HEADLINES:

[Topnews] Maxaa ka ogtahay Shirkada Al-khayraad ee uu leeyahay Madaxweyne Garguurte?

0
Sunday November 20, 2016 - 21:21:14 in Articles by Super Admin
  • Visits: 10392
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Topnews] Maxaa ka ogtahay Shirkada Al-khayraad ee uu leeyahay Madaxweyne Garguurte?

    Shirkada Al-Khayraad ayaa waxaa la aasaasay sanadkii 2010, oo ah laba sano ka hor xilliga la doortay Madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday ee Xasan Shiikh Maxamuud, waxaana ujeedka loo sameystay ahaa in lagu helo qandaraasyo dhaqaale badan ku baxayo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirkada Al-Khayraad ayaa waxaa la aasaasay sanadkii 2010, oo ah laba sano ka hor xilliga la doortay Madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday ee Xasan Shiikh Maxamuud, waxaana ujeedka loo sameystay ahaa in lagu helo qandaraasyo dhaqaale badan ku baxayo.

Waxaa shirkadan la wada dhistay Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Sadaq Abdikarim oo ah agaasimiye kuxigeenka madaxtooyada ee xilligan, dhawaana si musuqmaasuq ah loogu doortay xilka xildhibaanimo ee ka dhacday degmada Cadaado.

Waxaa markii ay xilka qabteen bilowday inay shirkadaasi si sharcidaro ah oo u muuqata dhac toos ah ula wareegtay qandaraas lagu dhisayey wadada wadnaha, oo la siiyey shirkad kale oo Soomaaliyeed, taasi oo ka horeysay xilliga la doortay Xasan Shiikh Maxamuud.

"Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Sadaq Abdikariim, ayaa si toos ah ula hadlay dowlada Turkiga oo qandaraasta wadada wadnaha bixineysay, waxaana ay ugu hanjabeen inay qandaraaskaasi burburin doonaan, haddii aan lagu soo wareejin shirkada Al-khayraad oo ah mida ay iyaga leeyihiin, taasina waxay keentay in howshii laga qaado muwaadiniintii kale ee Soomaaliyeed” ayuu yiri sarkaal sare oo ka tirsan madaxda shirkada Al-Khayraad oo xaalado ammaan darteed aan u qarinay magaciisa.

Waxaa uu intaasi ku daray inuu qandaraaskaasi ku baxay lacag dhan 23 milyan oo dollar, haddana aysan jirin wax muuqda oo ay qabatay shirkada Xasan Shiikh Maxamuud iyo Sadaq Abdikariim.

"Haddii ay qandaraaskii xoog kula wareegeen, haddana aysan shaqadii si fiican u qaban, waxay ka marqaati kaceysaa in Xasan iyo Sadaq ka mideysan yihiin burburinta iyo curyaaminta dalkan” ayuu yiri Maxamed Ali Aden, oo ka mid ah aqoonyahanka sida dhaw ula socda howlaha shirkada Al-khayraad.

Sidoo kale, waxaa ay qandaraas lacag badan ku baxday ka qaateen muwaadin kale oo helay barnaamij la xiriira Civil Aviation ka garoonka Muqdisho, si la mid ah kii hore ayey dhaqaalihii ku baxayey ku shubteen bangiyadooda, islamarkaana aysan waxba uga qaban waxa lagu siiyey lacagtaasi. Mana jirto hay'ad la xisaabtami karta, maadaama awoodii ugu sareysayba uu fadhiyo milkiilaha ahna aasaasaha shirkada Al-khayraad.

Dhinaca kale, maamulada Jubbaland iyo Koonfur Galbeed ayaa walaac weyn ka muujiyey qandaraasyo dib loogu dayactirayo xabsiyada magaalooyinka Baydhabo iyo Kismaayo, islamarkaana kuwa cusub oo kalana loogu dhisayo, oo la siiyey shirkada Al-Khayraad, iyagoona cadeeyey inaysan ilaa hadda wax ay ka qabteen howshaasi jirin.

Waxaana ay intaasi ku dareen inay xarumaha lacagaha soo marsiiyey Al-khayraad ay gaarsiin doonaan arrintaasi, islamarkaana ay dowlada cusub haddii ay noqoto mid aan hoggaankeeda uusan heysan Xasan Shiikh ay maxkamad kula tiigsan doonaan. Maxaa yeelay waa hanti qaran oo ay lunsadeen Xasan Shiikh Maxamuud iyo Sadaq Abdikariim.

Waxaa dalka Soomaaliya ayaa waxaa ayaandaro weyn ku dhaceysaa haddii labadaasi shaqsi ee dhaca muuqda ku geysanaya magaca dowlada, ee u sameystay shirkada Al-khayraad, uu midna hadda u soo noqday xildhibaan, midka kalana uu uu dhaqaale xooggan ku bixinayo sidii uu kusii joogi lagaa xilka Madaxweynenimo.

Warbixinta soo bandhigista musuqmaasuqa hoggaanka Xasan Shiikh iyo shirkadaha ay kala sameysteen isaga, Sadaq, Xaasaskiisa iyo walaalihiisa kala ah Ali Shiikh iyo Xuseen Shiikh, waa warbixino taxane inoo noqon doona ilaa laga helayo xukun cadaalad ah oo la xisaabtama, ujeedka aan ka leenahayna waa in ummadda Soomaaliyeed ay si aan caad ka saarneyn ula socdaan boobka xargaha gooyey ee Xasan Shiikh iyo taliskiisa dhamaaday.

Share on Social Media

[Topnews:-] Magacyadda Maxaabiista Ethiopia ku wareejisay Kheyre oo si sharciya u dhameeystay Xabsiyadii lagu xukumay ?

