
Dowladaha reer Galbeedka gaar ahaan Mareykanka ayaa Madaxweyne Hassan weydiistay inuu degdeg isu casilo kadib markii ay kulan gaara qaateen Madaxweynaha iyo Xoghayaha Arrimaha dibadda Mareykanka John Kerry .
Amiirka Isu taga Emirate-ka Carabta ayaa Madaxweyne Garguurte kulan degdega ugu yeeray,waxaana lagu wadaa inuu saacado kadib gaaro Emirate-ka Carabta.
Madaxweyne Hassan wuxuu Amiirka Emirate-ka u gudbin doonaa jawaab laga sugayay oo ku saabsan inuu aqbalo xilka qaadis lagu sameeyo Wasiiradda Amniga iyo Garsoorka Somalia kuwaas oo kala ah Faraax Cabduqadir iyo Cabdi Kariim Guled ama inuu xilka Madaxweynenimada iska casilo.
Ila wareedyo muhiima waxay Waagacusub u sheegeen inuu Madaxweyne Garguurte aqbalay xilka qaadis lagu sameeyo Labada Wasiir ee garabkiisa Damu Jadiid hasse yeeshee ilaa hada lama helin cadeeyn ku saabsan go-aankiisa siyaasiga.
Ra’isulwasaare Cabdiwali Yuulka wuxuu beesha Caalamka weydiistay in loo madaxbaneeyo magacaabista Wasiirada bedeli doono jagooyinka ay ka degaan labada Wasiir.
Beesha Caalamka waxay ka cabsi qabaan in Urur diimeedka Damu Jadiid la wareegaan talada dalka Somalia maadama ay guud ahaan degmooyinka gobolka Banaadir ay u wada magacaabeen shaqsiyaad ka tirsan Damu Jadiid.
Madaxweynaha Somalia wuxuu sameeyay Galaangal siyaasadeed hasse yeeshee ugu dambeyn waa ku guuldareestay inuu badbaadiyo Wasiirada ka tirsan kooxdiisa Damu jadiid.
Lama oga waxa iska bedeli doono siyaasadda Somalia hadii Wasiirada Damujadiid shaqada laga eryo laakiin urur diimeedkaan qabsaday talada dalka Somalia ,wuxuu dunida ula mid noqday kii laga faramaroojiyay xukunka dalka Masar ee Ikhwaanu Muslimiin.
Xeeldheerayaasha waxay Madaxweyne Garguurte ku sifeeyeen nin liita oo aan wadani aheyn ,halka beesha uu ka dhashayna ay ku tilmaamto nin ceebeeyay magaca beelweynta Hawiye iyo kan bulshada Soomaaliyeed.
By Dahir Alasow
Warbaahinta Waagacusub ayaa heshay tiro Wasiiro ah oo seefta xilka qaadista haleeshay iyo kuwa cusub ee lagu bedelay xilalka laga qaaday ,waxeeyna kala yihiin sidaan inta la xaqiijiyay. Full Article
Waxaa qoray Cali Hassan (Cali Mareexaan), Wasiirka Howlaha Guud ee Somaliland. Full Article
Qatar Waa dawlad yar oo dadkeedu 300 oo kun yahay. Laakiin waxay leedahay dhaqaale aad u fara badan. Waxaa kaydkeeda dhaqaale lagu qiyaasaa 300 oo bilyan oo dollar. Waxay leedahay Gaas Dabiiciga kan labaad ee Aduunka ugu badan marka laga tago Ruushka. Sanadkii 1995 ayaa talada dalka waxaa Afganbi kula wareegay Sheekh Xamad oo ah odayga dhalay Amiirka hataan xilka haya ee Sheekh Tamim Bin Xamad. Sheekh Xamad wuxuu dalkiisa u jeexay siyaasad ka duwan siyaasadaha dawladaha kale ee Khaliijka. Si uu saamayn ugu yeesho loona maqlo magaca dalkiisa aadka u yar ee Qatar wuxuu ka hawl galay siyaasad labo dhinac ah. Full Article
Waagacusub.net - Saraakiil ay ka mid yihiin Afhayeenka Amisom Jeneral Subagle oo u dhashay qabiilka Ciisaha Jibouti ee Dirta ayaa hub iyo gabaad siiyay Maleeshiyaad beesha Biyomaal u dhashay oo xasuuq baahsan kula kacay dad rayida oo u dhashay beelsha Hawiye. Full Article
Waagacusub.net - Dowladda Federaalka Somalia ayaa qorsheysay in 2,000 (Laba kun) qofood oo u dhashay beelo cayiman lagu kordhiyo shaqaalaha Dowladda Federaalka iyo maamulka Gobolka Banaadir. Full Article
Waagacusub.net Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Xaquuqul Insaanka Dowladda Farmaajo ayaa boggeeda Internet-ka ku soo xayeysiisay jagooyin ka bannaan Guddiga Madaxa Banaan ee Xuquul Insaanka iyo sharuudaha qofka shaqa doonka ee soo codsanaya jagooyinkaas ku dartay qabiilkiisa iyo jufadiisa hoose . Full Article
Madaxweyne Farmaajo ayaa u sheegay Dowladda Uganda iney Ciidankooda jooga Somalia iska bixi karaan xilli kasta kadib markii uu Dowladda Ethiopia ka helay 50.000 oo ka tirsan Ciidanka Melleteriga dalkaas kuwaas oo caawa gaaray degaanka Leego ee gobolka Shabeeladda hoose ,sida ay Waagacusub u xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan Ciidanka Amisom iyo maamulka Shabeeladda hoose. Full Article
