Odayaasha Reer Maxamed waxeey sheegeen iney beesha Reer Maxamed degaan ahaan degaan Mustaxiil,Laba Baar,Hobyo,Gelinsoor,Galkacyo,Raageceelle, Muqdisho,Balcad,Jowhar ,Beledweyne ,Awdal,Jibouti,Saylac iyo Jigjiga sidaas darteedna la joogo xilligii la qaban lahaay shirweyne ay beesha iskuugu timaado ay uga tashadaan Midnimadda beesha.
War Murtiyeedka Odayaasha beesha Reer Maxamed ka soo saareen Muqdisho waxeey ku sheegeen iney Soomaalidu aheyd dad reer Guuraaya taasina ay sababtay kala taga beesha ee goboladda Somalia ku kala firirtay.
"Odayaasha taariikhda yaqaan waxeey og yihiin iney wada dhasheen beelaha Dudub iyo Duduble oo dhawaan Xamar ku kulmay sidoo kale annagana Odayaasha Reer Maxamed ee gobolka Awdal iyo kuwa ku nool Mudug iyo Galgaduud dhawaan ayaan isu imaan doonaa inshaa allaahâ ayaa lagu yiri Bayaanka.
Ugu dambeyn waxeey beesha Reer Maxamed sheegtay iney jiraan dad ka tirsan oo Oodwadaag la ah Ogaadeen iyo beelo kale ee Soomaaliyeed sidaas darteedna loo baahan yahay iney dadka wada dhashay dib isu raadsadaan.
Beel ka tirsan beelaha 14 beelood ee Sacad Habargidir ayaa la yiraa Reer Maxamed sidoo kalena beel ka tirsan beelaha Maxaa Case Samaroon ee gobolka Awdal degan ayaa la yiraa Reer Maxamed . sidoo kalena beesha Reer Dudub ee Jabriil Yoonis Makaahiil iyo Beesha Duduble Madarkicis ee Habargidirta u ah adeerka ayaa la ogaaday iney wada dhasheen.
Sikastaba ha ahaatee,waxeey tani ka marqaati kaceeysaa iney Somalidu yihiin dad gaashaanbuur ama Oodwadaag ah ,halka ay dhamaantood sameeysteen magacyo beeleed.
By Dahir Alasow
Xildhibaan Cabdi weli Maxamed Qanyare ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay Wadaadada ku fadwoonaya Xildhibaanada iyo Siyaasinta mucaaradka, isagoo oo tilmaamay in hadaan Siyaasada laga heshiin oo madaxda aqligooda soo noqon aay imaan karto Hurumar la,aan Amni xumo,laalush iyo is qabqabsi joogta taaso lagu maareyn karin siduu hadalka u dhigay wadaadada la soo kireestay ee beenta fadwooda. Full Article
Waagacusub.net - Saraakiil ay ka mid yihiin Afhayeenka Amisom Jeneral Subagle oo u dhashay qabiilka Ciisaha Jibouti ee Dirta ayaa hub iyo gabaad siiyay Maleeshiyaad beesha Biyomaal u dhashay oo xasuuq baahsan kula kacay dad rayida oo u dhashay beelsha Hawiye. Full Article
Waagacusub.net - Dowladda Federaalka Somalia ayaa qorsheysay in 2,000 (Laba kun) qofood oo u dhashay beelo cayiman lagu kordhiyo shaqaalaha Dowladda Federaalka iyo maamulka Gobolka Banaadir. Full Article
Mudaneyaal ka kala tirsan Baarlamanka Fedaraalka Somalia Iyo Maamulka Galmudug Kuna heyb ah ra'isal wasaare Xasan Cali Khayre ayaa Magaalada Muqdisho ka bilaabay Olole logu mucaaradayo Xukumadiisa. Full Article
Dawladda Itoobiya ayaa ku wareejinaysa Raiisul Wasaare Xasan Cali Khayre Maxaabiis Soomaali ah oo tiradoodu gaarayso 120 Maxbuus, kuwaas oo ku xirnaa Xabsiyo ku yaala Dalkeeda, loona haystay Dambiyo ay ka mid yihiin Aragixisanimo. Full Article
23-kii April 2017,Saacadu markeey aheyd 10:30-kii fiidnimo ayey kulan albaabadda u xiran yeesheen guddi ay magacaawdeen Farmaajo iyo Kheyre ,iyadoo kullanka uu ka qeybgalay Fahad Yaasiin Xaaji Dahir. Kulanka ayaa lagu dejiyay qorshe nuxurkiisu yahay sidii lagu wiiqi lahaay awoodda Habargidir iyo Abgaal si gacantooda looga bixiyo gobolka Banaadir . Full Article
Saraakiil ka tirsan Sirdoonka Somalia ee NISA Iyo Amniyaat-ka Al-Shabaab ayaa si wadajira ugu xog waramay in Xildhibaan Abtidoon Yare abaabulay dilkii lagu khaarijiyay Nabadoonka beesha Reer Faarax Rooble, Saleebaan Habargidir Shire Jimcale Aakhiro oo 13 April 2017 lagu dilay Xaafadda Labadhagax ee Degmadda Wardhiigleey Muqdisho. Full Article
Urur diimeedkii Maalgeliyay Madaxweyne Farmaajo xilligii doorashadiisa ayaa markii ugu horeeysay banaanka u soo baxay. Urur diimeedkaan oo Somalia looga yaqaan Tagfiir ayaa 40 sano ka shaqeeynaayey sideey lacag badan u tacban lahaayeen iyagoo la wareegay guud ahaan goobaha Waxbarashadda dalka. Agaasime ku xigeenka Madaxtooyadda Somalia Cabdirisaq Shoole ayaa ka mida Urur diimeedkaan oo qorshahoodu yahay iney taladda kala wareegaan Farmaajo. Full Article
Xalay waxaan si toos ah u daawanayey khudbad Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu u jeedinayey Soomaalida ku dhaqan Nairobi. Full Article
Waagacusub.net - Dadkii Sucuudigu Marin biyoodka Baabal-mandabka Ku duqeeyey waxay u badnaayeen kuwo u dhashay Burco iyo laascanod ,Hargeysa dhawr qof ayaa kaga jira. Full Article
