HEADLINES:

[Topnews Sir Culus] Wariye AlCadaala oo loo diiday Visaha dal ku galka UK ["Ma ogtahay iney Xaaskiisii ka furteen AlShabaab"]

0
Friday April 08, 2016 - 22:44:19 in Articles by Super Admin
  • Visits: 14757
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 3 1
  • Share via Social Media

    [Topnews Sir Culus] Wariye AlCadaala oo loo diiday Visaha dal ku galka UK ["Ma ogtahay iney Xaaskiisii ka furteen AlShabaab"]

    Diplomaasi ka tirsan Safaaradda Ingiriiska ee Somalia ayaa sheegay in Wariye Cabdiraxmaan AlCadaala soo weeydiistay [Visaha] dal ku galka Ingiriiska balse ay baaris dheer kadib go-aansadeen ineysan siinin.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Diplomaasi ka tirsan Safaaradda Ingiriiska ee Somalia ayaa sheegay in Wariye Cabdiraxmaan AlCadaala soo weeydiistay [Visaha] dal ku galka Ingiriiska balse ay baaris dheer kadib go-aansadeen ineysan siinin.

Sabahaha Wariye Cabdiraxmaan AlCadaala loogu diiday Visaha dal ku galka UK ayaa lala xiriirshay kadib markii la ogaaday inuu ka tirsanaan jiray argagixisadda Al-Shabaab ,intii u dhaxeeysay 2006- 2009.Isagoo ka soo shaqeeyay Idaacadii lagu tababaray IQK Radio Quraanka Kariim ee Muqdisho.

Wariye Cabdiraxmaan Al-Cadaala oo ahaan jiray tifaftirahii Radio Shabelle ayaa lagu xasuustaa inuu maalin 10 $ ganaaxay Wariye Mohamed Bashir Hashi kadib markii uu war uu tebinaayay faahfaahinta gudaha ku yiri "Mukhtaar Roobow” halkii uu Cabdiraxman Cadaala rabay inuu ugu yeero Sheekh Mukhtar Roobow”

"Saaxiibkeey AlCadaala wuxuu igu dhahay maxaad Sheekh uga tagtay sidaas ayuuna iigu ganaaxay 10$ oo laga jartay Mushaarkeeyga,taas mar walba waan xasuustaa” ayuu yiri Mohamed Bashir Hashi oo markii dambe isaga noqday Tifaftiraha Radio Shabelle.

Wariye Cabdiraxmaan Alcadaala oo safka hore uga jiray Wariyeyaashii argagixisadda Al-Shabaab sida weyn u taageersanaay ee ka qeybqaadan jiray handadida iyo dilalka Wariyeyaasha Soomaaliyeed  wuxuu guursaday gabadh la dhalatay Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab oo lagu magacaabi jiray Saacid Iimaam kaas oo ah ninkii uu ka biloowday dagaalkii Maxkamadaha iyo Al-Shabaab ee deganaay agagaarka Salaama ee xaafadda Baar Ubax.

Saacid oo u dhashay beesha Saleebaan  Habargidir ayaa gabadha siiyay Wariye AlCadaala laakiin markii dambe ayey isku dhaceen kadib markii AlCadaala loo diiday in loo magacaabo Madaxa Warfaafinta Al-Shabaab.

"AlCadaala wuxuu buuxin waayay sharuudihii aqoonta ee Cilmiga diiniga iyo tan maadiga ,waxaana kadib xilkaas loo magacaabay nin heeystay shahaado oo magaciisa runtaa uu yahay Cabdifitaax balse loo bixiyay Sheekh Yoonis” ayuu yiri Hassan Hanafi oo aan telefoon kula sheekeeystay isagoo ku jira Xabsiga.

Wariye Cabdiraxmaan Cadaala markii uu ka carooday Al-Shabaab ee ku biiray Wariyeyaasha mucaaradsan kadibna u wareegay Radio Muqdisho ayuu Saacid Iimaamka ka fasaqay gabadhii walaashiis oo lagu magacaabi jiray Amina ,wuxuuna markiiba ku deray nin kale oo argagixisadda Al-Shabaab ka tirsan.

Warbaahinta Waagacusub waxeey heshay Codad Wariye Al-Cadaala oo tebinaayay Barnaamijyo ka baxay Radio Shabelle ,isagoo madaxda Al-Shabaab ugu yeeri jiray Mujaahidiinta halka kuwa Dowladda uu ku sheegi jiray Murtadiin.

