
Hooyadood ayaa habeen kasta labada gabdhood ku tartansiiin jirtay labo su'aal, iyadoo abaal marin jirtayna tan guuleysata. Waxeyna weydiin jirtay haddaad weynaato maxaad qaban doonta? Haddii lagu yiraahdo la hadal dad fara badana maxaad u sheegi lahayd, noo aqri qudbadda aad u jeedin lahayd.
Habeen kasta halkaas ayey ku tartami jireen, taasina waxey sababtay in gabdhihii cod kar noqdan, marka labaad na iney ka fikiraan waxa ugu weyn ee la sameyn karo (iney hanyeeshaan). Waxbarasho badan iyo jaamacado ay ka diyaarisay culuumta maamulka iyo maareynta kadib, waxey waxbarashada daraasadda sare ka heshay dalka Mareykanka, Jaamacadfa Yale. Si ay u dabbarto qarash ka ku baxaya waxbarashadeeda iyo nolosheeda, habeenkii ayey ka shaqeyn jirtay Hotel, qeybtiisa soo dhaweynta.
Markey jaamacadda dhammeysay ayey codsatay shaqo, iyadoo lacagtii ugu badneedna ku bixisay, labis, shaqadiise waaloo diidey, sababta oo ah sulwaal keeda oo anqawga dhaafayey. Waxey u sheegtay macallin keeda jaamacadda, wuxuuna kula taliyey iney xirato wixii ay ku qanacsantahay, hadda kadib.
Shaqadii labaad saari ayey ku labisatay, oo ah dhaqan keeda, waana heshay. Meesha ay shaqada kowaad ka heshay rag ayaa u badnaa sidaas darteed waxey isku dayday iney shaqeyso ka badan inta la shaqeeyo, sababta oo ah marka kowaad waa dumar, marka xigtana dalka uma dhalan, taasina waxey keentay in abaal marin badan la siiyo, kana soo dhex muuqato shaqaalihii kale.
Lix sano kadib waxey ku biirtay shirkadda Mobile da ee Motorola, iyadoo ka noqotay madaxweyne ku xigeen ka qeybta qorsheynta iyo ganacsiga. Afar sano kadib 1994, waxey usoo wareegtay shirkadda cabitaan ka ee PEPSI, halkaas oo ay muddo 7 sano ah ka shaqeyneysay, markii dambana ay ka noqotay madaxweynaha shirkadda ugu sareeya. Markey shirkadda la wareegtay sanad kii u horreeyey, waxey abaal marin u heshay $13.9 milyan oo kaash ah, mushaar keeduna uu san ku jirin, kadib markii ay dhintay, qarashaad dhan 1 Bilyan, oo shirkadda si macno darro ah uga bixi jiray.
Indra Nooyi waxey maamusha hanti dhan $69.667 bilyan,shaqaale gaaraya 263,000 kun iyo 143 xarumood oo ku yaalla 140 waddan, waxeyna faa'iido usoo xareysaa 63.06 bilyan sanad kii. PEPSi waa shirkadda 4-aad ee dunida ugu weyn. Indra waxey tira ka seddex jeer kasoo muuqatay liis ka dad ka dunida ugu saameeynta badan, iyadoo sanadkii lasoo dhaafay uu u doortay wargeyska TIMES shaqsiyadda sanadka.
Mushaar keedu waa $18.6 milyan sanadkii, oo ay ka madax bannaan tahay wixii gunno ah, sidaas ay tahay weli Indra waa xaas, waa hooyo, waana gabar ka war haysa waalid keeda iyo reer keedaba. Waxey aaminsantahay falsafadda ah dumar majiro, ragna ma jiro, ee waxaa jira qof alle abuuray, lana siiyey fursadda la siiyey asaagiis, isagana ay ku xirantahay wuxuu iska dhigo iyo siduu nolosha u qaabeysto.
