleedyada iyo dowladda Dhexe oo Guuldarro ku soo dhamaaday!

Read More »

Topnews:- Dowladda Somalia oo ku guuldareeysatay Mashruucii Mareykanka ee Malaayiinta dollar kadib markii Puntland diiday ?

0 Visits: 25720 | Friday April 21, 2017 - 09:07:47
DAWLADDA FARMAAJO OO KAMID NOQOTAY MAAMUL GOBOLEEDYADA. SHAQADA XILDHIBAANADA IYO SENATORS -KANA MEEL UGA DHACDAY!

Read More »

Daawo SirCulus Jeneral Isaaqa oo lagu helay inuu Al-Shabaab yahay ?

1 Visits: 28802 | Sunday April 16, 2017 - 23:23:48
Waagacusub.net - Ciidanka Nabadsugidda iyo Sirdoonka Gobolka Banaadir ayaa maanta ku guuleeystay inuu toogasho ku dilo laba Sarkaal oo Al-Shabaab ka tirsan xilli ay qorsheeynayeen iney hoobiyeyaal ku garaacaan Garoonka Muqdisho iyo Xarunta Xalane,sida ay xaqiijiyeen Saraakiisha NISA.

Read More »

[Daawo] fadeexadda dhalinyaraddii Mareykanka uu ka masaafuriyay Duqa cusub ee Muqdisho oo afka furtay

0 Visits: 0 | Friday April 07, 2017 - 03:36:32
Daawo fadeexadda dhalinyaraddii Mareykanka uu ka masaafuriyay Duqa cusub ee Muqdisho oo afka furtay

Read More »

Topnews:- Urur diimeedkii maalgeliyay Farmaajo oo markii ugu horeeysay shaaciyay iney gaalo yihiin dadka aaminsan Dastuur

0 Visits: 15658 | Thursday April 06, 2017 - 00:13:03
Urur diimeedkii Maalgeliyay Madaxweyne Farmaajo xilligii doorashadiisa ayaa markii ugu horeeysay banaanka u soo baxay. Urur diimeedkaan oo Somalia looga yaqaan Tagfiir ayaa 40 sano ka shaqeeynaayey sideey lacag badan u tacban lahaayeen iyagoo la wareegay guud ahaan goobaha Waxbarashadda dalka. Agaasime…

Read More »

Topnews:- Madaxweyne Farmaajo oo beentii ugu weeyneed sheegay iyo Wariye caana oo ceebeeyay

0 Visits: 22769 | Sunday March 26, 2017 - 10:21:54
Xalay waxaan si toos ah u daawanayey khudbad Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu u jeedinayey Soomaalida ku dhaqan Nairobi.

Read More »

Daawo Akhri taxanaha Jaajuus Ethiopia jago kama waayo Somalia qeybta 1-aad

0 Visits: 10386 | Sunday March 26, 2017 - 09:41:37
Waa kuma Garyaqaan Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar)..? Raysalwasaare Xigeenka Cusub ee Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa ah nin Sharci yaqaan, macalin sharciga ka ahaa Jaamacada Hargeisa.

Read More »

Daawo Xildhibaano Puntland Laaluush ka qaatay oo feer looga saaray baarlamaanka Galmudug ?

0 Visits: 16150 | Saturday March 25, 2017 - 11:50:41
Waagacusub.net - Kalafadhigii baarlamaanka Galmudug ayaa guul ku dhamaaday kadib markii Xildhibaanadda u codeeyeen in doorashadda Madaxweynaha Galmudug la qabto 10 April 2017.

Read More »

Topnews:- Madaxii Waaxda Gaadiidka Alshabab Gobalada Baay & Bakool oo Ka Mid Noqday Xildhibaanada Cusub

0 Visits: 14198 | Wednesday March 22, 2017 - 22:18:57
Xildhibaan Idiris Cabdi Dhaqtar oo ka mid ah Xildhibaanada lagu soo doortay Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG u ah Maamulka Koonfur Galbeed ayaa' dadka wax ka yaqaanno ku tilmaameen in uu yahay Shaqsi u shaqeeya Kooxda al Shabaab asagoo xilal kala duwan kasoo qabtay kooxdaasi.

Read More »

Somalia Faces Growing Fears of Militarization as Political Crisis Deepens

MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups.

Somali Investigative Journalist Dahir Alasow Named Humanitarian of the Year 2026

Prominent Somali investigative journalist and philanthropist Dahir Abdulle Alasow has been honored with the prestigious Humanitarian of the Year 2026 Award, recognizing his growing humanitarian impact through the international charity organization Alasow Foundation.

Mass Evictions and Political Tensions Push Somalia Deeper Into Crisis

Somalia is facing a deepening humanitarian and political crisis following widespread forced evictions, deadly security operations, and escalating tensions between the federal government and opposition groups.

Somalia Condemns Israeli Foreign Minister's Visit to Hargeisa as Violation of Sovereignty

The Federal Republic of Somalia has issued a strong diplomatic condemnation following an unauthorized visit by Israel's Minister of Foreign Affairs to Hargeisa, declaring the move a grave violation of Somalia's sovereignty, territorial integrity, and political unity.

President Donald Trump Revokes Deportation Protections for Somalis in Minnesota, Sparking Tension and Fear

Washington – U.S. President Donald Trump has announced the immediate cancellation of deportation protections for Somali nationals living in the state of Minnesota, sending shockwaves through one of the largest Somali diaspora communities in the world. In a strongly worded post shared online, President Trump stated: "Somali gangs are terrorizing the people of that great State, and BILLIONS of Dollars are missing. Send them back to where they came from. It's OVER!" The message has triggered widespread fear among Somali immigrants and families in Minnesota, many of whom have lived in the United States for decades and built stable communities.

Somalia Faces Growing Fears of Militarization as Political Crisis Deepens

MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups. Full Article

 

Somalia Faces Human Rights Test Ahead of June 4 Protests

MOGADISHU, Somalia – As Somalia approaches planned demonstrations on June 4, concerns continue to grow over the state of human rights, freedom of expression, and civic space in the country. Full Article

 

Somali Investigative Journalist Dahir Alasow Named Humanitarian of the Year 2026

Prominent Somali investigative journalist and philanthropist Dahir Abdulle Alasow has been honored with the prestigious Humanitarian of the Year 2026 Award, recognizing his growing humanitarian impact through the international charity organization Alasow Foundation. Full Article

 

Turkey's Expanding Influence in Somalia Raises Regional Concerns

MOGADISHU, Somalia — Turkey's growing political, military, and economic influence in Somalia is increasingly drawing attention across the Horn of Africa and Red Sea region as geopolitical competition intensifies between regional and international powers. Full Article

 

Mass Evictions and Political Tensions Push Somalia Deeper Into Crisis

Somalia is facing a deepening humanitarian and political crisis following widespread forced evictions, deadly security operations, and escalating tensions between the federal government and opposition groups. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article