HEADLINES:

[Topnews:-] Beesha Caalamka oo Madaxweyne Garguurte ku qasabtay inuu ka laabto magacaabidda gudiggii doorashadda -Damujadiid ?

0
Tuesday June 21, 2016 - 23:28:27 in Articles by Super Admin
  • Visits: 40153
  • (Rating 4.3/5 Stars) Total Votes: 6
  • 5 1
  • Share via Social Media

    [Topnews:-] Beesha Caalamka oo Madaxweyne Garguurte ku qasabtay inuu ka laabto magacaabidda gudiggii doorashadda -Damujadiid ?

    Waagacusub.net - Asxaabta Isbaheysigga Xisbiyadda Siyaasadda Somalia ayaa guluf dheer kadib ku guuleeystay iney fashiliyaan gudiggii u badnaay kooxda Damujadiid ee Madaxweyne Garguurte todobaadkii hore magacaabay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.net - Asxaabta Isbaheysigga Xisbiyadda Siyaasadda Somalia ayaa guluf dheer kadib ku guuleeystay iney fashiliyaan gudiggii u badnaay kooxda Damujadiid ee Madaxweyne Garguurte todobaadkii hore magacaabay.

Madaxda Isbaheysigga Xisbiyadda ayaa shalay kulan xasaasiya la yeeshay diblomaasiyiinta beesha Caalamka iyagoo u sheegay ineysan doorasho ka dhaceeyn Somalia haddii uusan Madaxweyne Xasan si degdega uga laaban guddi ku sheega uu magacaabay ee golaha Wasiiradda garabka kooxdiisa Urur diimeedka Damujadiid.

Diplomaasiyiin ka tirsan Safaaradaha Mareykanka iyo Ingiriiska ayaa madaxda Asxaabta Xisbiyadda siyaasadda u sheegay ineysan aqbali doonin gudiggaas uu Madaxweyne Xasan magacaabay sidaas darteedna uu ka ballanqaaday inuu uga laaban doono kulanka ugu horeeya ee madasha wadatashiga ku yeelanayaan Baydhabo.

Gudigga la magacaabay oo ah Wasiiradda Damujadiid waxaa madax looga dhigay Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Federalka Somalia Cabdiraxmaan Odowaa oo shacabka Soomaaliyeed u bixiyeen Saqiirka Damujadiid.

Sikastaba ha ahaatee ,waxaa muuqata inuu fashilmay Madaxweyne Garguurte mar haddii lagu qasbay inuu ka laabto gudiggii uu magacaabay ee rajadda uu ka qabay iney xukunka ku soo celiyaan.

Share on Social Media

[Topnews:-] Magacyadda Maxaabiista Ethiopia ku wareejisay Kheyre oo si sharciya u dhameeystay Xabsiyadii lagu xukumay ?

Dawladda Itoobiya ayaa ku wareejinaysa Raiisul Wasaare Xasan Cali Khayre Maxaabiis Soomaali ah oo tiradoodu gaarayso 120 Maxbuus, kuwaas oo ku xirnaa Xabsiyo ku yaala Dalkeeda, loona haystay Dambiyo ay ka mid yihiin Aragixisanimo. Full Article

 

Cadaalada Madaxweyne Farmaajo? Dilkii Siraaji iyo Xukunka toogashadda Askari Caydiid

Ugu horeyn Alle ha u naxariisto Siraaji. Waxanan halkan ku cadeynayaa in aan ka xumaaday dhacdadaa lagu waayey wiilka da'da yaraa ee mustaqbalka fiican lahaa. Full Article

 

MUDANE MADAXWEYNE SOOMAALIYA XAGEE U SOCOTAA?! Maqaal uu qoray Xildhibaan caana

Waxaan halkaan idinkugu soo gudbinayaa maqaal aan ugu talo galay inaan ku iftiimiyo qayb kamid ah qaladaadka joogtada ah ee qaar kamid ah Madaxda Qaranku ka galayaan Dalkii iyo Dadkii ay mas'uuliyada uhayeen. Si loo saxo, Dowladuna aysan dhumin kalsoonidii Shacabka Soomaaliyeed u muujiyeen Doorashadii Madaxweynaha, Magacaabistii Ra'iisul Wasaaraha iyo Dhismihii Xukuumada. Kalsoonidaas oo hadii aan la'dabo qaban ay suurtogal tahay in ay noqoto LA MOOD NOQONSE WEYDAY! Full Article

