HEADLINES:

Topnews:- Lacag loo qoray Tv-yadda idaacaddaha iyo Website-yadda bil walba ?

0
Thursday June 08, 2017 - 06:28:44 in Articles by Super Admin
  • Visits: 9590
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Topnews:- Lacag loo qoray Tv-yadda idaacaddaha iyo Website-yadda bil walba ?

    Warbaahinta madaxabanaan ee ka hoowlgasha gudaha Somalia iyo qaar ka mida Website-yadda Afka dheer ee Somalida ayaa bil walba waxeey Dowladda Somalia ka qaadan doonaan lacag Laaluush ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warbaahinta madaxabanaan ee ka hoowlgasha gudaha Somalia iyo qaar ka mida Website-yadda Afka dheer ee Somalida ayaa bil walba waxeey Dowladda Somalia ka qaadan doonaan lacag Laaluush ah.

Lacagta oo bil walba ay maamulayaasha Warbaahinta madaxa banaan ka qaadan doonaan Xafiisyadda Madaxweyne Farmaajo, Ra’isulwasaare Kheyre iyo Gudoomiye Tabitd Abdi ayaa lagu xiray sharuud ku saabsan ineysan Warbaahinta heshiiskaas saxiixda baahin karin warar ka dhana Dowladda Federalka Somalia sida cambaareeynta Mucaaradka ,dhacdo maalmeedyadda dhinaca amaanka iyo musuqmaasuqa.

Marka laga reebo Goobjoog Fm , Idaacadaha iyo Tv-yadda ka hoowlgala Muqdisho oo heshiiskaas qaatay ayaa ka aamusay baahinta banaanbaxii ugu weeynaay ee shacab isu soo baxay ku xanibeen isu socodka Gaadiidka Muqdisho iyo Afgooye iskaga goosha.sidoo kalena waxeey joojiyeen baahinta seddex ka tirsan Askarta hubka dhigista Dowladda oo lagu dilay Xaafadda Carwo Iidka ee Muqdisho.

"Heshiiska lala galay Warbaahinta madaxabanaan waxaa ka mida ineysan sheegin qaraxyadda iyo dilalka Muqdisho ka dhaca laakiin fikir ahaan waan ka soo horjeedaa in la qariyo dilalka iyo qaraxyadda ay cadawga iyo Ciidanka dowladda geeystaan" ayuu yiri Masuul ka tirsan Gudoomiye ku xigeenadda gobolka Banaadir oo codsaday inaan magaciisa la xigan.

Xafiiska Madaxweyne Farmaajo wuxuu Tv-yadda bil walba siinayaa lacag dhan 3000$ ,halka Idaacadaha loo qoondeeyay min laba kun oo dollar ,iyadoo Website-yadda qaarna lagu qanciyay bishii kun dollar.

Xafiiska Ra’isulwasaare Kheyre wuxuu Tv’yadda siinayaa bil walba lacag kala duwan tusaale wuxuu Universal Tv u qoondeeyay 10,000$ toban kun oo dollar sida ay sheegeen qaar ka mida dalaaliinta u dhaxeeysa Warbaahinta iyo Xafiiska Ra’isulwasaaraha laakiin Tv’yadda kale ayuu u qoray 4000$ ilaa 5000$. halka Idaacaddaha iyo Website-yadda qaar ka midana loo qoray lacag u dhaxeeysa 3000 ilaa 2000 $ ,seddex kun ilaa laba kun oo dollar.

Xafiiska Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa lacagaha ugu badan siiyay Idaacado badan marka laga reebo Goobjoog Fm iyo Radio Shabelle,wuxuuna bil walba u qoray lacag dhan 5000$ shan kun oo dollar halka Tv-yadana uu ka qaatay seddex Tv oo kaliya.

Seddexda Tv ayaa loo kala qoondeeyay lacag u dhaxeeysa 8000 $ 4000$ iyo 3000 $ taas oo dhigaal ahaan ah, Sideed kun dollar,afar kun dollar iyo seddex kun oo dollar.

Warbaahinta Waagacusub waxeey guud ahaan diiday iney heshiiskaas nuxurkiisu yahay Laaluush la gasho seddexda Xafiis laakiin waxeey xasuusineysa Milkiilayaasha iyo Maamulayaasha Warbaahinta madaxabanaan in Dowladdda Soomaaliyeed si sharciya loogu leeyahay lacagta kabidda iyo horumarinta Warbaahinta madaxabanaan taas oo loo baahan yahay in si sharciya loo maro.