Sikastaba ha ahaatee,waxaa yaab in shaqsiyaadkii la shaqeeyn jiray argagixisadda maanta ka soo muuqdaan shaashadaha iyagoo iska dhigaya dimbilaawayaal ,welibana aan maalin qura Shacabka Soomaaliyeed cafis weeydiisan.


Share on Social Media

Somali journalist injured in Galkacyo town

Somali journalist injured in Galkacyo town Full Article

 

Topnews:- Dowladda Farmaajo oo shaqaaleysiineysa Laba kun qof oo ka soo jeeda Puntland iyo Jubaland.

Waagacusub.net - Dowladda Federaalka Somalia ayaa qorsheysay in 2,000 (Laba kun) qofood oo u dhashay beelo cayiman lagu kordhiyo shaqaalaha Dowladda Federaalka iyo maamulka Gobolka Banaadir. Full Article

 

[Topnews:-] Magacyadda Maxaabiista Ethiopia ku wareejisay Kheyre oo si sharciya u dhameeystay Xabsiyadii lagu xukumay ?

Dawladda Itoobiya ayaa ku wareejinaysa Raiisul Wasaare Xasan Cali Khayre Maxaabiis Soomaali ah oo tiradoodu gaarayso 120 Maxbuus, kuwaas oo ku xirnaa Xabsiyo ku yaala Dalkeeda, loona haystay Dambiyo ay ka mid yihiin Aragixisanimo. Full Article

 

[Topnews:-] Liiska qabiiladda iyo magacyadda Gudoomiyeyaasha cusub ee degmooyinka gobolka Banaadir

Waagacusub.net - Liiskii ugu yaabka badnaay ee ay ka soo dhexmuuqdeen gabdho Saaxiibo la ah Wasiiradda iyo Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa soo baxay. Full Article

 

[Topnews:-] Dowladda Somalia oo ku guuldareeysatay Mashruucii Mareykanka ee Malaayiinta dollar kadib markii Puntland diiday ?

DAWLADDA FARMAAJO OO KAMID NOQOTAY MAAMUL GOBOLEEDYADA. SHAQADA XILDHIBAANADA IYO SENATORS -KANA MEEL UGA DHACDAY! Waagacusub.net - Shirkii Qeybsiga Kaluunka Tunada Badweynta Hindiya oo u dhaxeeyey wasiiradda Kaluumeysiga Maamul Goboleedyada iyo dowladda Dhexe oo Guuldarro ku soo dhamaaday! Full Article

 

Topnews:- Dowladda Somalia oo ku guuldareeysatay Mashruucii Mareykanka ee Malaayiinta dollar kadib markii Puntland diiday ?

DAWLADDA FARMAAJO OO KAMID NOQOTAY MAAMUL GOBOLEEDYADA. SHAQADA XILDHIBAANADA IYO SENATORS -KANA MEEL UGA DHACDAY! Full Article

 

Topnews:- Urur diimeedkii maalgeliyay Farmaajo oo markii ugu horeeysay shaaciyay iney gaalo yihiin dadka aaminsan Dastuur

Urur diimeedkii Maalgeliyay Madaxweyne Farmaajo xilligii doorashadiisa ayaa markii ugu horeeysay banaanka u soo baxay. Urur diimeedkaan oo Somalia looga yaqaan Tagfiir ayaa 40 sano ka shaqeeynaayey sideey lacag badan u tacban lahaayeen iyagoo la wareegay guud ahaan goobaha Waxbarashadda dalka. Agaasime ku xigeenka Madaxtooyadda Somalia Cabdirisaq Shoole ayaa ka mida Urur diimeedkaan oo qorshahoodu yahay iney taladda kala wareegaan Farmaajo. Full Article

 

Topnews:- Madaxweyne Farmaajo oo beentii ugu weeyneed sheegay iyo Wariye caana oo ceebeeyay

Xalay waxaan si toos ah u daawanayey khudbad Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu u jeedinayey Soomaalida ku dhaqan Nairobi. Full Article

 

[Topnews:-] Wasiiru Dowlaha Madaxtooyadda Somalia oo fadeexadaha Farmaajo iyo qiyaanooyinkiisa kashifay

Wasiiru dowlaha Madaxtooyadda Somalia Xildhibaan Mahad Salaad oo si geesinimo leh u garbaashay Farmaajo iyo fadeexadda hareeyay ,isagoo sheegay in Xildhibaanaduna sugayaan dhamaantood Wasiiro oo aysan kaba hadli karin xadgudubyadda sii kordhaya. Full Article

 

[Topnews:-] Magacyadda Somalidii Sacuudiga duqeeyay oo reer Somaliland iyo reer Khaatumo u badan

Waagacusub.net - Dadkii Sucuudigu Marin biyoodka Baabal-mandabka Ku duqeeyey waxay u badnaayeen kuwo u dhashay Burco iyo laascanod ,Hargeysa dhawr qof ayaa kaga jira. Full Article

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Somalia Condemns Israeli Foreign Minister's Visit to Hargeisa as Violation of Sovereignty

The Federal Republic of Somalia has issued a strong diplomatic condemnation following an unauthorized visit by Israel's Minister of Foreign Affairs to Hargeisa, declaring the move a grave violation of Somalia's sovereignty, territorial integrity, and political unity.