 

[Topnews:-] Liiska qabiiladda iyo magacyadda Gudoomiyeyaasha cusub ee degmooyinka gobolka Banaadir

Waagacusub.net - Liiskii ugu yaabka badnaay ee ay ka soo dhexmuuqdeen gabdho Saaxiibo la ah Wasiiradda iyo Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa soo baxay. Full Article

 

[Topnews:-] Dowladda Somalia oo ku guuldareeysatay Mashruucii Mareykanka ee Malaayiinta dollar kadib markii Puntland diiday ?

DAWLADDA FARMAAJO OO KAMID NOQOTAY MAAMUL GOBOLEEDYADA. SHAQADA XILDHIBAANADA IYO SENATORS -KANA MEEL UGA DHACDAY! Waagacusub.net - Shirkii Qeybsiga Kaluunka Tunada Badweynta Hindiya oo u dhaxeeyey wasiiradda Kaluumeysiga Maamul Goboleedyada iyo dowladda Dhexe oo Guuldarro ku soo dhamaaday! Full Article

 

Daawo SirCulus Jeneral Isaaqa oo lagu helay inuu Al-Shabaab yahay ?

Waagacusub.net - Ciidanka Nabadsugidda iyo Sirdoonka Gobolka Banaadir ayaa maanta ku guuleeystay inuu toogasho ku dilo laba Sarkaal oo Al-Shabaab ka tirsan xilli ay qorsheeynayeen iney hoobiyeyaal ku garaacaan Garoonka Muqdisho iyo Xarunta Xalane,sida ay xaqiijiyeen Saraakiisha NISA. Full Article

 

Topnews:- Madaxweyne Farmaajo oo beentii ugu weeyneed sheegay iyo Wariye caana oo ceebeeyay

Xalay waxaan si toos ah u daawanayey khudbad Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu u jeedinayey Soomaalida ku dhaqan Nairobi. Full Article

 

[Sirculus:] Dowladaha Caalamka oo qarinaya deb gubi doona Somalia Yemen ilaa Canfarta kadib markii 1500 dilaacday badda - Calaamadahii Aakhiru Sabanka.

Waagacusub.net - Admiral Maksimov oo ahaa taliyaha Ciidamadda Badda ee Ruushka qaybta Waqooyi oo warbixin sira ku kashifay in Ciidamada badda ee dunida ee ku qulqulayeey badda Somalia iyo gacanka carbeed iyagoo ku gabanayey la dagaalanka budhcad badeeda ,iyo argagixisada u arrinkaas ahaa Been abuur lagu daboolayey dilaac weeyn oo badda kala baray iyo God weyn oo albaab u eg oo ka furmay badda u dhaxaysa Somalia iyo Yemen . Full Article

 

[Topnews:-] Wasiiru Dowlaha Madaxtooyadda Somalia oo fadeexadaha Farmaajo iyo qiyaanooyinkiisa kashifay

Wasiiru dowlaha Madaxtooyadda Somalia Xildhibaan Mahad Salaad oo si geesinimo leh u garbaashay Farmaajo iyo fadeexadda hareeyay ,isagoo sheegay in Xildhibaanaduna sugayaan dhamaantood Wasiiro oo aysan kaba hadli karin xadgudubyadda sii kordhaya. Full Article

 

[Topnews:-] Magacyadda Somalidii Sacuudiga duqeeyay oo reer Somaliland iyo reer Khaatumo u badan

Waagacusub.net - Dadkii Sucuudigu Marin biyoodka Baabal-mandabka Ku duqeeyey waxay u badnaayeen kuwo u dhashay Burco iyo laascanod ,Hargeysa dhawr qof ayaa kaga jira. Full Article

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Somalia Condemns Israeli Foreign Minister's Visit to Hargeisa as Violation of Sovereignty

The Federal Republic of Somalia has issued a strong diplomatic condemnation following an unauthorized visit by Israel's Minister of Foreign Affairs to Hargeisa, declaring the move a grave violation of Somalia's sovereignty, territorial integrity, and political unity.

