
Waxaa jiray waddamo horay u sameeyay idaacado Af Soomaali ah oo marki dambe xiray laamahaasi, sabab kastaba lamana ogga in ay dantoodu intaa ku ekeyd oo ay gaareen ujeedadoodi iyo in ay u arkeen in marki horeba ay ku fududaadeen sameynta warbaahin Af Soomaali ah.
Warbaahinta shisheeye ee ay dadka Soomaaliyeed dhageysanjireen ama wali dhageystaan
Haddeer dhowr waddan ayaa jira oo qarash badan ku bixiya idaacado saacaddo dhowr ah soo gala maalintii oo la hadla dadweynaha Soomaaliyeed ama qowmiyadda Soomaalida, waxaana ugu weyn idaacadda laanta Af Soomaaliga ee BBC oo hawada gashay sannadkii 1957 taasi oo ah idaacad ka facweyn xitaa dowladnimadeena. Waxaa sidoo kale isna idaacad cusub oo Af Soomaali ku hadasha furay Mareykanka sannadkii 2007 bishii Febaraayo 12-keedi waa nus qarni kadib laanta Af Soomaaliga ee BBC.
VOA Soomaali Waxaa horay loo furay 1993 xilligaasi oo mareykanku hoggaaminayay howlgalkii fashilmay ee Qaramada midoobay, sannad gudihiis ayaa lagu xiray laanta Af Soomaaliga ee VOA.
Waxaa leys weydiin karaa 50 sanno oo ay jirtay BBC Somali maxay u faa’ideysay dadweynaha Soomaaliyeed, maxayse ka faa’iday dowlada Ingriisku? Waxaa kale oo leys weydiin karaa nus qarni kadib howlgalkii BBC maxaa ku qasbay mareykanku in uu furo VOA Somali ?
Dad Soomaali ah oo dhageysanaya BBC Somali
Muxuu yahay dagaalka meesha kajira? Idaacaduhu ma deeq loogu talo galay ummadda Soomaaliyeed baa mise waa dagaal ku socda ummadda Soomaaliyeed? Waddamada kale ee horay u furay ama kuwa hadda daneynaya in ay idaacado noocaas ah furaan maxay doonayaan? Waa maxay sirta meesha ku jirta?
BBC Somali
Waxaan la kulmay dad badan oo aan weydiiyay yaa iska leh BBC Somali?
Tiro dadkaasi kamid ah ayaa ii sheegay in ay leedahay dowlada Engriiska. Kuwa ayaaba u arka in ay leedahay Qaramada Midoobay oo ay tahay mucaawino warbaahineed. Kuwo ayaa aaminsan in ay tahay idaacad Soomaaliyeed oo ay Soomaaliya leedahay.
Sida laga dheehan karo magacyadda BBC iyo VOA waa cadahay cidda iska leh oo waa summad aan la qarin oo muuqata. BBC Waxaa laga soo gaabiyay British Broadcasting Corporation Hay’ada Warbaahinta waddanka Britain. VOA Waxaa laga soo gaabiyay Voice Of Amerika ( Codka Waddanka Mareykanka)
Waxaa su’aal lagelin karaa heerka kalsoonida dadweynaha Soomaaliyeed ku qabaan laamaha warbaahinta ee shisheeye BBC ama VOA. Haddii ay ku kalsoonyihiin wararkooda maxaa u sabab ah?
Muxuu yahay dagaalka meesha kajira?
Waxaa dad badan ay qir-sanyihiin in jiilal badan ay iska dhaxleen dhageysiga BBC Somali taasina ay keentay in dhagaha Soomaalidu la qabsadaan dhageysiga wararka ay ka helaan BBC taasi oo ay aad ugu kalsoonyihiin. Marka loo eego guud ahaan idaacadaha dalka iyo kuwa dibadda. waxaana u sabab ah dowladihi soo maray Soomaaliya oo ku guuleysan waayay sameynta idaacado ku dhisan faker iyo aragti xor ah oo ummadeed oo mar walba dhex u ah xukuumadda markaasi jirta iyo dadweynaha. Warbaahin dadweynuhu leeyihiin oo ay ku kalsoonaan karaan wararkeeda, kana madaxbanaan faragelinta siyaasiyiinta talada haysa.
Teedda kale marka cimrigeeda laga yimaado waxaa labadda idaacadood ku kala duwanyihiin siiqada tabinta warka, farsamada la adeegsanayo iyo dabacsanaanta warka iyo warbixinadda. Waxaa kale oo la sheegaa in ay aad u kala duwanyihiin hay’adaha dowladeed ee maalgeliya.
