
" Lacag baa naloo qeeybiyay , anigu seddex kun ayaan qaatay,waana tegay xafladda si aan uga heeso,maxaa naga galay Garguurte iyo ordaaye ,kii lacag na siiyo waan u heeseeynaa” ayuu yiri Fanaan Cabdirizaq Gaadaco oo Waagaccusub telefoon kula hadlay caawa kadib markii uu hool cidlaa ka dhex heesay.
Fanaaniintii lacagta la siiyay ee xafladda caawa tegay ayaa dareemay ceeb iyo yax yax kadib markii ay u heeseen dad tira yar,halkii ay sugayeen kumanaan kun oo qof.
Aqoonyahan Cabdi Casiis Xildhibaan ayaa qoraal uu bartiisa Facebook ku soo qoray wuxuu ku yiri :-
ILEYN TUUGADU "TAAGEERO" WAA LOO HELAA. Xassan Sheikh Max'ud isagaa qoray in uu hantilaawe mucsur ah yahay oo dalka wax GURYO ah & maaliyad kale aannu ku laheyn ama ku heysan markii la doortay.
Maantana kuwii isaga garab joogay ayaa dhulkii DANTA GUUD & QANDARAASYO been ah ka taajiray ka dib markii xatooyada xoolaha dadweynaha ay noqotay dakhliga maalmeedkooda.
Hantida ay maanta heystaan Xassan Sheikh iyo Xertiisu waxay ku timid "DEEQ" lagu soo dhiibay magaca shacbiga Soomaaliyeed oo intii baahneyd lagala leexday, dakhliga dalka oo jeebka lagu shubtay iyo iib wixii ka soo haray dowladihii hore & dagaallada sokeeye oo maanta aan waxba laga soo hambeyn.
Wax la yaab ah ma noqon kuwa faro dhaq u ka soo gaaro xaaraantan in difaac qaawan ay u taagan yihiin & weliba kuwa ay diloodeen wax Soomaalinimada ka hooseeya kuwaasi oo ah qaar aan arkayn ama aan dan ka laheyn baahida hooyada iyo dhallaanka oo la is dhaafiyay nabadgelyada aan soo tooseyn & Soomaaliya oo ku jirta hormuudka 1aad ee musuqmaasuqa adduunka.
Calooshii u shaqeystenimo waa shaqo jirta oo qofka kasta ee aan heli karin "QUUD" xalaal ah u gala sida kuwa xumaha ku dabo taagan Dammujadiid.
Xassan Sheikh Max'ud inaan gacantiisa bidix iyo tan midig is aamini karin waa arrin la og yahay oo dalka saldhig baahsan uga dhigay tuugada Maaliyadda Qaranka markaa dhuuniraacyadu ha isku dayaan in ceebtiisa ammaan lagu dabooli karo hasse yeeshee ma ahan wax dhici kara taasi.
Daawo Video CCTV Fadeexadii doorashadii Gudoonka Wakiiladda Somaliland oo la helay Full Article
Waagacusub.net Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Xaquuqul Insaanka Dowladda Farmaajo ayaa boggeeda Internet-ka ku soo xayeysiisay jagooyin ka bannaan Guddiga Madaxa Banaan ee Xuquul Insaanka iyo sharuudaha qofka shaqa doonka ee soo codsanaya jagooyinkaas ku dartay qabiilkiisa iyo jufadiisa hoose . Full Article
Dawladda Itoobiya ayaa ku wareejinaysa Raiisul Wasaare Xasan Cali Khayre Maxaabiis Soomaali ah oo tiradoodu gaarayso 120 Maxbuus, kuwaas oo ku xirnaa Xabsiyo ku yaala Dalkeeda, loona haystay Dambiyo ay ka mid yihiin Aragixisanimo. Full Article
Saraakiil ka tirsan Sirdoonka Madaxtooyadda Somalia ayaa Waagacusub u xaqiijiyay inuu xalay kulan qarsoodiya dhexmaray Madaxweyne Farmaajo iyo Afhayeenka Al-Shabaab. Full Article
Waagacusub.net - Liiskii ugu yaabka badnaay ee ay ka soo dhexmuuqdeen gabdho Saaxiibo la ah Wasiiradda iyo Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa soo baxay. Full Article
DAWLADDA FARMAAJO OO KAMID NOQOTAY MAAMUL GOBOLEEDYADA. SHAQADA XILDHIBAANADA IYO SENATORS -KANA MEEL UGA DHACDAY! Waagacusub.net - Shirkii Qeybsiga Kaluunka Tunada Badweynta Hindiya oo u dhaxeeyey wasiiradda Kaluumeysiga Maamul Goboleedyada iyo dowladda Dhexe oo Guuldarro ku soo dhamaaday! Full Article
Waagacusub.net - Ciidanka Nabadsugidda iyo Sirdoonka Gobolka Banaadir ayaa maanta ku guuleeystay inuu toogasho ku dilo laba Sarkaal oo Al-Shabaab ka tirsan xilli ay qorsheeynayeen iney hoobiyeyaal ku garaacaan Garoonka Muqdisho iyo Xarunta Xalane,sida ay xaqiijiyeen Saraakiisha NISA. Full Article
Daawo fadeexadda dhalinyaraddii Mareykanka uu ka masaafuriyay Duqa cusub ee Muqdisho oo afka furtay Full Article