President Donald Trump Revokes Deportation Protections for Somalis in Minnesota, Sparking Tension and Fear

Washington – U.S. President Donald Trump has announced the immediate cancellation of deportation protections for Somali nationals living in the state of Minnesota, sending shockwaves through one of the largest Somali diaspora communities in the world. In a strongly worded post shared online, President Trump stated: "Somali gangs are terrorizing the people of that great State, and BILLIONS of Dollars are missing. Send them back to where they came from. It's OVER!" The message has triggered widespread fear among Somali immigrants and families in Minnesota, many of whom have lived in the United States for decades and built stable communities.

Netherlands Secure World Cup 2026 Spot in Style – Koeman Warns: "Victory Is Only the Beginning"

By Dahir Abdulle Alasow – Investigative Sports Journalist Amsterdam – 18 November 2025 =The Dutch national football team is celebrating a historic achievement after officially qualifying for the FIFA World Cup 2026 with a dominant 4–0 victory over Lithuania in Amsterdam on Monday night.

Ethiopia Strengthens Gulf Ties: Somali-Region Diplomat Jamal Bakar Named Ambassador to UAE

Addis Ababa, Ethiopia – In a move highlighting Ethiopia's growing focus on Gulf partnerships, Prime Minister Abiy Ahmed has appointed Ambassador Jamal Bakar, a senior diplomat from the Somali Regional State, as the country's new Ambassador to the United Arab Emirates (UAE).

Union for National Dignity: Inside Somalia's New Political Power Bloc Ahead of 2026 Elections

By Dahir Alasow – Investigative Journalist, Waagacusub Media Mogadishu | Waagacusub.net | November 2025 A new political alliance is taking shape in Somalia as nine influential political figures — drawn from different parties, civic movements, and government backgrounds — have united under one banner known as the Union for National Dignity (Midowga Haybad Qaran). The coalition, announced through a joint press statement in Mogadishu, aims to create a unified political front capable of "restoring national cohesion, governance integrity, and public confidence in Somalia's democracy."

AASHEEDGUURTA: The Calm Philanthropist Transforming TikTok Giving into Direct Humanitarian Aid

AASHEEDGUURTA, a Somali-American entrepreneur, has emerged as one of the most respected philanthropic figures on TikTok, widely recognized for her compassion, calm public demeanor, and consistent financial support to vulnerable Somali communities. Her name, "AASHEEDGUURTA," symbolically reflects moderation, patience, and a composed approach to society—qualities that many supporters say are clearly visible in her humanitarian work and online conduct. Full Article

 

Somali Cybersecurity Figure Yasmin Abdi Sparks Discussion on Merit, Representation, and Online Narratives

A Somali IT and cybersecurity professional, Yasmin Abdi Qaraare, has become a subject of growing discussion across social media and online tech forums, as her profile circulates widely within Somali communities and diaspora networks. Her reported involvement in cybersecurity and international technology events has led many to recognize her as part of a new generation of Somali professionals working in the global digital sector. Full Article

 

Horn and East Africa: War Crimes and Election Repression Deepen Human Rights Crisis

A new report by Human Rights Watch warns that civilians across the Horn and East Africa are facing escalating war crimes, widespread abuses, and shrinking civic space as governments and armed groups act with near-total impunity. In its World Report 2026, Human Rights Watch documents grave violations in Sudan, South Sudan, Ethiopia, Kenya, Tanzania, Uganda, Somalia, and other countries, where conflicts and political repression have severely undermined civilian protection, free expression, and democratic processes. Full Article

 

SOLDA Safety Network Submits Evidence to Egypt Linking Cairo to Somali Human Trafficking Routes

SOLDA Safety Network has submitted a comprehensive evidence-based report to the Government of Egypt detailing how Cairo has emerged as a key transit hub in human trafficking routes used to smuggle Somali migrants toward North Africa and Europe. According to the organization, the dossier contains testimonies, field intelligence, communication records, and documented trafficking patterns showing that Somali youth are routinely transported from Somalia to Egypt before being moved onward to Libya and other transit countries. Full Article

 

Minneapolis Police Identify Suspect in Chemical Spray Attack on Rep. Ilhan Omar During Public Town Hall

Minneapolis, Minnesota — Minneapolis police have identified and charged a 55-year-old man after he sprayed an unknown liquid at U.S. Representative Ilhan Omar during a public town hall meeting focused on immigration and federal enforcement policies. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article