Somalia's government on Sunday accused Ethiopia of smuggling arms into the country for the fourth time this year, further alleging its involvement in supporting regional officials, subject to court warrants and actively pursued, in efforts to destabilize the nation.
Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud and Jubaland leader Ahmed Madobe, previously allies in the nation's political landscape, now find themselves on the brink of war after a divisive National Consultative Council meeting revealed profound rifts, prompting both sides to mobilize for a possible showdown.
In July 2009, Mahad Ibrahim Hamarow kidnapped French officers Denis Allex and another officer who escaped from the Sahafi Hotel in Mogadishu and then joined Al Shabaab. In the same year, he fled to Kenya, this was confirmed by Hizbul Islam Spokesman Mr Aydarus. - In 2010, Mahad Hamarow went to South Africa for migration, that's how we found out in the investigation, we were also told by Mohamed Isse and his brother Somaney who lives in Johannesburg South Africa.
President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government.
Waagacusub.net -Auditor General Mohamed Ali alias Afgoi has exposed missing millions of dollars from key departments within the Federal Government of Somalia [FGS], in what could raise questions about government expenditures. In his report, Afgoi said 25 entities and three embassies have been audited. Unsupported expenditure amounts to $9M; contracts worth $31M not registered with auditor general's office, the existence of unauthorized bank accounts outside the Treasury Single Account.
Waagacusub.net- Somalia's army and Jubaland forces are teetering on the edge of conflict, as the military buildup intensifies daily and tensions show no signs of de-escalating, Caasimada Online news website reported on Monday. Full Article
Somalia's government on Sunday accused Ethiopia of smuggling arms into the country for the fourth time this year, further alleging its involvement in supporting regional officials, subject to court warrants and actively pursued, in efforts to destabilize the nation. Full Article
Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud and Jubaland leader Ahmed Madobe, previously allies in the nation's political landscape, now find themselves on the brink of war after a divisive National Consultative Council meeting revealed profound rifts, prompting both sides to mobilize for a possible showdown. Full Article
In July 2009, Mahad Ibrahim Hamarow kidnapped French officers Denis Allex and another officer who escaped from the Sahafi Hotel in Mogadishu and then joined Al Shabaab. In the same year, he fled to Kenya, this was confirmed by Hizbul Islam Spokesman Mr Aydarus. - In 2010, Mahad Hamarow went to South Africa for migration, that's how we found out in the investigation, we were also told by Mohamed Isse and his brother Somaney who lives in Johannesburg South Africa. Full Article
Galmudug State is not just the geographic heart of Somalia but the quintessential soul of the Somali nation. Within Galmudug, all the major Somali clan lineages- the Hawiye, Dir, Darood and Madhibaan are represented. No other Somali region or state is home to such diverse and influential clans with such extensive historical significance in Somalia as found in the Galmudug territory. Economically, Galmudug in 2024 is set to be the first location for the offshore oil and gas that the Somali Federal Government in partnership with the Houston-based American company, Coastline Exploration have commenced work on off the Hobyo coast since 2021. Full Article
Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article
Former Intel official stripped from NISA membership Full Article
PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article
Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article
Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article
[Topnews:-]Beel ka mida beelaha Sacad Habargidir oo sheegay iney wada dhasheen beesha Reer Maxamed Maxaa Casse ee Gadabuursi.
War Murtiyeed ay siwadajira u soo saareen Odayaasha beesha Reer Maxamed Daud Odow Cawareere Sacad ee Habargidir ayaa lagu cadeeyay iney wada dhasheen beesha Reer Maxamed ee Maxaa Casse Samaroon.