Waagacusub.net - Wasiirka Dastuurka Federalka Somalia Abuukaate Cabdi Xoosh ayaa shalay ka dhoofay Muqdisho isagoo diiday inuu hortago baarlamaanka Somalia oo su'aalo rabay iney weeydiiyaan. Full Article
Waagacusub.net - Xildhibaan Mustafe Dhuxuloow oo ka mida seddexda qof ee daaha gadaashiisa ka maamula Xafiiska Ra'isulwasaare Xasan Kheyre ayaa safar degdega ugu baxay dalka Emirate-ka Carabta kadib markii sida la xaqiijiyay uu ku guuleeystay fashilinta Xukumadda Ra'isulwasaare Kheyre. Full Article
Waagacusub.net - Dawladda Turkey iyo UAE ayaa ku hardamaya Somalia, dalkaa oo ay kajirto dawlad tabar daran, oo ay hogaanka u hayaan masuuliyiin aan kala saari karin saaxiib iyo cadaw. Full Article
MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups.
Prominent Somali investigative journalist and philanthropist Dahir Abdulle Alasow has been honored with the prestigious Humanitarian of the Year 2026 Award, recognizing his growing humanitarian impact through the international charity organization Alasow Foundation.
Somalia is facing a deepening humanitarian and political crisis following widespread forced evictions, deadly security operations, and escalating tensions between the federal government and opposition groups.
The Federal Republic of Somalia has issued a strong diplomatic condemnation following an unauthorized visit by Israel's Minister of Foreign Affairs to Hargeisa, declaring the move a grave violation of Somalia's sovereignty, territorial integrity, and political unity.
Washington – U.S. President Donald Trump has announced the immediate cancellation of deportation protections for Somali nationals living in the state of Minnesota, sending shockwaves through one of the largest Somali diaspora communities in the world. In a strongly worded post shared online, President Trump stated: "Somali gangs are terrorizing the people of that great State, and BILLIONS of Dollars are missing. Send them back to where they came from. It's OVER!" The message has triggered widespread fear among Somali immigrants and families in Minnesota, many of whom have lived in the United States for decades and built stable communities.
MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups. Full Article
MOGADISHU, Somalia – As Somalia approaches planned demonstrations on June 4, concerns continue to grow over the state of human rights, freedom of expression, and civic space in the country. Full Article
Prominent Somali investigative journalist and philanthropist Dahir Abdulle Alasow has been honored with the prestigious Humanitarian of the Year 2026 Award, recognizing his growing humanitarian impact through the international charity organization Alasow Foundation. Full Article
MOGADISHU, Somalia — Turkey's growing political, military, and economic influence in Somalia is increasingly drawing attention across the Horn of Africa and Red Sea region as geopolitical competition intensifies between regional and international powers. Full Article
Somalia is facing a deepening humanitarian and political crisis following widespread forced evictions, deadly security operations, and escalating tensions between the federal government and opposition groups. Full Article
Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article
Former Intel official stripped from NISA membership Full Article
PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article
Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article
Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article
Topnews:- Beesha Caalamka oo Madaxweyne Garguurte hordhigtay laba daran mid dooro -Emirate-ka +Kerry
Waagacusub.info - Madaxweynaha Somalia Hassan Mohamud Alasow ayaa wajahay xaaladii ugu adkeed tan iyo markii uu xukunka Villa Somalia la wareegay.