HEADLINES:

[AKHRISO:] Buugii uu Qoray Farmaajo qoray [Hawiye sidee u caayey]

2
Saturday February 18, 2017 - 22:25:59 in Somali News by
  • Visits: 33702
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 5 0
  • Share via Social Media

    [AKHRISO:] Buugii uu Qoray Farmaajo qoray [Hawiye sidee u caayey]

    Maxamad C/laahi Maxamad Farmaajo ayaa 2009-kii wuxuu qoray buug loogu gefay dhamaan madaxdii soo martay dalka Soomaaliya, iyo qaar ka mid ah qabaa'ilka Soomaalida, kuwaas oo uu ka qoray waxyaabo ay ka xishoodeen xittaa inay qoraan dadka ajaanibt

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxamad C/laahi Maxamad Farmaajo ayaa 2009-kii wuxuu qoray buug loogu gefay dhamaan madaxdii soo martay dalka Soomaaliya, iyo qaar ka mid ah qabaa'ilka Soomaalida, kuwaas oo uu ka qoray waxyaabo ay ka xishoodeen xittaa inay qoraan dadka ajaanibta ah ee Soomaaliya wax ka qora.


Madaxdii Soomaaliya soo martay, sida Aden Cabdulle Cusmaan, C/rashiid Cali Sharmarke, Maxamad Siyaad Barre, Cabdullaahi Yuusuf ayuu mid kasta ka qoray waxyaabo madaxdaas ka sokoow sumacad xumo u keenaya Soomaalida.

Sidoo kale qaar ka mid ah Qowmiyadaha Soomaalida oo ay ka mid yihiin Hawiye, Isaaq, Digil iyo Mirifle iyo qabiilka Majeerteenka ayuu ka qoray iyagana wax u muuqda ceebayn iyo aflagaaddo

Madaxweyne Aden Cabdulle Cismaan iyo C/rashiid Cali Sharmarke ayuu ku tilmaamay kuwa Gumaystayaashii Ingiriiska iyo Talyaanigu wateen oo madax ka dhigeen, sababtana wuxuu ku macneeyaya xiriir labadooda qabiil Mudulood iyo Majeerteen ay la lahaayeen Gumaystaha Talyaaniga oo uu sheegay inay gacan ku siiyeen qabsashadiisii Soomaaliya iyo joogistiisii, Halka Isaaqna ay fgacan siiyeen Ingiriiska, sidaasi darteed ayuu sheegay in loogu abaal guday in saddexdaas beelood ay hormuud u noqdaan Soomaalida oo ay horsocdaan, wuxuuna intaas raaciyay inay weligood ahaayeen talo wadaag.

AKHRISO: Maxaad Ka Taqaan Taariikhda Shaqsiyaadka Hormuudka Ka Ah Ololaha Doorashadda Musharax Farmaajo?

Wuxuu sheegay in Mudulood, Isaaq iyo Majeerteen siyaasad ahaan, dhaqaale ahaan iyo cilmi ahaan ay ka dhiseen Gumaystihii Ingiriiska iyoTalyaaniga, isagoo farta ku fiiqay in beelahaas oo dhan waxbarasho iyo deegaan loogu qaadi jiray London iyo Talyaaniga, sidaasna ay ku ahaayeen kuwa dadka ka madaxyo fiiqan, oo siyaasad ahan iyo dhaqaale ahaanba ka dhisan markii loo eego beelaha kale ee Soomaalida, waxayna ahayd ayuu yiri abaal gudkii wada shaqayneed ee ay layeesheen Gumaysiga.

Wuxuu xusay in Siyaasadda Soomaaliya aysan ku dhisnayn awood wadaag iyo talo qaybsi, laakiin taas bedelkeeda ay ku salaysnayd qorshe gumaytuhu uga tegay beelahaas oo ahaa "qoladii Hogaanka haysa ayaa wax kasta iska leh”, isagoo carabka ku dhugtay in arrintaas ay ka goows adaygeen Mileterigii dalka afgambiyay ee uu hogaaminayay Madaxweyne Siyaad Barre.

Wuxuu sheegay in Beelihii Gumaystuhu ka sara mariyay kuwa kale ay isla markiiba qoonsadeen kacaankii, sababtoo ah waxay waayeen wixii ay haysan jireen, sidaas darteed waxay kalliftay in Siyaad Barre, uu la dagaalo oo Xasuuq Ba’an u gaystay Qabiilka Hawiyaha, Isaaq iyo Beesha Majeerteen, sababta wuxuu ku sheegay in Majeerteenku Daaroodka Hor socdeen, Muduloodkuna Hawiyaha, Isaaq-na kaligood socdeen, laakiin ay ka midaysnaayeen la shaqayntii Gumaysiga iyo Horsocoshadii beeelaha kale ee uu u sahlay gumaysigu.