Waa kuma Garyaqaan Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar)..? Raysalwasaare Xigeenka Cusub ee Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa ah nin Sharci yaqaan, macalin sharciga ka ahaa Jaamacada Hargeisa. Full Article
Waagacusub.net - Kalafadhigii baarlamaanka Galmudug ayaa guul ku dhamaaday kadib markii Xildhibaanadda u codeeyeen in doorashadda Madaxweynaha Galmudug la qabto 10 April 2017. Full Article
NATO declares its readiness to defend allied territory as the European Union targets nearly 1,600 Russian individuals and companies, while fresh attacks on Ukraine raise doubts about Washington's diplomatic efforts.
DUBLIN (Waagacusub.net) — The International Monetary Fund has warned European policymakers that the rapid expansion of artificial intelligence could boost economic productivity while also disrupting labour markets, widening inequality, straining electricity networks and increasing Europe's dependence on foreign technology.
The European Union is dramatically expanding its economic and strategic engagement with Greenland, committing another €200 million as the Arctic island becomes an increasingly important arena of competition over security, critical minerals, infrastructure and geopolitical influence.
MOGADISHU / MINNEAPOLIS — Somali rapper Sharmarke Abdinasir Mohamed, widely known as Sharma Boy, is facing renewed scrutiny following allegations that he used threats, blackmail and sustained pressure to obtain thousands of dollars from a Somali-American woman in the United States.
MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups.
Former President Joseph Kabila announces a new opposition coalition involving armed groups, raising fears of renewed conflict and threatening fragile peace efforts in eastern Congo. GOMA, DEMOCRATIC REPUBLIC OF CONGO — October 13, 2026 The Democratic Republic of Congo is facing a potentially dangerous political and security confrontation after former President Joseph Kabila announced the creation of a new coalition bringing together political opponents and armed groups, including the powerful M23 rebel movement. Full Article
The Somali-American lawmaker denounces the federal investigation as politically motivated, while authorities confirm a court-authorised search amid growing tensions over immigration, congressional independence and the November elections. Full Article
European Union leaders prepare for high-stakes negotiations on soaring energy prices, a controversial long-term budget, support for Ukraine and Europe's economic future. Full Article
NATO declares its readiness to defend allied territory as the European Union targets nearly 1,600 Russian individuals and companies, while fresh attacks on Ukraine raise doubts about Washington's diplomatic efforts. Full Article
The European Union has expressed concern over reported plans by the United States to temporarily restrict diesel exports, warning that such a move could have economic consequences on both sides of the Atlantic at a time when Europe is already facing elevated energy costs. Full Article
Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article
Former Intel official stripped from NISA membership Full Article
PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article
Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article
Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article
[Topnews:-] Daawo Fanaaniintii ka qeybgalay xafladii taageeradda Garguurte oo kuraas maran u heesay
Xaaska - Minyaradda Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday ee Xasan Garguurte ayaa lacag dhan 50.000$ konton kun oo dollar u dirtay London si loogu qabto xaflad lagu taageeri doono ninkeeda Xasan Sheekh Maxamuud oo u sharaxan mar labaad xilka Madaxweyneni