Sikastaba ha ahaatee, Waa Nasiibdaro in Madaxda Dowladda cusub ee Somalia lacagtii Canshuurta shacabka Muqdisho ku laaluushayaan Warbaahinta si afka loo qabto dhibanayaasha iyo Mucaaradka Soomaaliyeed ,loona daboolo musuqmaasuqa,tacadiyadda,gabood falka iyo fashiladda siyaasadeed ee madaxda Dowladda Federalka Somalia ku kacayaan habeen iyo maalin.

Share on Social Media

Topnews:- Akhri Liiska isku shaandheeynta Wasiiradda cusub iyo kuwa xilalka waayey qabiiladooda ?

Warbaahinta Waagacusub ayaa heshay tiro Wasiiro ah oo seefta xilka qaadista haleeshay iyo kuwa cusub ee lagu bedelay xilalka laga qaaday ,waxeeyna kala yihiin sidaan inta la xaqiijiyay. Full Article

 

Topnews:- Wasiir ku kacay tilaabo geesinimo leh iyo tacadigii Flydubai

Waxaa qoray Cali Hassan (Cali Mareexaan), Wasiirka Howlaha Guud ee Somaliland. Full Article

 

Topnews:- Qatar iyo Taakulaynta Argagixisadda

Qatar Waa dawlad yar oo dadkeedu 300 oo kun yahay. Laakiin waxay leedahay dhaqaale aad u fara badan. Waxaa kaydkeeda dhaqaale lagu qiyaasaa 300 oo bilyan oo dollar. Waxay leedahay Gaas Dabiiciga kan labaad ee Aduunka ugu badan marka laga tago Ruushka. Sanadkii 1995 ayaa talada dalka waxaa Afganbi kula wareegay Sheekh Xamad oo ah odayga dhalay Amiirka hataan xilka haya ee Sheekh Tamim Bin Xamad. Sheekh Xamad wuxuu dalkiisa u jeexay siyaasad ka duwan siyaasadaha dawladaha kale ee Khaliijka. Si uu saamayn ugu yeesho loona maqlo magaca dalkiisa aadka u yar ee Qatar wuxuu ka hawl galay siyaasad labo dhinac ah. Full Article

 

Topnews:- Amisom oo hub siisay beel xasuuq ka wada Somalia ?

Waagacusub.net - Saraakiil ay ka mid yihiin Afhayeenka Amisom Jeneral Subagle oo u dhashay qabiilka Ciisaha Jibouti ee Dirta ayaa hub iyo gabaad siiyay Maleeshiyaad beesha Biyomaal u dhashay oo xasuuq baahsan kula kacay dad rayida oo u dhashay beelsha Hawiye. Full Article

 

Topnews:- Dowladda Farmaajo oo shaqaaleysiineysa Laba kun qof oo ka soo jeeda Puntland iyo Jubaland.

Waagacusub.net - Dowladda Federaalka Somalia ayaa qorsheysay in 2,000 (Laba kun) qofood oo u dhashay beelo cayiman lagu kordhiyo shaqaalaha Dowladda Federaalka iyo maamulka Gobolka Banaadir. Full Article

 

Topnews:- Daawo Dowladda Farmaajo oo sharuudaha shaqo bixinta ku dartay qofka qabiilkiisa ?

Waagacusub.net Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Xaquuqul Insaanka Dowladda Farmaajo ayaa boggeeda Internet-ka ku soo xayeysiisay jagooyin ka bannaan Guddiga Madaxa Banaan ee Xuquul Insaanka iyo sharuudaha qofka shaqa doonka ee soo codsanaya jagooyinkaas ku dartay qabiilkiisa iyo jufadiisa hoose . Full Article

 

Topnews:- Farmaajo oo Ciidanka Uganda fasaxay Amnigana ku wareejiyay Ethiopia .

Madaxweyne Farmaajo ayaa u sheegay Dowladda Uganda iney Ciidankooda jooga Somalia iska bixi karaan xilli kasta kadib markii uu Dowladda Ethiopia ka helay 50.000 oo ka tirsan Ciidanka Melleteriga dalkaas kuwaas oo caawa gaaray degaanka Leego ee gobolka Shabeeladda hoose ,sida ay Waagacusub u xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan Ciidanka Amisom iyo maamulka Shabeeladda hoose. Full Article

 

Topnews:- Baarlamaanka Somalia oo maanta shaqadda ka eryi doona Wasiir Xoosh kadib markii ?