AKHRISO: Gaashaanle Sarre Cabdilaahi Cabdiraxmaan Oo Ka Sheekeeyay Kufsigii Farmaajo Ka Gaystay Xamar 80-Meeyadii.

Siyaad beelaha uu la dagaalay waxay ahaayeen kuwii gumaysigu hogaanka ku ilaalinayay, mid ka mid ah sababaha ugu wayn ee dagaalka ka dhex dhaliyay iyaga iyo dowladdii Siyaad Barre ayuu ku sheegay inay ahayd, iyadoo labadii dowladood ee Aden Cadde iyo Sharmarke, Shaqooyinka ugu badan iyo xilalka dowladda ay madaxda ka ahaayeen dadkii gumaysigu wax baray ee ka mid ahaa beelahaas Isaaq, Hawiye iyo Majeerteen, sababo la xiriira Gumaysiga oo ay ku daabnaayen oo dhinac kasta ka hormariyay aqoonta iyo maamulkaba.

Wuxuu xusay in Siyaad Barre, dagaalkii uu lagalay Qabaa’ilka Hawiyaha, Isaaq iyo Beesha Majeerteen uu keenay inuu cadow badan ku yeesho gudaha Soomaaliya, sidaasi darteed, wuxuu ku fikiray inaysan sii kordhin mucaaradkiisa oo uusan ku faafin beelo kale, markaas ayuu dalka Soomaaliya Geliyay buu yiri dagaalkii Itoobiya oo ahaa mid aan loo baahnayn, si uu ugu mideeyo dadka aan beelahaas ahayn.

Waxaa kaloo uu sheegay in Dagaalkaas dhex maray Itoobiya iyo Soomaaliya ciidankii Soomaalida lagu jebiyay, ayna noqdeen, mid dhintay, mid dhaawacmay, iyo mid Itoobiya qabatay, intii kasoo hartay qaar Saraakiishii mileteriga ka mid ahaa ayaa dhabarka ka toogtay, halka koox kale oo u badnaa Majeerteen iyo Isaaq ay u galeen dalkii lala dagaalamayay ee Itoobiya, waxaana hormuud u ahaa ayuu yiri C/llaahi Yuusuf Axmad oo ka soo jeeda Majeerteen, isla markaana diidanaa xukunka aysan majeerteenku hormuudka ka ahayn.

AKHRISO: Ninkii Maal-Galiyay Xasan Sheekh 2012 Oo Sannadkaan Madaxweyne Ka Dhigay Farmaajo {WAA KUMA..?}

Shirkii Soomalida loogu qabtay Kenya 2004-tii, ayuu qoraalkiisa ku sheegay inay garwadeen ka ahaayeen, Itoobiya iyo Kenya, waxayna saxiibbo badan ka sameysteen ayuu yiri qabiilaadkii Gumaysiga la shaqayn jiray iyo beelo kale, iyagoo dano badan oo siyaasadeedna ka lahaayeen dalalkaasi wadanka Soomaaliya, sidaas darteed aad ayay ugu dhex jireen oo u garanayeen xisaabta qabaa’ilka ka dhexeysa ayuu ku yiri buugiisa.

Sidoo kale waxaa uu sheegay in dadkii halkkaas isugu tegay oo ay hormuud u ahaayeen Hogaamiye kooxeedyo u badan Hawiye iyo Daarood, gaarahan Majeerteen loo sahlay inay iyagu sameeyaan Baarlaman ku dhisan 4.5 kaas oo awoodda siinayay qabiiladaas, waxayna isla markiiba hogaankaas u dhiibeen Cabdulaahi Yuusuf oo isaguna magacaabay Cali Geedi, waxaana xisaabta loo celiyay ayuu yiri halkeedii hore ee markii gumaysigii Talyaaniga iyo Ingiriiska joogeen oo ay Soomaalida hor socdeen Majeerteen iyo Mudulood, wuxuuna Cabdallaahi Yuusuf dowladdii la tegay buu yiri Jowhar oo ah magalo yar oo uu ku badan yahay qabiilka Cali Geedi.