President Donald Trump Revokes Deportation Protections for Somalis in Minnesota, Sparking Tension and Fear

Washington – U.S. President Donald Trump has announced the immediate cancellation of deportation protections for Somali nationals living in the state of Minnesota, sending shockwaves through one of the largest Somali diaspora communities in the world. In a strongly worded post shared online, President Trump stated: "Somali gangs are terrorizing the people of that great State, and BILLIONS of Dollars are missing. Send them back to where they came from. It's OVER!" The message has triggered widespread fear among Somali immigrants and families in Minnesota, many of whom have lived in the United States for decades and built stable communities.

Netherlands Secure World Cup 2026 Spot in Style – Koeman Warns: "Victory Is Only the Beginning"

By Dahir Abdulle Alasow – Investigative Sports Journalist Amsterdam – 18 November 2025 =The Dutch national football team is celebrating a historic achievement after officially qualifying for the FIFA World Cup 2026 with a dominant 4–0 victory over Lithuania in Amsterdam on Monday night.

Ethiopia Strengthens Gulf Ties: Somali-Region Diplomat Jamal Bakar Named Ambassador to UAE

Addis Ababa, Ethiopia – In a move highlighting Ethiopia's growing focus on Gulf partnerships, Prime Minister Abiy Ahmed has appointed Ambassador Jamal Bakar, a senior diplomat from the Somali Regional State, as the country's new Ambassador to the United Arab Emirates (UAE).

Union for National Dignity: Inside Somalia's New Political Power Bloc Ahead of 2026 Elections

By Dahir Alasow – Investigative Journalist, Waagacusub Media Mogadishu | Waagacusub.net | November 2025 A new political alliance is taking shape in Somalia as nine influential political figures — drawn from different parties, civic movements, and government backgrounds — have united under one banner known as the Union for National Dignity (Midowga Haybad Qaran). The coalition, announced through a joint press statement in Mogadishu, aims to create a unified political front capable of "restoring national cohesion, governance integrity, and public confidence in Somalia's democracy."

Qatar Hosts Somali Presidential Envoy as Mogadishu Cuts Cooperation With UAE

Somalia's political reorientation in the Gulf region is becoming increasingly visible, as Qatar's Ministry of Foreign Affairs confirmed a high-level meeting in Doha with Somali officials — just days after the Somali government announced it had terminated key security and cooperation agreements with the United Arab Emirates (UAE). Full Article

 

Somalia's Break with the UAE Signals a New Gulf Power Equation — and a High-Risk Reset

By Dahir Alasow | Waagacusub.net — Opinion / Analysis Mogadishu — The Federal Government of Somalia's decision to annul all cooperation agreements with the United Arab Emirates (UAE)—including security and defence-related arrangements—represents one of the most consequential foreign-policy turns Somalia has taken in years. Full Article

 

Somalia Condemns Israeli Foreign Minister's Visit to Hargeisa as Violation of Sovereignty

The Federal Republic of Somalia has issued a strong diplomatic condemnation following an unauthorized visit by Israel's Minister of Foreign Affairs to Hargeisa, declaring the move a grave violation of Somalia's sovereignty, territorial integrity, and political unity. Full Article

 

Libya's Army Chief and Senior Officers Die in Plane Crash After Departing Ankara, Turkey

ANKARA, Turkey — Libya's Chief of Staff, General Mohammed Ali Ahmed Al-Haddad, along with four senior military officials, was killed Tuesday night when the private jet carrying them crashed shortly after taking off from Ankara's Esenboğa Airport in Turkey, Libyan and Turkish authorities confirmed. Reuters +1 Full Article

 

Online Blackmail Escalates Within Somali Diaspora, Prompting Calls for Independent Digital Protection

Across Europe, North America, and other regions, Somali communities living in the diaspora are increasingly confronting a serious and troubling challenge: the widespread use of online blackmail and digital abuse targeting women and children on social media platforms. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article