Waagacusub.net - Wasiirka Dastuurka Federalka Somalia Abuukaate Cabdi Xoosh ayaa shalay ka dhoofay Muqdisho isagoo diiday inuu hortago baarlamaanka Somalia oo su'aalo rabay iney weeydiiyaan. Full Article

 

Topnews:- Xildhibaan Dhuxulow iyo Gudoomiye Taabit oo rajo ka qabo kursiga Ra'isulwasaaraha "Socdaalkiisa Emirate-ka"

Waagacusub.net - Xildhibaan Mustafe Dhuxuloow oo ka mida seddexda qof ee daaha gadaashiisa ka maamula Xafiiska Ra'isulwasaare Xasan Kheyre ayaa safar degdega ugu baxay dalka Emirate-ka Carabta kadib markii sida la xaqiijiyay uu ku guuleeystay fashilinta Xukumadda Ra'isulwasaare Kheyre. Full Article

 

TOPNEWS:- TURKEY IYO EMIRATE OO SOMALIA KU HARDAMAYA! "Dawladda Somalia oo saaxiib iyo cadaw kala aqoon"

Waagacusub.net - Dawladda Turkey iyo UAE ayaa ku hardamaya Somalia, dalkaa oo ay kajirto dawlad tabar daran, oo ay hogaanka u hayaan masuuliyiin aan kala saari karin saaxiib iyo cadaw. Full Article

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Europe on High Alert as NATO Warns Russia, EU Imposes Sweeping Sanctions and Ukraine Ceasefire Comes Under Strain

NATO declares its readiness to defend allied territory as the European Union targets nearly 1,600 Russian individuals and companies, while fresh attacks on Ukraine raise doubts about Washington's diplomatic efforts.

IMF Warns Europe: AI Boom Could Reshape Jobs and Strain Power Grids

DUBLIN (Waagacusub.net) — The International Monetary Fund has warned European policymakers that the rapid expansion of artificial intelligence could boost economic productivity while also disrupting labour markets, widening inequality, straining electricity networks and increasing Europe's dependence on foreign technology.

EU Deepens Greenland Ties With €200 Million Strategic Investment

The European Union is dramatically expanding its economic and strategic engagement with Greenland, committing another €200 million as the Arctic island becomes an increasingly important arena of competition over security, critical minerals, infrastructure and geopolitical influence.

EXCLUSIVE: Sharma Boy Under Scrutiny Over U.S. Blackmail Allegations as Past Cases Resurface

MOGADISHU / MINNEAPOLIS — Somali rapper Sharmarke Abdinasir Mohamed, widely known as Sharma Boy, is facing renewed scrutiny following allegations that he used threats, blackmail and sustained pressure to obtain thousands of dollars from a Somali-American woman in the United States.

Somalia Faces Growing Fears of Militarization as Political Crisis Deepens

MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups.

DR Congo Faces New Political Crisis as Former President Joseph Kabila Forms Alliance With M23 Rebels Against Tshisekedi

Former President Joseph Kabila announces a new opposition coalition involving armed groups, raising fears of renewed conflict and threatening fragile peace efforts in eastern Congo. GOMA, DEMOCRATIC REPUBLIC OF CONGO — October 13, 2026 The Democratic Republic of Congo is facing a potentially dangerous political and security confrontation after former President Joseph Kabila announced the creation of a new coalition bringing together political opponents and armed groups, including the powerful M23 rebel movement. Full Article

 

US Federal Agents Search Congresswoman Ilhan Omar's Washington Home, Sparking Political Controversy Ahead of Midterm Elections

The Somali-American lawmaker denounces the federal investigation as politically motivated, while authorities confirm a court-authorised search amid growing tensions over immigration, congressional independence and the November elections. Full Article

 

EU Leaders Face Critical Brussels Summit as Energy Crisis, Budget Disputes and Security Threats Deepen

European Union leaders prepare for high-stakes negotiations on soaring energy prices, a controversial long-term budget, support for Ukraine and Europe's economic future. Full Article

 

Europe on High Alert as NATO Warns Russia, EU Imposes Sweeping Sanctions and Ukraine Ceasefire Comes Under Strain

NATO declares its readiness to defend allied territory as the European Union targets nearly 1,600 Russian individuals and companies, while fresh attacks on Ukraine raise doubts about Washington's diplomatic efforts. Full Article

 

EU Raises Alarm Over Reported US Diesel Export Ban

The European Union has expressed concern over reported plans by the United States to temporarily restrict diesel exports, warning that such a move could have economic consequences on both sides of the Atlantic at a time when Europe is already facing elevated energy costs. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article