Buugaas wuxuu ka koooban yahay 4 qaybood oo ka hadlaysa wax yaabo aad u tiro badan, wuxuuna ugu magac daray, Hammigii Maraykanku ka lahaa Soomaaliya laga soo bilaabo dagaalkii qaboobaa ilaa iyo kii argagixiso ladagaalanka, buugaas oo xasaasiyad badan ka kiciyay Soomaalida dhexdeeda, waxaa inuu daboolo ceebtiisa isku dayay oo qari waayay madaxweyne Shariif Sheikh Axmad uu markii uu Baarlamaanka tegay dorraad ee ka hadlay buugaas iyo inuusan macno wayn ku fadhin qaylo iyo sawaxan lagu kala tegay

HALKAAN KA AKHRISO BUUGA OO INGIRIIS KU QORAN

Share on Social Media

Former Somali President Farmaajo Returns to Mogadishu After Long Stay Abroad

Mogadishu (Waagacusub Media) – Former Somali President Mohamed Abdullahi Farmaajo arrived in Mogadishu on Thursday morning, marking his first visit to the capital in several months. Farmaajo and his delegation landed at Aden Adde International Airport, where they were received by members of parliament, political figures, and sections of the public who had gathered to welcome him. Full Article

 

Regional Leaders Set Conditions For Meeting Farmaajo

Regional Leaders Set Conditions For Meeting Farmaajo Full Article

 

Topnews:- Dowladda Farmaajo oo shaqaaleysiineysa Laba kun qof oo ka soo jeeda Puntland iyo Jubaland.

Waagacusub.net - Dowladda Federaalka Somalia ayaa qorsheysay in 2,000 (Laba kun) qofood oo u dhashay beelo cayiman lagu kordhiyo shaqaalaha Dowladda Federaalka iyo maamulka Gobolka Banaadir. Full Article

 

Topnews:- Daawo Dowladda Farmaajo oo sharuudaha shaqo bixinta ku dartay qofka qabiilkiisa ?

Waagacusub.net Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Xaquuqul Insaanka Dowladda Farmaajo ayaa boggeeda Internet-ka ku soo xayeysiisay jagooyin ka bannaan Guddiga Madaxa Banaan ee Xuquul Insaanka iyo sharuudaha qofka shaqa doonka ee soo codsanaya jagooyinkaas ku dartay qabiilkiisa iyo jufadiisa hoose . Full Article

 

Topnews:- Farmaajo oo Ciidanka Uganda fasaxay Amnigana ku wareejiyay Ethiopia .

Madaxweyne Farmaajo ayaa u sheegay Dowladda Uganda iney Ciidankooda jooga Somalia iska bixi karaan xilli kasta kadib markii uu Dowladda Ethiopia ka helay 50.000 oo ka tirsan Ciidanka Melleteriga dalkaas kuwaas oo caawa gaaray degaanka Leego ee gobolka Shabeeladda hoose ,sida ay Waagacusub u xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan Ciidanka Amisom iyo maamulka Shabeeladda hoose. Full Article

 

Topnews:- Fadeexadii 4aad oo hareeysay Gudoomiyaha Dowladda Fudeed Farmaajo ?

Waagacusub.net - Gudoomiyaha gobolka Banaadir Mr Taabit Cabdi oo Muqdisho looga bixiyay Taabit Gorgoro ayaa fadeexadii afaarad wajahay kadib markii uu ku hungoobay ,oo shaqeeyn waayey amar uu ku mamnuucay in shacabka lacag ku galaan Beerta loo dalxiis tago ee Beerta Nabadda Muqdisho. Full Article

 

Cadaalada Madaxweyne Farmaajo? Dilkii Siraaji iyo Xukunka toogashadda Askari Caydiid

Ugu horeyn Alle ha u naxariisto Siraaji. Waxanan halkan ku cadeynayaa in aan ka xumaaday dhacdadaa lagu waayey wiilka da'da yaraa ee mustaqbalka fiican lahaa. Full Article

 

Sirculus qorshahii Farmaajo +Kheyre+Fahad Yaasiin u degeen Habargidir iyo Abgaal +fashilka ?

23-kii April 2017,Saacadu markeey aheyd 10:30-kii fiidnimo ayey kulan albaabadda u xiran yeesheen guddi ay magacaawdeen Farmaajo iyo Kheyre ,iyadoo kullanka uu ka qeybgalay Fahad Yaasiin Xaaji Dahir. Kulanka ayaa lagu dejiyay qorshe nuxurkiisu yahay sidii lagu wiiqi lahaay awoodda Habargidir iyo Abgaal si gacantooda looga bixiyo gobolka Banaadir . Full Article

 

MUDANE MADAXWEYNE SOOMAALIYA XAGEE U SOCOTAA?! Maqaal uu qoray Xildhibaan caana

Waxaan halkaan idinkugu soo gudbinayaa maqaal aan ugu talo galay inaan ku iftiimiyo qayb kamid ah qaladaadka joogtada ah ee qaar kamid ah Madaxda Qaranku ka galayaan Dalkii iyo Dadkii ay mas'uuliyada uhayeen. Si loo saxo, Dowladuna aysan dhumin kalsoonidii Shacabka Soomaaliyeed u muujiyeen Doorashadii Madaxweynaha, Magacaabistii Ra'iisul Wasaaraha iyo Dhismihii Xukuumada. Kalsoonidaas oo hadii aan la'dabo qaban ay suurtogal tahay in ay noqoto LA MOOD NOQONSE WEYDAY! Full Article

 

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Somalia Condemns Israeli Foreign Minister's Visit to Hargeisa as Violation of Sovereignty

The Federal Republic of Somalia has issued a strong diplomatic condemnation following an unauthorized visit by Israel's Minister of Foreign Affairs to Hargeisa, declaring the move a grave violation of Somalia's sovereignty, territorial integrity, and political unity.