BBC Somali inta badan waxay ka hadashaa arimaha Soomaaliya halka VOA ay xooga saarto wararka quseeya dowlada Mareykanka oo furumo badan oo dagaal ay ku faranyihiin.
Waxaa kale oo la xusi karaa in farqiga u dhaxeeya labada Idaacadood uu yahay adeegsiga magac-yada dalalka laga leeyahay. BBC Somali waxay ku ekeysataa halkani waa laanta Af Soomaaliga ee BBC ama Halkan waa BBC London. halka VOA ay u sheegto dhageystayaasheeda uguna celceliyo halkani waa Idaacada VOA, codka Mareykanka.
Aragtideyda waxaan is leeyahay waa sababta BBC Somali dad badan u garaneynin waxa loola jeedo BBC, halkan VOA ay u sheegto dhageystayaasha cidda iska leh.
Waxaan is leeyahay waa khiyaano fac weyn in dad badan oo Soomaaliyeed ay garan waayaan cidda iska leh BBC iyo codka ay ku hadasho, si lamid ah malaayiinta kale ee dunnida ku nool oo dhageysta warar Afkooda ah oo kabaxa BBC laakin aan loo fasirin macnaha BBC.
Waxaa kale oo Muddo dheer dadka Soomaaliyeed ay dhageysanayeen idaacadahan oo aan habayaraatee qofka furaya ama tabinaya barnaamij aan Afkiisa lagamaqalin salaanta Islaamka. Waa hubaal in wariyaasha tabinaya iyo dadka ay la hadlayaan labaduba Muslimiin yihiin laakin lama ogga sababta iyo cidda diideysa salaanta islaamka.
La soco qormada soo socota oo ku saabsan Muxuu salka ku hayaa loollanka warbaahinta shisheeye u doonayaan dhageystayaal Soomaali ah?

Waxaa qoray
Ayaanle Xuseen Cabdi agaasime ku xigeenka ku xigeenka HANOOLAATO oo ah madal bulsho oo ka shaqeysa wargelinta iyo wacyigelinta Soomaalida.
Email:[email protected]
Facebook: ayaanleSo
London,United Kingdom
Xildhibaan Cabdi weli Maxamed Qanyare ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay Wadaadada ku fadwoonaya Xildhibaanada iyo Siyaasinta mucaaradka, isagoo oo tilmaamay in hadaan Siyaasada laga heshiin oo madaxda aqligooda soo noqon aay imaan karto Hurumar la,aan Amni xumo,laalush iyo is qabqabsi joogta taaso lagu maareyn karin siduu hadalka u dhigay wadaadada la soo kireestay ee beenta fadwooda. Full Article
Ciidamo ka tirsan kuwa Nabad Sugida Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo ku Xayirey Xildhibaano ka mid ah Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed kuwaasi oo ka Tagay Magaalada Muqdisho. Full Article
Warbaahinta Waagacusub ayaa heshay tiro Wasiiro ah oo seefta xilka qaadista haleeshay iyo kuwa cusub ee lagu bedelay xilalka laga qaaday ,waxeeyna kala yihiin sidaan inta la xaqiijiyay. Full Article
Dawladda Itoobiya ayaa ku wareejinaysa Raiisul Wasaare Xasan Cali Khayre Maxaabiis Soomaali ah oo tiradoodu gaarayso 120 Maxbuus, kuwaas oo ku xirnaa Xabsiyo ku yaala Dalkeeda, loona haystay Dambiyo ay ka mid yihiin Aragixisanimo. Full Article
Liiska Wafdiga u xilsaaran Mashaariicda Saudi Arabia ka fulineyso Soomaaliya: Full Article
Wasaaracda shaqada ee dowlada federaalka ayaa noqotay meel uu hareeyay musuq maasuq ba'an. Tan iyo markii uu yimid Wasiir Saalax Axmed Jaamac ayaa waxaa soo wajahay wasaarada jahawareer dhaqaale iyo xatooyo lacageed. Full Article
Muqdisho, 31 May 2017 - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada JFS Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kormeer ku tagey Xarunta Booliiska iyo Akademiyada Jeneral Kaahiye ee Muqdisho si uu ugu kuurgalo xaalada Booliiska ay ku howlgalaan iyo inuu dardargeliyo dadaalka ay u hayaan bulshada Soomaaliyeed. Full Article
Thabid Cabdi oo isticmaalayo tasiilaadka safaaradda waxa uu hoos ka bilaabay in uu xiriir toos ah la sameeyo hay'ado iyo shaqsiyaad Maraykan ah oo uu ku qancinayo in mudane Xassan Shiikh uu yahay qof aan lagu sii aamini karin mas'uuliyadda qaranka. Isaga oo isticmaalayo magaca safaaradda Soomaaliya ayuu bilaabay burburinta dowlada Soomaaliya. Full Article
Waagacusub.net - Waxaa mudo laga joogo afar asbuuc la magacaabay Gudoomiyaha ahna Duqa Magaalada Muqadishu, Mudane Thabid Cabdi Maxamed, dad badan ayey ku noqotay yaab iyo fajac sababta keentay in will dhalinyaro ah oo aan khibrad u lahayn howlaha maamulka gobolka aqoontiisa tacliimeedna ay aad u gaaban tahay in mas'uuliyad balaaran oo ka wayn loo magacaabo. Sababo badan ayaa ka danbeeyo magacaabista Thabid Cabdi waxeyna salka ku haysaa arrimo siyaasadeed iyo mid qabiil. Full Article
Waagacusub.net - Liiskii ugu yaabka badnaay ee ay ka soo dhexmuuqdeen gabdho Saaxiibo la ah Wasiiradda iyo Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa soo baxay. Full Article