Dawladda Itoobiya ayaa ku wareejinaysa Raiisul Wasaare Xasan Cali Khayre Maxaabiis Soomaali ah oo tiradoodu gaarayso 120 Maxbuus, kuwaas oo ku xirnaa Xabsiyo ku yaala Dalkeeda, loona haystay Dambiyo ay ka mid yihiin Aragixisanimo. Full Article

 

Cadaalada Madaxweyne Farmaajo? Dilkii Siraaji iyo Xukunka toogashadda Askari Caydiid

Ugu horeyn Alle ha u naxariisto Siraaji. Waxanan halkan ku cadeynayaa in aan ka xumaaday dhacdadaa lagu waayey wiilka da'da yaraa ee mustaqbalka fiican lahaa. Full Article

 

MUDANE MADAXWEYNE SOOMAALIYA XAGEE U SOCOTAA?! Maqaal uu qoray Xildhibaan caana

Waxaan halkaan idinkugu soo gudbinayaa maqaal aan ugu talo galay inaan ku iftiimiyo qayb kamid ah qaladaadka joogtada ah ee qaar kamid ah Madaxda Qaranku ka galayaan Dalkii iyo Dadkii ay mas'uuliyada uhayeen. Si loo saxo, Dowladuna aysan dhumin kalsoonidii Shacabka Soomaaliyeed u muujiyeen Doorashadii Madaxweynaha, Magacaabistii Ra'iisul Wasaaraha iyo Dhismihii Xukuumada. Kalsoonidaas oo hadii aan la'dabo qaban ay suurtogal tahay in ay noqoto LA MOOD NOQONSE WEYDAY! Full Article

 

Topnews:- Madaxweyne Farmaajo oo beentii ugu weeyneed sheegay iyo Wariye caana oo ceebeeyay

Xalay waxaan si toos ah u daawanayey khudbad Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu u jeedinayey Soomaalida ku dhaqan Nairobi. Full Article

 

[Topnews:-] Fashilka Farmaajo? Al-Shabaab oo faafiyay Magacyadda dadkeey dileen intii Farmaajo Madaxweyne ka noqday Somalia

Waagacusub.net - Warbixin lagu faafiyey baraha Al shabaab ku leeyihiin Internetka ayaa lagu sheegay magacyada la dilay iyo goobaha kale ee la weeraryay inkastoo aysan si rasmi ah u sheegan dilalka qaar in ay masuuliyada iyaga leeyihiin Full Article

 

[Sirculus:-] Akhri Madaxweyne Farmaajo oo Saxiixay heshiis qiyaano qaran

Waagacusub.net - Madaxweyne Farmaajo wuxuu shacabka Soomaaliyeed u sheegay balanqaadyo duuduub ah oo Saudi Arabia u ballanqaadeen Soomaaliya, Madaxweyne Farmaajo isagu maxuu u balan qaaday Sacuudiga? Warbixino la helay! Full Article

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Somalia Faces Growing Fears of Militarization as Political Crisis Deepens

MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups.

Somali Investigative Journalist Dahir Alasow Named Humanitarian of the Year 2026

Prominent Somali investigative journalist and philanthropist Dahir Abdulle Alasow has been honored with the prestigious Humanitarian of the Year 2026 Award, recognizing his growing humanitarian impact through the international charity organization Alasow Foundation.

Mass Evictions and Political Tensions Push Somalia Deeper Into Crisis

Somalia is facing a deepening humanitarian and political crisis following widespread forced evictions, deadly security operations, and escalating tensions between the federal government and opposition groups.

Somalia Condemns Israeli Foreign Minister's Visit to Hargeisa as Violation of Sovereignty

The Federal Republic of Somalia has issued a strong diplomatic condemnation following an unauthorized visit by Israel's Minister of Foreign Affairs to Hargeisa, declaring the move a grave violation of Somalia's sovereignty, territorial integrity, and political unity.

President Donald Trump Revokes Deportation Protections for Somalis in Minnesota, Sparking Tension and Fear

Washington – U.S. President Donald Trump has announced the immediate cancellation of deportation protections for Somali nationals living in the state of Minnesota, sending shockwaves through one of the largest Somali diaspora communities in the world. In a strongly worded post shared online, President Trump stated: "Somali gangs are terrorizing the people of that great State, and BILLIONS of Dollars are missing. Send them back to where they came from. It's OVER!" The message has triggered widespread fear among Somali immigrants and families in Minnesota, many of whom have lived in the United States for decades and built stable communities.

Somalia Faces Growing Fears of Militarization as Political Crisis Deepens

MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups. Full Article

 

Somalia Faces Human Rights Test Ahead of June 4 Protests

MOGADISHU, Somalia – As Somalia approaches planned demonstrations on June 4, concerns continue to grow over the state of human rights, freedom of expression, and civic space in the country. Full Article

 

Somali Investigative Journalist Dahir Alasow Named Humanitarian of the Year 2026

Prominent Somali investigative journalist and philanthropist Dahir Abdulle Alasow has been honored with the prestigious Humanitarian of the Year 2026 Award, recognizing his growing humanitarian impact through the international charity organization Alasow Foundation. Full Article

 

Turkey's Expanding Influence in Somalia Raises Regional Concerns

MOGADISHU, Somalia — Turkey's growing political, military, and economic influence in Somalia is increasingly drawing attention across the Horn of Africa and Red Sea region as geopolitical competition intensifies between regional and international powers. Full Article

 

Mass Evictions and Political Tensions Push Somalia Deeper Into Crisis

Somalia is facing a deepening humanitarian and political crisis following widespread forced evictions, deadly security operations, and escalating tensions between the federal government and opposition groups. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article