President Donald Trump Revokes Deportation Protections for Somalis in Minnesota, Sparking Tension and Fear

Washington – U.S. President Donald Trump has announced the immediate cancellation of deportation protections for Somali nationals living in the state of Minnesota, sending shockwaves through one of the largest Somali diaspora communities in the world. In a strongly worded post shared online, President Trump stated: "Somali gangs are terrorizing the people of that great State, and BILLIONS of Dollars are missing. Send them back to where they came from. It's OVER!" The message has triggered widespread fear among Somali immigrants and families in Minnesota, many of whom have lived in the United States for decades and built stable communities.

Netherlands Secure World Cup 2026 Spot in Style – Koeman Warns: "Victory Is Only the Beginning"

By Dahir Abdulle Alasow – Investigative Sports Journalist Amsterdam – 18 November 2025 =The Dutch national football team is celebrating a historic achievement after officially qualifying for the FIFA World Cup 2026 with a dominant 4–0 victory over Lithuania in Amsterdam on Monday night.

Ethiopia Strengthens Gulf Ties: Somali-Region Diplomat Jamal Bakar Named Ambassador to UAE

Addis Ababa, Ethiopia – In a move highlighting Ethiopia's growing focus on Gulf partnerships, Prime Minister Abiy Ahmed has appointed Ambassador Jamal Bakar, a senior diplomat from the Somali Regional State, as the country's new Ambassador to the United Arab Emirates (UAE).

Union for National Dignity: Inside Somalia's New Political Power Bloc Ahead of 2026 Elections

By Dahir Alasow – Investigative Journalist, Waagacusub Media Mogadishu | Waagacusub.net | November 2025 A new political alliance is taking shape in Somalia as nine influential political figures — drawn from different parties, civic movements, and government backgrounds — have united under one banner known as the Union for National Dignity (Midowga Haybad Qaran). The coalition, announced through a joint press statement in Mogadishu, aims to create a unified political front capable of "restoring national cohesion, governance integrity, and public confidence in Somalia's democracy."

AASHEEDGUURTA: The Calm Philanthropist Transforming TikTok Giving into Direct Humanitarian Aid

AASHEEDGUURTA, a Somali-American entrepreneur, has emerged as one of the most respected philanthropic figures on TikTok, widely recognized for her compassion, calm public demeanor, and consistent financial support to vulnerable Somali communities. Her name, "AASHEEDGUURTA," symbolically reflects moderation, patience, and a composed approach to society—qualities that many supporters say are clearly visible in her humanitarian work and online conduct. Full Article

 

Somali Cybersecurity Figure Yasmin Abdi Sparks Discussion on Merit, Representation, and Online Narratives

A Somali IT and cybersecurity professional, Yasmin Abdi Qaraare, has become a subject of growing discussion across social media and online tech forums, as her profile circulates widely within Somali communities and diaspora networks. Her reported involvement in cybersecurity and international technology events has led many to recognize her as part of a new generation of Somali professionals working in the global digital sector. Full Article

 

Horn and East Africa: War Crimes and Election Repression Deepen Human Rights Crisis

A new report by Human Rights Watch warns that civilians across the Horn and East Africa are facing escalating war crimes, widespread abuses, and shrinking civic space as governments and armed groups act with near-total impunity. In its World Report 2026, Human Rights Watch documents grave violations in Sudan, South Sudan, Ethiopia, Kenya, Tanzania, Uganda, Somalia, and other countries, where conflicts and political repression have severely undermined civilian protection, free expression, and democratic processes. Full Article

 

SOLDA Safety Network Submits Evidence to Egypt Linking Cairo to Somali Human Trafficking Routes

SOLDA Safety Network has submitted a comprehensive evidence-based report to the Government of Egypt detailing how Cairo has emerged as a key transit hub in human trafficking routes used to smuggle Somali migrants toward North Africa and Europe. According to the organization, the dossier contains testimonies, field intelligence, communication records, and documented trafficking patterns showing that Somali youth are routinely transported from Somalia to Egypt before being moved onward to Libya and other transit countries. Full Article

 

Minneapolis Police Identify Suspect in Chemical Spray Attack on Rep. Ilhan Omar During Public Town Hall

Minneapolis, Minnesota — Minneapolis police have identified and charged a 55-year-old man after he sprayed an unknown liquid at U.S. Representative Ilhan Omar during a public town hall meeting focused on immigration and federal enforcement policies. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article