Washington – U.S. President Donald Trump has announced the immediate cancellation of deportation protections for Somali nationals living in the state of Minnesota, sending shockwaves through one of the largest Somali diaspora communities in the world. In a strongly worded post shared online, President Trump stated: "Somali gangs are terrorizing the people of that great State, and BILLIONS of Dollars are missing. Send them back to where they came from. It's OVER!" The message has triggered widespread fear among Somali immigrants and families in Minnesota, many of whom have lived in the United States for decades and built stable communities.
By Dahir Abdulle Alasow – Investigative Sports Journalist Amsterdam – 18 November 2025 =The Dutch national football team is celebrating a historic achievement after officially qualifying for the FIFA World Cup 2026 with a dominant 4–0 victory over Lithuania in Amsterdam on Monday night.
Addis Ababa, Ethiopia – In a move highlighting Ethiopia's growing focus on Gulf partnerships, Prime Minister Abiy Ahmed has appointed Ambassador Jamal Bakar, a senior diplomat from the Somali Regional State, as the country's new Ambassador to the United Arab Emirates (UAE).
By Dahir Alasow – Investigative Journalist, Waagacusub Media Mogadishu | Waagacusub.net | November 2025 A new political alliance is taking shape in Somalia as nine influential political figures — drawn from different parties, civic movements, and government backgrounds — have united under one banner known as the Union for National Dignity (Midowga Haybad Qaran). The coalition, announced through a joint press statement in Mogadishu, aims to create a unified political front capable of "restoring national cohesion, governance integrity, and public confidence in Somalia's democracy."
Tensions, celebrations, and disappointment have swept across Somali social media circles following the fiercely contested Minneapolis mayoral election, where the race took on deep clan and community undertones among the city's large Somali diaspora.
A community report circulating among Somali residents in Minnesota has raised allegations suggesting that former Somali Finance Minister Abdirahman Duale Beileh may have indirect links to individuals involved in the "Feeding Our Future" fraud case, one of the largest federal financial investigations in the state's history. The allegations have not been confirmed by U.S. authorities, and no official charges have been filed against Beileh. Full Article
Waagacusub.net - Turkey has openly indicated that 2026 could become the historic year in which Somalia officially begins oil drilling and exploitation of its natural resources—a move that, if implemented, could fundamentally reshape the country's economic future. Full Article
Waagacusub.net – An Israeli military officer identified as Thomas Adzegaouskas, who reportedly took his own life last week, left behind a disturbing suicide note describing severe psychological trauma he claims began after the events of October 7th, 2023, according to Israel's Haaretz newspaper. Full Article
Somalia's Foreign Minister Abdisalam Omer Dhaay has quickly become one of the most promising and effective young diplomats to emerge in recent years. In a political landscape too often dominated by internal disputes and inconsistent foreign policy, Dhaay stands out for his professionalism, clarity, and modern diplomatic approach. Full Article
Waagacusub.net - Somali-British boxing champion Ramla Ali has revealed that the United States government denied her entry into the country, preventing her from participating in a major match scheduled for 19 December. Full Article
Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article
Former Intel official stripped from NISA membership Full Article
PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article
Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article
Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article
BBC -VOA - Haddii Afkaaga lagu tabiyo ma'adaa iska leh Qeybti 1-aad, W/Q: Ayaanle Xuseen Cabdi
London(HANOOLAATO)-Waxaan maqlaya warar ah in ay jiraan dhowr waddan oo aad u daneynaya la socodka siyaasadda Soomaaliya in ay damacsanyihiin in ay furan laamo cusub oo idaacadeed oo Af Soomaali ku hadala.