Warbaahinta Waagacusub ayaa heshay tiro Wasiiro ah oo seefta xilka qaadista haleeshay iyo kuwa cusub ee lagu bedelay xilalka laga qaaday ,waxeeyna kala yihiin sidaan inta la xaqiijiyay. Full Article
Dawladda Itoobiya ayaa ku wareejinaysa Raiisul Wasaare Xasan Cali Khayre Maxaabiis Soomaali ah oo tiradoodu gaarayso 120 Maxbuus, kuwaas oo ku xirnaa Xabsiyo ku yaala Dalkeeda, loona haystay Dambiyo ay ka mid yihiin Aragixisanimo. Full Article
Waagacusub.net 1- Farmaajo wuxuu baarlamaanka uga khudbeeyay iney dhaqan xun tahay Madaxweyne iyo Ra'isulwasaare maalin kasta diyaarad saaran oo bishii seddex mar baxaayo,wuxuu ballanqaaday ineysan taas dhici doonin oo safaradda dibadda u diri doono Wasiir Khaarijiga laakiin isagga toban safar ayuu galay seddex bil gudahood ? Full Article
Waagacusub.net - Liiskii ugu yaabka badnaay ee ay ka soo dhexmuuqdeen gabdho Saaxiibo la ah Wasiiradda iyo Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa soo baxay. Full Article
DAWLADDA FARMAAJO OO KAMID NOQOTAY MAAMUL GOBOLEEDYADA. SHAQADA XILDHIBAANADA IYO SENATORS -KANA MEEL UGA DHACDAY! Waagacusub.net - Shirkii Qeybsiga Kaluunka Tunada Badweynta Hindiya oo u dhaxeeyey wasiiradda Kaluumeysiga Maamul Goboleedyada iyo dowladda Dhexe oo Guuldarro ku soo dhamaaday! Full Article
Wasiiru dowlaha Madaxtooyadda Somalia Xildhibaan Mahad Salaad oo si geesinimo leh u garbaashay Farmaajo iyo fadeexadda hareeyay ,isagoo sheegay in Xildhibaanaduna sugayaan dhamaantood Wasiiro oo aysan kaba hadli karin xadgudubyadda sii kordhaya. Full Article
Waagacusub.net - Dadkii Sucuudigu Marin biyoodka Baabal-mandabka Ku duqeeyey waxay u badnaayeen kuwo u dhashay Burco iyo laascanod ,Hargeysa dhawr qof ayaa kaga jira. Full Article
Waagacusub.net - Warbixin lagu faafiyey baraha Al shabaab ku leeyihiin Internetka ayaa lagu sheegay magacyada la dilay iyo goobaha kale ee la weeraryay inkastoo aysan si rasmi ah u sheegan dilalka qaar in ay masuuliyada iyaga leeyihiin Full Article
Waagacusub.net - Madaxweynaha ku meel gaarka ee Maamulka Jubaland Mr Axmed Madoobe ayaa ku hanjabay inuu xiriirka u jari doono Dowladda Somalia haddii aan Wasiirka Boostadda iyo Isgaarsiinta loo magacaabin Sarkaal ka tirsan Sirdoonka Ethiopia oo lagu magacaabo Mohamed Jama Mursal [Mr Geelle] Full Article
Xukunka Arbaco ayuu qabsaday,? xilka Arbaco ayuu la wareegay ? Full Article
DUBLIN (Waagacusub.net) — The International Monetary Fund has warned European policymakers that the rapid expansion of artificial intelligence could boost economic productivity while also disrupting labour markets, widening inequality, straining electricity networks and increasing Europe's dependence on foreign technology.
The European Union is dramatically expanding its economic and strategic engagement with Greenland, committing another €200 million as the Arctic island becomes an increasingly important arena of competition over security, critical minerals, infrastructure and geopolitical influence.
MOGADISHU / MINNEAPOLIS — Somali rapper Sharmarke Abdinasir Mohamed, widely known as Sharma Boy, is facing renewed scrutiny following allegations that he used threats, blackmail and sustained pressure to obtain thousands of dollars from a Somali-American woman in the United States.
MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups.
Prominent Somali investigative journalist and philanthropist Dahir Abdulle Alasow has been honored with the prestigious Humanitarian of the Year 2026 Award, recognizing his growing humanitarian impact through the international charity organization Alasow Foundation.
Dutch riot police arrested 24 people on Saturday after a demonstration in The Hague descended into violence, with protesters throwing fireworks and other objects at police officers. Full Article
DUBLIN (Waagacusub.net) — The International Monetary Fund has warned European policymakers that the rapid expansion of artificial intelligence could boost economic productivity while also disrupting labour markets, widening inequality, straining electricity networks and increasing Europe's dependence on foreign technology. Full Article
BRUSSELS (Waagacusub.net) — The European Union has opened the door to an unprecedented new relationship with Canada, with European Commission President Ursula von der Leyen proposing that the country become the bloc's first-ever "associate member." The proposal, announced on September 16, could significantly deepen cooperation between Canada and the 27-member European Union in defence, energy, critical minerals, artificial intelligence and digital trade. Full Article
BRUSSELS (Waagacusub.net) — The European Union is moving toward one of the world's toughest child-safety regimes for social media, with the European Commission proposing to prohibit children under 13 from holding social media accounts and impose strict safeguards on teenagers. Full Article
The European Union is dramatically expanding its economic and strategic engagement with Greenland, committing another €200 million as the Arctic island becomes an increasingly important arena of competition over security, critical minerals, infrastructure and geopolitical influence. Full Article
Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article
Former Intel official stripped from NISA membership Full Article
PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article
Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article
Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article
[Topnews:-] Gabadhii faqiirka aheyd immisa ayey Mushaar u qaadataa bishii sideesa ku gaartay heerkaan ?
Waxey kasoo jeedaa gobalka ay dagaan Hindida madow ee la yiraahdo Tamil. Aabaheed bankiga dhexe ee dowladda ayuu u shaqeyn jiray, hooyadeedna macallimad ayey ahayd. Labo gabdhood oo qoys kaas uu dhalay, ayey tan weyn ahayd.